Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

NewsHS:- Wararka caawa naga soo gaaraya B/weyne ayaa sheegayo in gacan ku dhiigle C fataax uu caawa markii uu ka yaabay wareysi saacado socday oo la yeesheen police - ka aduunka (Interpol) maadaama uu kiiskiisu aad culus yahay ayna sida uu baarintaanka u socdo daba la gali doonoto Villa Somaliya uu isku dayey inuu baxsado kedibna lagu qabtay albaabka hore ee xarunta ciidanka Amisom.


Hadaba aanu dulmarno qaabkii uu uga fashilmay isku daygii uu ku baxsan rabay iyo shaqsiyaadkii arintaan kal ashaqeynayey.

Keidb markii ay maanta gaareen magaalda B/weyne waftiyo kala duwan kuwaasi oo iskugu jiray dowlada dhexe iyo qaramada Midoobay oo iyadu arintaan sida muuqato gaarsiisay boolisk aduunka.

Kedib ina Xasan Afrax oo hada siweyn u dareensan in ay xaaladiisa qatar sii galeyso marba marka ka danbeysa ayaa waxaa lala yeeshay wareysi xitaa ka nixiyey waftigii ka socday dowlada kaasi oo saacado qaatay lan ayeesheen quburo cadaan ah oo weliba iyagu horey u soo kaxeysteen turjubaanadooda si aan hadalka C/fataax loo bedelin.

Muod kedib ayuu codsaday sida wararka qaarkood sheegayaan inuu doonayo waxoogaa break ah si uu u aado musqul, waayo waxuu doonayey inuu baxsado mudadaas yar ee uu dalbaday break.

Nasiib wanaag waxaa ka dhex qeylinayo dhiigii iyo dadkii uu dilay oo ay ugu danbeeyeen Nabadoon Ina Adan Deeqow iyo Nabadoon Muumin Bare iyo Mahdi Xusen oo ah ninka hada kiiskiisa loo heysto waxaana ka soo daahay amab auu culeys xoogan ku dhacay gaarigii uu ku baxsan lahaa.

Hadab ayaa iska lahaa gaarigaas abaabulkaane qeyb ka ahaa?

gaarigaan oo lag asoo buuxiyey hub u badnaa qoryahay Dabamiishaarka iyo documents waxaa iska lahaa taliyaha booliska Hiiraan Col Isaaq Cali Cabdulle oo isagu ka soo jeeda qabiilka Jajeelaha kaasi oo loo sameeyey balan qaad lacageed sida ay sheegayaan warar kala duwan maadaama uu gaarigiis aka mid ahaa gawaarida aan lag ashakinin ee loo ogolaa inuu galo xarunta Amisom yahana taliyaha booliska Hiiraan.

Dabcan dadka reer Hiiraan kuwa horboodayo ee la doonayo in lag aqabto ayuu ka mid yahay col Isaaq waxaana gacanta lagu dhigay gaarigii isagana waxey u badan tahay inuu xilkiisa weyi doono maadaama uusan u qalmin masuuliyada intaas la eg marba haduuba nin gacan ku dhiiglo ah ku dhiiraday inuu baxsashadiisa kala shaqeeyo.

Hadaba waxaa macquul ah in ay dad badan weli fahamsanayen heerka uu caalamk aka marayo kiiskaan xitaa waxaa dhaqdhaqaaqooda lala socon doonaa hadba cidii kiiskaan inta uu socdo qeyb ka noqoto.

Si joogta ah ula soco wararkeena danbe

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.20 seconds
14,934,447 unique visits