Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 9

· Members Online: 1
milliejy2

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS;-

NewsHS;-SOMALI ELECTION IS A COREPTED ELECTION MUSUQ MAASUQA DOORASHADII LA SHEEGAY IN AY SANADKAAN DALKA SOMALIYA KA DHICI DOONTO IYADOO WELIBA LOOGU YEERAY DOORASHADA DADBAN AYAA HADANE WAXAA GOOBAHA DOORASHADA KA SOCDA HEER AANBA XITAA LA CABSOON OO QOFKA TARTAMAYO HADII LA ARKO INUUSAN KU XIRNEYN......... WAXAA LA LEEYAHAY MA TARTAMI KARTID IYO LAALUUSHKAAN QAADO EE DOORASHADA ISKAKA HAR, SIDOO KALE WAXAA JIRA MUSHARAXIIN QAARKOOD DIL LOOGU HANJABAY KUWAASI OO DURBABA CABASHADOODA SOO DHIGAY SOCAIL MEDIYAYA. HADABA DOORASHADII AQALKA HOOSE EE KA DHACDAY DEEGANADA KOOFUR GALBEED DAAWASHO WACAN WAXA MUSHARAXAAN KU DHACAY INAGOONA DHAWAAN WARBIXINO BADAN KA SOO DIYAARINAY MEELO KALE OO DALKA KA MID AH SI AY SOMALI BADAN U QANCAAN XAQIIQADA IN AYSAN SANADKAN DOORASHO XALAAL AH KA DHACEYN DALKA SOMALIYA.

QARAMADA MIDOOBAY XAFIISKEEDA NEW YORK WARBIXINO HORUDHAC AH OO GAARAY DURBABA WAXEY WALAAC KA MUUJIYEEN HANAANKA DOORASHO EE SOMALIYA. BAL MUSHARAXAAN OO AY DADIISU TAHAY 56 JIR OO AYSAN JIRIN ISAGOO DADAAS KU JIRO WAX KU QASBAYO BEEN SIDA LOOLA DHAQMAY, KALIYA SI UU KURSIGA UU U TARTAMAYEY Y HELO MID KA MID AH XILDHIBAANADII UU HADA WAQTIGOODU KA DHAMAADAY.IYO QAABABKA QALDAN EE MAR LABAAD LA DOONAYO IN LAGU SOO CELIYO SI AY BAARLAMAANKA CUSUB UGA MID NOQDAAN DHAGEYSI WACAN DALKA SOMALIYA WAA DAL YAABKISA LEH MEESHA MUSHARAXIINTA LAGU DHIBAATEYNAYO WAXAA JOOGA GUDIYADA DOORASHADA DADBAN ADIGA WAX KA DHEH ILEEN IYAGAABA LA SOO MAGACAABAY SOW MAAHAN



WARARKA MAANTA

HS;-DOORASHADA SOMALIYA 2016 XILDHIBAANADA CUSUB CODKOODA SANADKAN MA KU BIXIN DOONAAN HADBA MEEL KU HABOON AYNA KU JIRTO DANTA DALKA IYO MASLAXADA UMADA SOMALIYEED IYAGOO MARKA AY CODKOODA DHIIBANAYAAN MAANKA KU HAYA AMABA DIB U XASUUSANAYA CARUURTA SOMALIYEED EE DARBI JIIFKA AH, KUWA XABSIYADA CAALAMKA KU JIRA, KUWA QURBAHA KU NOOL EE DOWLADAHA WAAWEYN XITAA MARKII AY WADANKOODA DOORASHADA KA DHACEYSO LOOGU HANJABO IN JAALIYADA SOMALIDA TALAABO LAGA QAADI DOONO,XILDHIBAANADA CUSUB MA KALA SAARI DOONAA LAALUUSH AMABA DHAQAALO KOOBAN OO UU MUDO GAABAN KALIYA KU NOOLAADO KALIGII IYO MUSTAQBALKA DALKIISA?

