Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS'-

NewsHS;- WAFTIYO KALA DUWAN OO KA SOCDA QARAMADA MIDOOBAY OO BOOQANAYA MAGALOOYINKA SIDA WEYN LOOGU SHEEGAY INUU KA JIRO MUSUQ MAASUQA UGU BADAN EE DOORASHADA DADBAN,XILI XAALADA DOORASHDA SOMALIYA SIIBA MIDA AQALKA HOOSE SHAKI XOOGAN OO AAN CAADI AHEYN LAGA MUUJINAYO QAABKA AY U SOCOTO. IDAACADAHA CAALAMKA OO SIWEYN ISHA UGU HAYA BADANKOOD SIYAASADA SOMALIYA HALKA QAARKOOD BOROGAMYO LA MID AH MIDKII UU DHAWAAN TV-GA AL JAZEERA KA SOO DUUBTAY XARAKADA AL-SHABAAB KUWO LA MID AH AY KA DUUBTEEN GOOBAHA DOORASHADA IYO HEERKA UU GAARSIISAN YAHAY MUSUQ MAASUQA IYADOO AY MUUUQALADA QAARKOOD MUUJINAYAA WASIIRO KA MID AH XUKUKUMADII UU WAQTIGEEDU DHAMAADAY OO KA MUUQDAAN.

DHINACA KALE WAXAA MAGAALADA JOWHAR KA DHACAY SHAQAAQO UU SABAB U AHAA MID KA MID AH WASIIRADA UU GABALKOODU DHACAY OO ISAGU MARKII UU ARKEY IN DOORASHADA LOOGA GUULEYSANAYO CODADKIINA AY MARAYAAN HEER GABO GABO AH GOOBTII INTA KA TAGAY KEDIBNA AY ILAALADIISU BILAABEEN XABADO SIDA XAQIIQADA AH KURSIGII UU KU TARTAMAYEY WASIIRKAAS WAA LOOGA GUULEYSTAY , SDIOO KALE WASIIRO BADAN OO HOREY LOO SHEEGAY INEY KU GULEYSTEEN KURAASTA BAARLAMAANKA SI AAN CADI AHEYN AYEY XAQIIQADA UGA FOG YAHIIN QAABKII AY KU SOO BAXEEN.

WARARKII UGU DANBEEYEY EE AANU KA HELEYNO MAGAALADA JOWHAR AYAA SHEEGAYA IN AY BILAABEEN SHACABKII MARTIDA KU AHAA MAGAALADA INEY ISKAKA TAGAAN HALKA KUWONA LAGU XANIBAY INEYSAN KA BIXI KARIN MAGAALADA ILAA DOORASHADU KA DHAMAATO SIDA WARAR HORU DHAC AH LAGU HELAYO WAANA MAGAALADA AY HADA CAALAMKU SI GOOYNI AH ISHA UGU HAYAAN WAXA KA SOCDA.

DHINACA KALE HADII AY ISA SOO TARTO AMABA UU HALKIISA KA SII SOCDO MUSUQ MAASUQA DOORASHADA AQALKA HOOSE WAXAA DURBABA SOO BAXAYA WARAR SHEEGAYO IN AYSAN DOORASHADA SANADKAN LA FILAYO KA QEYB GALI DOONIN QAAR KA MID AH MAAMULADA DALKA KA JIRA, TAASI OO HADII AY DHACDO U MUUQAAL EK IN DALKA SOMALIYA LOO JIHEYN DOONO QAAB KALE OO KA DUWAN MIDKII LA WADA SUGAYEY.


NEWS NUMBER ONE.

HS;- HORUMARKA NOOCYADIISA KALA DUWAN IYO QAABKA UGU CASRISAN EE LOO DHAQO AMA LOO XANAANEEYO XOOLAHA IYO QALABKA UGU CASRISAN EE LOO ADEEGSADO IN LOOGA FAAIDEYSTO WAX SOO SAARKOODA.DAAWASHO WACAN.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,948,468 unique visits