Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Shacabka Soomaaliyeed ooka duulaya sida qeyrul masuulnimada ay ku jirto oo aysan madaxweynaha Somaliya iyo saaxiibadiis wax dan ah ugu leheyn danta dalka iyo mida shacabka ayaa waxaa rintaas siiba mooshinka ka yaalo madaxweynaha soo dhaweeyey bulshada qeybaheeda kala duwan.

Hooyo Somaliyeed ayaa ku nuux nuuxsaday iney iyadu aad ugu farxi laheyd hadii ay baarlamaanka wadanka ka qabtaan madaxdaan boobka iyo dhaca ku haya wadanka shacabkiina dayacaya oo meelkasta oo dalka ka mid ah lagu dilayo.

Mid kale amaba Hooyo kale ayaa iyadooka turjumeysso dhibta gaar ah ee wadanka ku heystay iyo midka guud ee ay bulshadu laqabto ku boorisay mudanayaasha baarlamaanka in ay Ilaahyeka baqaan mooshinkane aysan laaluush ku qaadan oo ay sida uu yahay u meel mariyaan, waayo bey tiri ciidamadii iyo shaqaalahii qaranka u shaqeynayey ayaa mushaar loo la yahay maxuu sameyn karaa arkari subaxii gurigiisa ka soo tagaya caruurtiisa oo baahan madaxweynaha iyo saaxibadiisna ay ku hor wataan gawaari boqolaal kun ku kacday iyo staff ay maalintii ku baxdo boqolaal kun.

Ugu danbeyn dadka badankiis ayaa qaba in si kumeel gaar ah uu wadanka u maamulo inta uu sharciga u ogol yahay kedibna hogaamiye kumeel gaar ah oo mudad aka dhiman Augost 2016 sii haya xilka amaba si too sah inta uu xilka si kumeel gaar ah u hayo gudoonka baarlamaanka la diyaariyo qaabka ugu haboon ee ay doorasho wadanka ugu dhici karto.

Sikastaba waxaa aad u yar rajada uu madaxweynaha Soomaaliya uga bad baadi karo mooshinka hada ka yaalo waxeyna dadka saadaaliya siyaasada Soomaaliya sheegayaan in aanba leysla gaari doonin xil ka qaadis baarlamaan ayna ku tuhmayaan madaxweynaha aqli intaas ka badan uuna ugu danbeyn iscasili doono marka ay dhamaato dooda ay arintaan ka leeyahiin golaha shacabka, waayo ayey leeyahiin xitaa kooxda madaxweynaha hada wax islama wadaan wadaan oo qaarkood gadaal ayey ka riixayaan mooshinka oo wey doonayaan in uu meesh aka baxo madaxweynaha si ay doorashada soo socoya qof cusub u soo sharaxdaan, waana xaqiiqo arintaas.

Let's hope in ay mudanayasha baarlamaanka in ay madaxweynahan umadii dhan kuwiimarki la doortay amaani jiray xitaa maanta leeyahiin hana dhaafo inay bulshada ka horleexiyaan haduu kursiga isku siidhajiyo.


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,586,135 unique visits