Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 1
ernestom60

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Gudigii doorashada mhogaanka dalka oo lagu dhawaaqay.

Wararka MaantaMogdisho: (hiranstate.com)- Waxaa maanta si rasmi ah u soo af jarmay murankii iyo is qabqabsigii ka dhax taagnaa hogaanka sare kedib markii gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya uu si rasmi ah u magacaabay gudigii doorashada soo diyaarin lahaa.

Gudigan oo ka kooban 20 xubnood ayaa iyagu howshoodu isla maanta si rasmi u bilaabi doona. mudanayaasha baarlamaanka Somaliya ayaa ka duwan wax badana ka bedelay hab dhaqankii daneysta nimada waxeyna u muuqaal ek yahiin kuwo howshooda u gudanaya sidii la rabay.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in gudoomiyaha barlamaanka Somaliya uu hada heysto rag aqoonyahano ah oo si wanaagsan u fahamsan siyaasada Somaliya iyo shacabka Somaliyeed oo isaga la taliya.

Madaxweyanaha iyo r/wasaaraha ayaa laga yaabaa iney howlaha socda iyo siyaasadahaan cusub waji gabax kala kulmaan, maadama ay waxkasta diidan yahiin hadey noqonlaheyd nidaamka federal systemka, go,aankii baarlamaanka Somaliya uu mudada ku kordhistay, fashilkii ku yimid boqolkii maalmood ee ay hore u qabsadeen iney casiamda kaka sifeynayaan kooxaha ka soo horjeeda TFGda iyo waliba taageera la,aanta ka heysata qabiiladooda maadaama ay degaanadooda maamulo u sameysanayaan. waxeysa su'aal ka taagan tahay mudo intee la eg ayey ka soo horjeesan karaan nidaamka federal system-ka oo ay dhaqaalo ku cunaan?

Gudiyada maantala magacaabay.

Guddiga Doorashooyinka ( Election Committee)

1. Cali Axmed Jaamac Jengeli
2. C/kariin Axmed Cali
3. Caadil Sheegow Sagaar
4. Saciido Xasan Cismaan
5. Max’ed Cismaan Moostaro
6. Max’ed Muxyadiin Sh. Mursal
7. Xasan Cabdi Guure (Xasan Jabhad)
8. Cismaan Xaaji Cali
9. Ciise Wehliye Maalin
10. Cali Cumar Geedi (Cali Garabey)
11. C/qaadir Xasan Cabdi (Shacab)
12. Xuseen Max’uud Muuse (Bantuu)
13. Max’uud Cabdi Xasan (Bekos)
14. Max’ed Axmed Keynaan
15. Khaalid Cumar Cali
16. Caasho Cabdi Sheekh
17. Aamina Cumar Jaamac
18. Xasan Xaashi Warsame
19. C/qaadir Aweys Mahdi
20. Macalin Cali Cadow

Guddiga Dib-u habeynta Baarlamaanka (Parliamentary Reform Committee)

1. Cumar Islow Max’ed
2. Xasan Macalin Xuseen
3. Madoobe Nuunow Max’ed
4. Sh. Jaamac Xaaji Xuseen
5. Yuusuf Cali Ceynte
6. Max’ed Xuseen Isaaq (Afaraale)
7. Axmed Diiriye Max’ed
8. C/laahi Max’ed Aaden (Farey)
9. Max’ed Xuseen Raage
10. Ibraahim Sheekh Cali Max’ed (Jeebo)
11. Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)
12. Hilowle Aadan Max’uud
13. Garweyne Kuulow Aweys
14. Ibraahim Cabdi Cali
15. C/laahi Aaden Cali (Shaleetey)
16. Abuukar Xasan Cali
17. Xaawo C/laahi Qayaad
18. Cawad Axmed Cashara
19. Cismaan Max’ed Cabdi (Daalo)
20. Axmed Xaashi Maxuud

Guddiga Soodiyaarinta Qorsha Hawleedka Baarlamaanka (Strategic Planning
Committee)

1. Prof. Burci Max’ed Xamsa
2. Prof.C/risaaq Cismaan Xasan (Jurille)
3. Prof. Xuseen Ceelaabe Faahiye
4. Prof. C/raxmaan Aaden Ibraahim (Ibbi)
5. Prof. C/raxmaan C/shakuur Warsame
6. Prof. Faadumo C/laahi Max’uud (Insaaniya)
7. C/laahi Sheekh Cismaaciil
8. C/waaxid Cilmi Cumar (Goon jeex)
9. Cabdalla Boos axmed
10. Dr. Xuseen Cismaan Xuseen
11. Dr. Muuse Cali Cumar
12. Maryan Saciid Cali
13. Mowliid Macaani Max’uud
14. Admiral Max’ed Max’uud Xeyd
15. Dr. Xuseen Max’uud Sh. Xuseen
16. Max’ed Nuuraani Bakar
17. Ibraahim Xuseen Cali Saalax
18. Ibraahim Saalax Deyfalah
19. Max’ed Sheekh Jaamac Nageeye
20. Axmed Sheekh Mukhtaar Yuusuf (Sanyare)


Ugu danbeyn gudigani isku dubaridka doorashada soo socota ayaa 24ta saac ee inagu soo aadan looga fadhiyaa iney shir deg deg ah ku qabtaan magaalada Mogdisho si ay beesha caalamka u tusiyaan in aan howlaha baalamaanka Somaliya loo hakin doonin dano shisheeye iyo mid shaqsiyadeed, taasi oo lagu ogaan doono in Somaliya yahay wadan xor ah oo uu baarlamaankiisu shaqeynayo iyo in kale.



Ish warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.19 seconds
14,637,971 unique visits