Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; South Sudan Music ; ; Ugandan Music ; ; Djabouti Music ; ; ; ; Eriterian Music ; Kenyan Music ; ; ; Sudanes Music ; ; ; Soomaali Music ; ; Ethiopian Music;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 1
Fedyanam

· Total Members: 61,192
· Newest Member: Quadirkl

Welcome

HS:-

News
HS:-Former Prime Minister of Somalia and current president Khatumo State of Somalia Prof Ali Kalif Galeydh said"Soon there will be a big war in Mogdishu and no election at all in 2016" R/wasaarahii hore ee Somaliya haatana ah madaxweynaha Khaatumo State Cali Khalif Galeyr oo sheegay in magaalada Mogdishu dagaal weyn ka qarxi doono dhawaan, isagoona sheegay ineysan u muuqan in ay doorasho dhici doonto sanadkan waa sida ay rumeysan yahiin malaayiin Somaliyeed..

HS:-(Southern,Somalia Aug/24/2016) Somali Civil War is on the way,Southern Somali Clans ar'e divided never before, we con't say as a country Somalia anymore, couse Poeple in Northern Somalia is already gone, who's gonna take responsibility....?That answer still remain unclear, but the Reality is Somali poeple from North to south need a true reconciliation,without that let's wait second phase of civil war.....

HS;-GALMUDUG STATE.QORSHE CULUS OO KA FASHILMAY MADAXWEYNAHA SOMALIYA IYO QAAR KA MID AH HOGAAMIYAASHA MAAMULADA GOBOLADA DALKA QAAR KA MID AH MARKAAN LEENAHAY WEYNA WADA SOCDAAN,WEYNA KALA SOCDAAN, RAGII LA BAXAY MADASHA EE INTII UU XAALADA CAAFIMAAD KU MAQNAA MADAXWEYNAHA GALMUDUG UU HESHIISKA HOOSE KU DHAXMARAY VILLA SOMALIYA.Ciidamadii dhawaan la geeyey magaalada Galkacyo ee DANAB oo uu qorshoodu ahaa sida warar horudhac ah lagu helayo iney habeen madow la wareegaan Koofurta Galkacyo oo ay ka taliso Galmudug State oo ku fashilmay arintaas kedib markii ay indhahooda ku arkeen awooda ciidamada Galmudug magaalada Galkacyo duleedkeeda u jooga oo aad uga badan iyaga. arintaan ayaa waxaa sidoo kale fashiliyey soo noqoshadii madaxweynaha Galmudug oo loo maleynayey inuusan xaalad caafimaad awadeed uusan Somaliya ku soo laaban doonin, laakinse intuu soo laabtay weliba hada kaalin muuqata ayuu ku leeyahay siyaasada dalka iyo isbedelada socda. qoraal dheer ayaan arintaan ka diyaarin doonaa dhawaan sidoo kale waxaan warbixin ka soo diyaarin doonaa dhaqaalaha lagu bixinayo ineysan marnaba heshiin Galmudug iyo Ahalusuna doorashada ka hor waayo waxaa la diidayaa awoodaas muuqata ee isbedelka Ku sameyn karta doorashada ee degaankaas ka soo baxeyso.waxaanse aad ula yaabnaa dadka u maleeya in ay doorasho dhaceyso 2016 oo ka hadla,koofurta Somaliya dagaalo sokeeye ayaa ka soo muuqdo weliba sept/10/2016 madaxweynaha markuu waqtiigiisa sharcigaa oo xiligaas Ku eg dhamaado waxii ka danbeeya masuuliyad ha sii sheegto...dalka meel xun ayuu uga tagoo haayaa madaxweyne Xasan Sheikh waayo xaqiiqadu waa in aysan macquul aheyn waxaan heshiish kula galayaa beelo kale oo Somaliyeed sidii loo dhibaateyn lahaa shacabka degan inta u dhaxeysa Koofurta Galkacyo ilaa Banaadir, wey ogyahiin Somaliweyn in aysan mushkilada dadka degaankaasi ku soo wajahan aysan ku sugeyn fadhigooda oo ay hadaba Mogdishu ka socdaan kacdoon u muuqaal eg kii Farjano laga abaabuli jiray xiligii dowladii Kacaanka,weliba kan hada socda wuu ka casrisan yahay oo waxaa la adeegsadaa social mediyaha weliba lama dareemo.

HS:-(HARGESA,SOMALILAND) Over Million people Northern Somalia or Somaliland signed pettion to became independent Country 2016 and beyond,while the southern Somali government is no longer trust, couse lack of leadership, just collacting the name of Greater Somalia Million's of dollars from international community.in 2016 there is no election southern Somalia, possibly civil war again.



Inka badan hal malyan oo shacabka gobolada waqooyi amaba Somaliland oo saxiixay codsi ay ku dalbanayaan iney noqdaan dal madax banaan 2016 iyo waxii ka danbeeya, halka koofurta Somaliya ay adag tahay hada kedib si loo aamino, maxaa yeelay waxaa ka Jira hogaan xumo baahsan kaliyana waxey magaca Somaliweyn ku qaataan malaayiin dolar oo uga timaada beesha caalamka,hayeeshee 2016 koofurta Somaliya kama dhici doonto doorasho bedelkeediina waxaa macquul ah dagaalo sokeeye iney ka qarxaan.

War hada na soo gaarayna waxuu sheegayaa in waxii ka danbeeya sept/10/2016 hadii uu madaxweynaha Somaliya ka mid noqon waayo shacabka caadigaa ee aysan howsha sii wadin gudoonka baarlamaanka in dhamaan wadooyinka soo gala amaba ka baxa Villada ay xiri doonaan shacab careysan oo weliba hadaan shacabkaas sii qeexno waa beelaha Hawiye oo abaabul xoogan ka wada Mogdishu taasi oo laga yaabo in dib loogu noqdo dagaaladii sokeeye 1991.

Waxaa taasi ka sii daran siyaasiyiintii ka soo jeeday gobolada waqooyi ee ku noolaa koofurta Somaliya waxey u baqoolayaan degaanadooda. marka ma dhici karto in dhawr qabiil oo Somalida koofurta ah la yiraahdo doorasho ayaa loo qabanayaa xitaa waxaan hada isku meel wax u wadin beelahii ku noolaa koofurta Somaliya oo iyagii sii kala tageen tan iyo markii uu wadanka ka noqday madaxweynaha ay hada mudadiisu ka dhiman tahay 17 ka maalmood oo kaliya.

( SOUTHREN SOMALI'S CORRUPTED GOVERNMENT,MOGDISHU,SOMALIA) BELEIVE IT OR NOT THERE WILL BE NO ELECTION IN SOMALIA 2016,COUSE POLITICAL CORRUPTION IS THE USE OF POWER BY GOVERNMENT OFFICIALS FOR ILLEGITIMATE PRAVITE....CENTRAL BANK OF SOMALIA IS ALLMOST EMPTY, WHILE THE PRESIDENT TERM- ENDS SEPT/10/2016,LARGE CASH WITHDRAWALS ARE...........? DALKA SOMALIYA DOORASHO KAMA DHICI DOONTO 2016

(MOGDISHU,SOMALIYA) Gudoomiyaha baarlamaanka Federalka Somaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari oo talada Somaliya si KMG ah u sii heyn doono waxii ka danbeeya sept/10/2016.kedib markii.....

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.05 seconds
6,672,534 unique visits