Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi

Wararka MaantaKENYA: (HIRANSTATE.COM)- TACSI XAAWO CISMAAN NUUR OO CAAWA KU GEERIYOOTAY MAGAAALADA NAIROBI, KENYA. WAXAA HALKAAN TACSI LOOGA DIRAYAA XILDHIBAAN CABDIRAXMAAN CABDI WAARE IYO DHAMAAN REER WAARE MEELKASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN GEERIDII KU TIMID HOOYADOOD XAAWO CISMAAN QOOR.



BOGA TACSIDA HOOS KU REEB

Comments

#1 | REER KHALIF IYO REER CABDULLE on April 07 2011 19:54:24
DHAMAAN REER KHALIF GULED IYO REER CADBULLE INDHOOY WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN REER CABDI WAARE IYO REER CISMAAN NUR MEELKASTA OO AY JOOGAAN GEERIDII KU TIMID HOOYADOOD XAAWO CISMAAN NUUR OO CAAWA KU GEERIYOOTAY DALKAASI KENYA.

WAXAANA MARXUUMADA ILAAH UGA BARYEYNAA IN CAMALKEEDA ILAAH U WANAAJIYO UBADKII IYO QARAAMADII AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AMIN.
#2 | CAA, ISHA HASSAN on April 07 2011 21:34:26
INAAN LILAAHI WE NAA ILAAHI RAAJUUN KULI NAFSI
DAAQATUL MOOWAD WAXAAN ILAAH KUGU BARYAAA IN ILAAH JANO FARDOOWS KA WARAABIYO KIBAATKEED MALINTA QIIMADA GACANTA MIDIG LAGA SIIYO
DHAMAAN DADII KA GEERIYOODTAY HOOYO XAAWO CISMAAN NUUR WAXAAN LEEYAHAY SAMIR IYO IIMAAN ILAAH HA IDINKA SIIYO AMIIN AMIIN AMIIN
#3 | mustaf sabriye xalane on April 08 2011 02:37:21
innaa lillaahi wa inaa illeehi rajacuun

asc, waxaan halkaa ugu tacsiyeeynayaa dhamaan reer cisman qoor iyo dhamaan reer cabdi waare geeridii ku timid eedo xaawo cisman qoor ,

waxaan marxuumada illaahey uga baryayaa in samir iyo iimaan naga wado siiyo , janadii fardowsana ka waraabiyo aamiin aamiin ,

mustafa sabriye xalane
minnesota, usa
wabillaahi towfiiq
#4 | xassan kaafi on April 08 2011 07:21:28
waxxan tacsi halkaan uga dirayaa reer adeer cabdi waare iyo reer cismaan nuur in ilaahay samir iyo iimaan kasiiyo geerida naxdinta leh ee hooyo xaawo
ilaahay janatul fardowso hageeyo hooyo xaawo
aamiin aamiin aamiin


xassan maxamed ibrahim
#5 | shiine arush afrah on April 08 2011 09:13:34
inanaa lillaahi wa inaa illeehi rajacuun asc, waxaan halkaan tacsiyeeeynaya hooyo xaawo cisman qoor waxa aan ilaah uga baryayaa janadii fardoosa in oow ilaah kawarabiyo eheladii iyo qarabadii aay ka geeriyootayna samar iyo imaan ilaah ha ka siiyo amiiiiiin amiiin amiin
#6 | Mohamed Huriye Ali on April 08 2011 13:26:06
Reer Adeer Cabdi Waaare

Waxaan halkaan Tacsi ugu dirayaa dhamaan qaraabada meel walba oo ay joogaan, gaar ahaan , Reer Adeer Cabdi Waare dhamaantood, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Maama Xaawa Cusmaan, Nairobi- Kenya. Maama Xaawa waxaan EEBBE ugu baryayaa in Janadii fardawsa geeyo. dhamaanteena samir iyo iimaan ALLAHA naga siiyo.
#7 | reer cali cibaar on April 08 2011 17:47:55
waxaan halakan ugu tacsiyaynayaa dhamaanteen , reer cabdi waare, geerididii naxdinta badnayd oo ku timid hooyaddood xaawao cusmaan,, waxaan ilahay uga rajaynaynaa inuu janada fardowsa ahyd geeyo,, intii ay ka dhimatayna samir iyo iimaan ilahay ka siiyo,,,, aamiin ya rabi!!
#8 | Abdullahi Mohamed Gure(Xaynof) on April 08 2011 23:33:21
Waxaan halkan uga tacsiyaynayaa dhamaan reer Abdi Waare, waxaanan leeyahay samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, marxuumadana waxaan ilaah uga baryayaa inuu kitaabkeeda gacanta midig ka siiyo.
#9 | CIISE GURE CALI on April 09 2011 03:05:16
WAXAAN HALKAAN TACSI UGU DIRAYAA HOOYO XAAWO ILAHEY HA U NAXARIISTO NAXARIISTA JANANE RABI HOOYGEDA HAKADHIGO AMIIN AMIIN. I ABDULLAHI ISSA GRUE WOULD LIKE TO SAY GOODBYE TO MY HOOYO XAAWO THAT PASSED AWAY YESTERDAY 04-07-11 AND I HOPE GOD OPENS THE GATES OF JANAO FOR HER AND SHE HAS A GREAT AFTERLIFE, I WOULD ALSO LIKE TO SAY SORRY TO THOSE WHOME SHE LEFT BEHIND INCLUDED MY FAVORITE AUNT MARYAM ABDI WARE. MAY GOD ACT UPON THERE FEARS TONIGT. THE WHOLE FAMILY OF ISSA GURE ALI,DUHO MOHAMED HASSAN,ASLI HASSAN HIRSI, FARAH ISSA GURE, YAASIR ISSA GURE, FARHIYO ISSA GURE,AND MARYAM ISSA GURE ARE ALL THRILLED AND FLATTERD ABOUT THE DEATH OF HOYO XAWO, MAY GOD BLESS HER SOUL AND THE ONE'S SHE LEFT BEHIND AMIIN AMIIN ASLAMUALYKUM.
#10 | reer warsame abdule hiirad on April 09 2011 09:10:35
INAALILAHI WAINA ILAHI RAJACUUN .DHAMAAN REER WARSAME ABDULE HIIRAD WAXAY TACSI U DIRAYAAN ABTI ABDI WAARE GEEDI TACSIDII KU TIMID HOOYO HAAWO ISMAAN IN UU ILAAHAY JANADTUL FARDOWSA GEEYO DAD KADEE AY KA TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AMIIN

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.06 seconds
14,586,120 unique visits