Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 1
willardvd2

· Total Members: 152,371
· Newest Member: marvinau11

Welcome

HS:-

ThemesHS:- Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xusen Guled oo mudo 4 sano ah oo uu siyaasada dalka ku jiray ugu danbeyn xaalad caafimaad awadeed uga fadhiisanayo siyaasada dhan, waxey reer Hiiraan isla soo mareenba mudadii uu wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ahaa , waxaan ugu danbeyn waa muwaadin Somaliyeed ka sokow waxuu ka mid ahaa jirkii uu gobolka Hiiraan soo saaray walow ay isaga iyo rag badan ku caasiyeen ugu danbeyn waxaan u rajeyneynaa caafimaad uu qoyskiisa iyo eheladiisa kula caweeyo.xasuusta labadan sawir ee aad aragtaan midna waa maalinkii uu iska casilayey xilkii wasiirkii arimaha gudah daruufo jiro xiligaas awadeed.

sawirka kalena waa mid isagoo dalka dibadiisa maalmo dhaweyd uga si olaabtay xaalad caafimaad, maantana waxuu ka jecel yahay ma leh waxkasta oo uu heysto haduu ku bedelan lahaa caafimaad. qofkasta oo muslin ahne waa waajib in loo duceeyo haduu xanuunsado xitaa Xasan Sheikhba ala haka dhigee laakinse waxaan ka wadnaa mustaqblka hadii lacala maskaxdaan uu dhawr jeer iska soo baaray Jarmalkana u tagay ay xoogaa ku xumaato.ugu danbeyn madaxweyne Guled good luck.bal magaaladii Br kale booqo ee Qoonadii horey u sii qaado.


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.14 seconds
11,851,984 unique visits