HS;- Tayada dowlad Somaliyeed oo bulshada u adeegta iyo hadba sida ay dhaqso shacabka Somaliyeed mushkilada ragaadisay uga baxaan waxey ku xiran tahay sida uu dalkaas quruxda badan ee ay ka dhaceen dagaalada sokeeye mudada fog u helo xildhinaano u naxa oo xitaa hadey laaluush qaataan amaba ku dhiiradaan codkooda ku hubsada hadba waxii markaas u roon maslaxada dalka iyo dadka Somaliyeed, hadii kale waxaa dhacayo waxii siyaasada Somaliya ka raacay baarlamaanadii ugu danbeeyey ee loo dhisay dalka Somaliya 20 kii samo ee ugu danbeeyey halkii ay ku danbeeyeen iyo heerka ay gaarsiiyeen dalka iyo dadka Somaliyeed. waxaan horey u soo bandhignay muuqaalka baarlamaankii 2004 la dhisay iyagoo kuraaas isku garaacayo oo weliba xiligaas ku sugnaa dal aan dalkooda aheyn. wiilkii iyo gebedhii 2004 dhasheen amaba xiligaasi jiray dhawr sano maanta waa qaan gaar amaba waxaaba dhici karta iney caruur leeyahiin intey yaraanta ku guursadeen nidaam iyo dowladnimona waxaa ugu horeeyey amaba ay ka maqleen mooshino iyo xukumado la ridayo iyo wadan maalinba maalinta ka danbeeysa faraha ka sii baxayo oo ay isku heystaan quwado shisheeye.hayeeshee sida muuqata 2020 lama gaari doono doorasho cod iyo qof ah, haduusan dalka isbedel layaab leh ka dhicin amaba xildhibaanada cusub ee imaan doono la imaan qorshe lagu soo celin karo kalsoonidii shacabka ee luntay hadiise Jawaari iyo Xasan Sheikh mar kale xilalkooda dib ugu soo laabtaan inagoo og ilaa hada xildhibaanada la doortay 25 ka mid ah sida ay Villada ugu xiran yahiin, hadane waxaa laga yabaa iyadoo sidaas loo maleeyo in ay dalka ka dhacaan isbedelo cusub, waayo xildhibaanada cusub lagama waayi doono tiro badan oo is tusiyaan si ay karaamad u yeelato kursigooda xildhibaanimo oo meelkasta oo ay dalka ka tagaan u noqdaan mudaneyaal baarlamaan oo laga heybeysto dalkoodana daacad uga shaqeeya soona doorta dad la dhihi karo aleylehe masuuliyiin danaha shacabka iyo dalka ka turjumayo ayaa la soo doortay.

Hadii kale waxaa soo baxayo warar xaqiiqada u dhaw oo sheegaya hadii Somalidu ku fashilmaan dowlada hada loo dhisayo iney dalka gaarsiiyaan 2020 doorasho cod iyo qof ah in wadanka mudo 5 ilaa 10 sano ah la hoosgeyn doono dowlado shisheeye iyadoo laakiin si loogu sharciyeeyo dowladahaas iney dalka Somaliya maamulaan oo maxmiyada ku hayaan, waxaa loo mari doonaa qaramada Midoobay. waxaa muhiim ah xitaa walaalahood iyo waalidkood ha keenaano laakinse baarlamaanka cusub %90 yaan lagu soo celin xildhibanadii uu hada waqtigoodu dhamaaday dad cusub haloo raadiyo waa hadii dalkaan rajo badan laga leeyahay,koleyto waaba la xaraashoohaayaa oo dad baa iibsanoo haayo, hayeeshee maanta waxuu joogaa meeshii lagu bad baadin lahaa amaba leysku sii raacin lahaa. Daawasho Wacan mar kale heestaan.



Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.80 seconds
14,905,832 unique visits