Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 0

· Total Members: 154,203
· Newest Member: gaybg1

Welcome

HS;-

Journal WARAR GOOS GOOS AH ARIMAHA SOMALIYA 2016

HS;- WAREYSI DHINACYO BADAN TAABANAYO OO LALA YEESHAY GENERAL GALAAL , WAXII LA SOO MARAY WAQTIYADII KALA DUWANAA 60 KII SANO EE UGU DANBEYSAY.WARIYE DUCAALE IYO HORN CABLE TV DAAWASHO WACAN


WAREYSI

HS;-( MOGDISHU, JOWHAR IYO B/WEYNE 2016 ) MAXAA KALA HEYSTA UGAAS XASAN OO GARAB SIYAASADEED SIINAYA EX-XILDHIBAAN GOODAX OO DOONAYA INUU MAR KALE KU SOO LAABTO SAXADA SIYAASADA IYO XASAN SHEIKH OO UU XIFAALTAN KALA DHAXEEYO UGAAS XASAN, GOODAX OO AAN WELI LA QABAN KURSIGII UU KULA TARTAMAYEY MUSHARAXIIN BADAN OO KA SOO JEEDA JUFADA AGOON CABDALLE EE UU KA SOO JEEDO AYAA HADANE WARARKA NAGA SOO GAARAYA MAGAALADA B/WEYNE AYAA SHEEGAYA IN MR GOODAX UU GARAB SIYAASADEED KA HELAYO UGAAS XASAN, HALKA AY U BADAN TAHAY INBA UU GOODAX KU SOO BIXI WAAYO DOORASHADA MAADAAMA UU TARTAN ADAG LA GALAYO MUSHARAXIIN BADAN OO UU QAARKOOD SIWEYN U TAAGEERAYO MADAXWEYANHII HORE EE SOMALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUD.MARKA LAGA SOO TAGO TAAGEERADA UU MR GODAX SIDA HOOSE UGA HELAYO UGAAS XASAN SIDA AY KU WARAMAYAAN WAXGARADKA HIIRAAN QAARKOOD HADANE SIDA AAN WARAR SUGAN KU HELAYNO WAXEY U BADAN TAHAY INUU KURSIGA UU TARTANKA UGU JIRO MR GOODAX UU KU SOO BAXO QOF KU CUSUB SAXADA SIYAASADA AMABA QOF LAGA TAAGEERAYO VILLADA TAASI OO MEESHA KA SAAREYSA DADAALKA UU B/WEYNE KA WADO UGAAS XASAN IYO HAMIGA MR GOODAX MIDKOODBA OO WAXEY WARARKA QAARKOOD SHEEGAYAAN IN AY MUSHARAXIINTA KALE FURSADO FIICAN AY HEYSTAAN MARKA LOO EEGO DAGAALKA SIYAASADEED EE MR GOODAX KAKA FURAN VILLADA.

WARARKA CAAWA.

HS;- Codsi dadweynaha inagoona yimid awadeed oo aanu mar kale uGu soo celinay barnaamijka madaxweyen noocee ah ayey Somalidu u baahan tahay?, Daawasho Wacan mar kale.


NEWS NUMBER ONE

HS;-( MOGDISHU. SOMALIYA 2016) Doorashadii gudoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweynaha oo la qabanayo wax ka yar 2 isbuuc gudahood,kedib kulan ak dhacay xerada Xalane oo saldhig u ah wakiilada beesha caalamka amaba wadamada daneeya arimaha Somaliya.Kulankaan ayaa waxuu meesha ka saarayaa dib u dhac danbe iyo in leysku dhiidhiibo mustaqbalka shacabka Somaliyeed maadaama ay doorashada 3 mar oo hore dib uga dhacday mudadii la qorsheynayey. kooramkii baarlamaanka ayaa waxaa hada ka arsan wax ka yar 10 xildhibaan marka laga reebo xildhibaano abdan oo aan loo aqoonsaneyn iney yahiin xildhibaano rasmi ah kedib markii ay ku soo baxeen musuq maasuq iyadoona dhawaan la kala saarayo siiba xildhibanada iyagu aysan jirin cid la tartantay iyo kuwo iyagu ergedii wax dooraneysay soo qorta la yiri, inagoona dhawaan magacyada xildhibaanada aan sharciga aheyn amaba qaabka qaldan ku yimid bulshada u soo bandhigi doona inagoo liiskooda ku mashquulsan.
<

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.20 seconds
11,972,562 unique visits