Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 10

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

M/weynaha Hiiraan State Dr Mohamud Abdi Gaab oo soo dhaweeyey dadaalada ay wadaan Xildhibaanada reer Hiiraan.

Wararka MaantaAxad 20, Maarso 2011(HSOL)- M/weynaha Hiiraan State iyo inta badan golaha wasiirada HS ayaa soo dhaweyey dadaalada ay magaalada Mogdishu ka wadaan xildhibaanada reer Hiiraan,Kedib markii ay dhawaantan gudaha wadanka gaareen wasiiro ka socday Hiiraan State ayaa ugu danbeyn leysla gartay in howlaha dib u heshiinta iyo kulamada reer Hiiraan iyo qaabka ugu haboon ee siyaasada reer Hiiraan loo mideyn karo iney hormuud u noqdaan xildhibaanada TFGda ugu jiro reer Hiiraan.

Dowlad goboleedka Hiiraan State iyo masuuliyiintooda ayaa soo dhaweynayo cidkasta oo isku keeneyso amaba mideyneysa siyaasada, maskaxda iyo fikirka shacabka Hiiraan.sidoo kale xildhibaanada TFGda ee reer Hiiraan ayaa soo jeediyey in shirarka lagu heshiisiisanayo reer Hiiraan ay dhamaantood ka dhici doonan gudaha wadanka iyadoo shirarka ugu horeeya ay ka dhacayaan magaalada Mogdisho. mar aanu arintaasi ka wareysanay wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Hiiraan State Amb. C/qadir Cabdulle Xoshow ayuu inoo xaqiijiyey jiritaanka arintaasi.

Wasiiradii Hiiraan State ee dhawaantaan gaaray magaalada Mogdisho oo halkaasi kulamo is daba joog ah kula yeeshey qeybaha kala duwan ee shacabka Hiiraan kuwooda ku sugan magaalada Mogdisho sida xildhibaanada, waxgaradka, aqoonyahanada iyo dhalinyarada reer Hiiraan iyagoo aaqirkii soo dhaweeyey maamul goboleedka Hiiraan State sheegayna iney iyagu u istagayaan una guntanayaan sidii reer Hiiraan leys kugu keeni lahaa.


Waa markii ugu horeysay mudo 20 sano ah oo ay xildhibaanada reer Hiiraan ka qeyb qaataan amaba hormuud u noqdaan mideynta shacabka Hiiraan, taasi oo xiligan kala guurka ah loo baahan yahay. waxgaradka reer Hiiraan ayaa intooda badan aad u dhaliila shirarka ay Somalidu ku qabsadaan dibada halka ay hada xildhibaanada Hiiraan iyagu wadanka ku qaban doonaan shirkasta oo looga hadlayo arimaha Hiiraan, taasi oo ay aad u soo dhaweeyeen masuuliyiinta Hiiraan State oo uu ugu horeeyo madaxweynaha HS Dr. Mohamud Abdi Gaab.

Guntii iyo gabo gabadii reer Hiiraan isma dagaalsana waxaa ka dhaxeeya oo kaliya fikir kala duwanaan dhinaca siyaasada ah arintaasne gudaha wadanka ayaanu ku dhameyn doonaa ayuu yiri mid ka mid ah waxgaradka reer Hiiraan ee ku sugan magaalada Mogdisho.


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | wegarg on August 15 2011 08:27:48
The actuality is that while agriculture may be adequate for some wow gold or a breach from XYZ for others, I agnosticism youll acquisition somebody that wakes up in the morning and says Oh goody! I get to absorb the next 16 hours assuming to cheap wow gold fly about in circles and role play that Im a miner area the aboriginal 30 abnormal are absolutely the aforementioned as the hours to come! Woohoo! And if you accept buy wow gold anytime said that and meant it aching yourself. www.wowbenz.com
#2 | viceroy1 on September 01 2011 08:22:21
44 If the diamantes belt use dial-up or raised to produce an interesting, attractive and youthful. Good people that favor a particular jordan heels is just a little 'understated, modest, and may have kind of jewelry and beauty,nike high heels is often observed a guess and realize some of the models is extremely thin and great compliments attention to style and design of dress up men trying, ranging from speculation wristwatches in progress and modernization, is very masculin nike heels for women. two on the basis of leather or Stainless steel, Dial amazing ability to model and many also use a number of useful sub-sleek thin straps. jordan heels for women for men, which they have access to major aesthetic trends and the production of elegant and chic and the impressive bridge between the avant-garde.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,612,987 unique visits