Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-

NewsHS:- Kedib 1960 ilaa 2016 oo siweyn loogu tumanayey xaquuqda malaayiin reer Hiiraan ah oo ku noolaa dhulweynaha Hiiraan ayaa waxaa ugu danbeyn mustaqbalka dhul ahaan iyo bulsho aanba reer Hiiraan siweyn ugu Hiiliyey duubabaka dhaqanka oo siweyn u kashanaya qeybaha kala duwan ee bulshwqeynta Hiiraan ee ku nool dal iyo dibad.

Wararkii ugu danbeyey ee aanu ka heleyno caasimada Hiiraan ee B/weyne ayaa sheegaya in uu madaxweynaha Somaliya safar deg deg ah ugu laabtay Mogdishu , kedib markii waadax looga dhigay hamiga reer Hiiraan ku jira.

La soco dhawaan warbixin dhameystiran iyo safar uu dhawaan ku tagi doono wakiilka QM u qaabilsan arimaha Somaliya oo isaguna ku wajahan magaaladii ay Somaliya ula baxday Meeting Place amaba B/weyne.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.25 seconds
14,934,413 unique visits