Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS:-

NewsHS:- Wararka aanu ka heleyno xarunta QM ee ay ku leetahay dalka Somaliya ayaa sheegayo in ay tuhmayaan inuu xiriir ka dhaxeeyo madaxweynaha Somaliya iyo gudoomiyahii hore ee Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo isagu ay ku cadaalad inuu ka danbeeyey dilkii dhawaan loogu geystay masuul magaalada B/weyne masuul u shaqeynayey QM qeybteena Mina Baarista

Inkasta oo markii ay ilaaladiisa ku cadeeyeen maalintii shaleyto inuu C/fataax ku amray dilka ninkaas isla markiiba waxey waftigii ka socday hayaddaha nabadsugida iyo kuxigeenka Xeer ilaaliyaha oo halkaasi gaaray sida ay malaayiin Somaliyeed qiyaasayeen waxey go,aansadeen in xilka isla meeshaas looga qaado ,hayeeshee sida ay xaqiijiyeen waftigaas iyo weliba wafti kale oo QM ka socda oo baaritaan iskooda ah wado waxey ilaa hada xilka qaadista C/fataax u xayiran tahay madaxweynaha oo isagu ku....

Hadaba saacadaha inagu soo aadan naga filo go,aanka is kooda ay oo ay qaadan doonaan Qaramada Midoobay kedib durbaba loo sheegay in ninkaan dadka xasuuqayo uu Hiiraan keenso day madaxweynaha xitaa hadii ay ku cataatay dilaan uu isagu xalka ka abaari la yahay sida lagu yaqiinay nidaam dowladeed.

Hadaba dhawaan ceebta siyaasadeed ee arintaan ka soo heysata madaxweynaha oo horey dowlada uu garwadeenka ka yahay ay jabisay recor-ka musuq maasuqa.

Madaxweynaha ayey wararku sheegayaan in uusan dilaan markii uu maqlay wax qiimo ah ugu fadhiyin ilaa ay QM iyo midowga Africa cambaareeyeen hal qof oo dowlada ka mid oo cambaareyn ay ma jirto isagoo madaxweyne Somaliyeed sheeganayo ayaa waxaa telefon u diray wakiilka QM kedibna intuu xildhibaano reer Hiiraan ah wacay ku yiri war arinta waa mid heer caalami ah sida laga soo xigtay howl wadeen ada xafiiskiisa sidaasina gudiga hada Hiiraan ku sugan ee leh waxaa howshaan ka cagajiidayo Xasan si uu u helo jaanis uu uga cararo magaalada B/weyne gacan ku dhiig C/fataax.

La soco wararkeena danbe saacadaha inagu soo aadan


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,948,469 unique visits