Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-(Hool Qurux Badan) Shirka dib u heshiisiinta iyo Aayaha Hiiraan oo beri ka furmaya magaalada Belet Weyne

Click HereHS:-Waxaa Sii Rasmi Ah Malinta Biri Ah Lagu Wadda In uu Magalada Beledweeyne ka furmo shirka dib u heshiisiinta iyo Ayaaha Gobolka Hiiraan Kaasi Oo Lafilaayo In Aay Ka Qeyb Galaan Dhamaan Ergoyinkii Loogu Talagalay In Aay Shirka Ka Qeyb Galaan oo dhamaantood isku diyaarinaya ka qeybgalka shirka,


Gudiga Farsamada shirka ayaa maanta ka sheegay idaacada ka howlgasha magaalada Belet Weyne eeRadio Hiiraanweyn Ushegay in ay diyaariyeen halka ay ku qabanayaan shirka iyo Ergooyinkii ka qeyb galilahaa shirkaas oo malinta biri ah furmidoono,


Wajiga Koobaad Ee Shirka Ayaa Sii Weyn Waxaa Loogu Qadda Dhigii Doona Go.aan Ka gaaridda ayaaha bulshaweynta Hiiraan iyo arimaha dib u heshiisiinta oo hada ah midka bulshada miiska u saaran iyadoo lagu wado in ay magaaalada Belet Weyne gaaraan aqoonyahano, siyaasiyiin iyo qurbajoog kale maalmaha inagu soo aadan si ay fikirkooda ugu biiriyaan madasha shirka halkii ay kaliya meel Hiiraan ka baxsan ka hadli lahaayeen taasi oo u ah bulshada Hiiraan guul mar hadii laga arinsanayo maxaa inoo dan ah amaba sidee walaalaha Hiiraan aqligooda iyo maskaxdooda loo mideyn karaa si ay mustaqbalka Somaliweyn ugu istaagaan ayaa ah hadafka ugu weyn ee shirka,


Magaalada Belet Weyne oo ay ku sugan yahiin masuuliyiinta maamulka Hiiraan, waxgarad, culimaa udiin, aqoonayahno qurbaha ka tagay ayaa waxey mudo dheer kedib soo gabo gabeeyeen dhismaha madasha uu shirku ka dhacayo amaba hoolka lagu shirayo.



isku soo duuboo magaalada Belet Weyne ayaa la ciir ciireysa shacabkii ugu badnaa ee ka yimaada gudah adalka iyodibadah ahalka ay horey magaaladu u aheyd magaalada ugu dadka badan Somaliya marka laga reebo Mogdishu iyo Hargeysa.


Sawiradani waa hoolka shirarka waxaana magaalada soo gaaray fanaaniin iyo dhalinyaro rag iyo dumarba leh oo xaflada furitaanka ka qaadi doona heeso iyo gabayo.






Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 2.83 seconds
14,936,025 unique visits