Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 8

· Members Online: 1
heleneyx1

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

Wararka MaantaHS:- Waxaa mar kale magaalada Belet Weyne ka soo muuqday maant ahaweeneydii uu ka geeriyooday Cabdikarin Farax Laqanyo taasi oo ay dhawaan kala tageen gudoomiyaha gobolka Hiiraan kedib markii lagu furayy hal Dalaaq sida ay inoo xaqiijiyeen dad aad uga ag dhaw gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

Haweeneydaan oo siyaabo kala duwan uga hesha dhaqaalo madaxda dowalda federalka Hiiraane u joogta arimo badan oo bulshada Hiiraan lagu lugooyo ayaa mashruuca ay hada Hiiraan u tagay dhawaan u soo bandhigeynaa bulshada Hiiraan taasi oo laga yaabo inba dhagax looga saaro magaalada Belet Weyne marka aan xaqiiqada ay Mogdisbhu ugu timid mar kale bulshada u soo bandhigno.

Sidoo kale waxaa macquul ah markii aan warbixintaan soo bandhigno in ay noqoto markii noloshiisa ugu danbeysay oo uu Hiiraan ku noolaado gudoomiyaha hada la qorsheynayo in xilkiisa lagu bedelo shaqsi ka soo jeeda beesha Xawaadle Jufada Cabdalle Samatalis.

Warbixinta oo xasaasi ah awadeed waxaa intii ay Hiiraan ka maqneyd lagu guuleystay in laga joojiyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan canshuurtii ka soo geli jirtay koontaroolka Kala-Beyr waxaana kaliya hada ku haray gudoomiyahha gobolka Hiiraan canshuurta ka soo gasha garoonka diyaaradah aoo sida loo sii wadoo gacant aloo gelin jiray haweeneyda u ka geeriyooday Amb Laqanyo waxaana dhawaan bulshada u soo bandhigi doonaa qaabka qaldan ee canshuurtaas loo isticmaali jiray.

Sida aanu warar sugan ku heleyno waxaa magaalada Belet Weyne ka bilaaban doono kacdoon arintaan la xariirta kedibna waxa uu ku danbeyn doono dhawaan naga filo warbiixintii oo dhameystiran iyo xog xaqiiqo ah guriga ay magaaalda Belet Weyne ka degan yahiin oo gudaha habeen madow inta loogu galay..........

Haweeneydaan oo maqashay in gudoomiye Cabdifataax xilka laga qaadi doono qorshaha deg deg ah ee ay magaalada Belet Weyne u tagtay si degan dhawaan nooga filo, wax badan Somali badankeed wey maqleen haweeney Ethiopian ah ayaa canshuurta bulshada Hiiraan wax loogu qaban lahaa ku tagri fashaiyo ina Xasan Afrax ayaa waxaas sameeyey iyo wax la mid ah, laakiinse iyada iyo isagaba maqalkooda safarka ay hada Belet Weyne ku tageen ayaa ugu danbeyn doonto dhib danbe oo ay reer Hiiraan dhibaan marka aan waxbixintaan soo bandhigno next 48 hrs.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

#1 | Leslali on January 24 2020 11:46:42
Amoxicillin Cats Side Effects Buy Cialis Ou Acheter Lioresal <a href=http://cialibuy.com>Buy Cialis</a> Where I Can Buy Fast Flagyl No Rx

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.15 seconds
14,637,979 unique visits