Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Warar aanu ka heleyno xarunta Villa Soomaaliya ayaa sheegayo in uu madaxweynaha Somaliya u gudbiyey warqadii iscasilaada.

Warku waxuu intaas ku darayaa in uu madaxweynaha markii hore ka diiday walow maadaama uu madaxweynahu ku jiro marxada adag waxuu ka codsaday inuu dib ugu dhigo iscasilaada waana laga diiday madaxweynaha. sida ay dad saaxiibo dhaw la ah xeer ilaliyaha oo isaguba ka mid ahaa saxiibada ugu dhaw madaxweynaha waxey leeyahiin maadaam a uu ahaa xeer ilaaliyaha waxne ka qaban waayey musuqmaasuqa baahay xaalada siyaasadeed ee madaxweynahane ay meel xun mareyso si aysan arintaas raad ugu yeelan ayuu doonayaa inuu xili hore inta aan baarlamanka la horgeyn mooshinka ka hor iscasilo waayo waxaa macquul noqon karta in uu qeyb ka noqdo musuq maasuqaas oo uu qaarkood wax ka ogaa hadiise uu qof xil ka tago amaba iska casilo wey ka duwan tahay marka uu xilka hayo waana midaas inuu istiqaaladiisa dhiibo.

Warar kale ayaa sheegayo in jiraan amaba jidka ku soo jiraan wasiiro dhawr ah oo iyaguna iscasili doono kuwaasi oo shaqada baneynaya inta aanb amooshin leysla gaarin maadaama uu ku jiro damac siyaasaded ayna doonayaan iney siyaasada Soomaaliya ku sii jiraan waxii ka danbeeya 2016 ayna xilalkooda ka tanaasulayaan inta aanba moshin leysla gaarin.

La soco wararkeena danbe

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,600,236 unique visits