Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ka hadlay sida ay ku timid Heesta Hooyoy la,aantaa.

Wararka MaantaAbwaan Mohamed Ibraahim warsame Hadraawi waa muwaadin somaliyeed oo si weyn looga jecel yahay guud ahaan dalka Somaliya. waxuu si weyn uga hadlayaa qiimaha ay leetahay hooyada Somaliyeed iyo kartideeda iyo iney waxkjasta u hureyso ubadkeeda. hadaba daawasho wacan waresugan oo ah mid aad qiimo u leh.

Wareysigan waxuu si weyn u taabanayaa ubadka Somaliyeed iyo sida ay hooyada Somaliyeed ubadkeeda ugu hibeyneyso waxkasta iyadoo iska iloobeysa marxadkasta oo ay markaasi kujirto


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,614,353 unique visits