Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS:-

News
HS;-( DOORASHADA SOMALIYA 2016) KEDIB AFAR SANO OO UU BULSHADA SOMALIYEED HORBOODAYEY MADAXWEYNAHII UU WAQTIGIISU DHAMAADAY IYO SEDAX JEER OO UU SABAB U AHAA DIB U DHACYADA DOORASHADII GUUD EE DALKA LAGA HIRGELIN LAHAA SI LOOGA HORTAGO QALALAASO SIYAASADEED XILI MAANTA OO UGU DANBEYSAY AY QARAX KU GEERIYOODEEN KU DHAWAAD 30 QOF OO U BADNAA DAD XOOGSATO AH, HADANE SIYAASADA UU DOONAYO INUU WADANKA KU GELIYO FOWDADA WEY SOO AF JARANTAY, WAXAANA MAALMAHA INAGU SOO AADAN MEESHA KA BAXAYO INUU DOORASHADA MAR KALE DIBU DHIGO ILAA 2017.

WAXGARAD SOMALIYEED AYAA KA DIGAY IN LAGU SII JIRO FOWDADAN SIYAASADEED TALONA KU SOO JEEDIYEY IN SI DEG DEG AH LOO DOORTO MADAXWEYNE SHARCI AH, SI UUSAN WADANKU ISKUGU DHAXYAACIN, WAXAANA LAGU WADAA HADII AYSAN WAX ISBEDELIN IN XILDHIBAANADA CUSUB EE HADA LA DOORTAY OO AAD ULA YAABAN SIYAASADAHA GURACAN EE UU DOONAYO INUU DALKA KU MAMULO XASAN SHEIKH OO AY BADANKOOD DHEGAHA KALIYA KA MAQLI JIREEN INUUSAN DAACAD KA AHEYN DOORASHO KA DHACDA DALKEENA SI AMA KURSIGA UU KU FADHIYO LOOGU SHARCIYEEYO AMA MADAXWEYNE CUSUB LOO SOO DOORTO.

DADAALO XOOGAN OO SOCDA AYAA MUUJINAYA IN AYSAN U SUUROOBI DOONIN DAMACA XASAN SHEIKH OO LA XAQIIJIYEY INUSAN DIYAAR U AHEYN OLOLE DOORASHO WAXII KA HOREEYA SANADKA CUSUB EE 2017 IYADOO ARINTAAN LAGU MICNEEYEY INEY KA FURSAD WANAAGSAN YAHIIN MUSHARAXIINTA KALE SI WELIBA AAD U WEYN OO LA DAREEMI KARO.

HADII LAGU FASHILMO IN 14-KA BISHAN DECEMBER SIDII HOREY LOO QORSHEEYEY LAGU DHAARIN WAAYO XILDHIBAANADA CUSUB OO AY HOWSHA KALA WAREEGI WAAYAAN GUDIGA DOORASHADA OO SIDA AAN XOGTA KU HELEYNO UU GUDOOMIYAHOODA QEYB KA YAHAY RAGA OLOLAHA U WADA XASAN SHEIKH IYADOO AANAN MUWAADINKAAS SOMALIYEED AANAN MEELNA UGA DHACEYN SHARAFTIISA HADANE XAQIIQADA HADII LEYSKA INDHA TIRO WADANKU MA HAGAAGI DOONO AAN KU CELINO AVV CUMAR DHAGEY UMA SINA MUSHARAXIINTA SOMALIYEED OO DHAN WAXEY SHAQADIISU TAHAY SIDII XASAN SHEIKH HADIIBA LAGU QASBO INUU DOORASHO GALO WAXII KA HOREEYA 2016 IN LOO KEENO XILDHIBAANO UGU YARAAN LOO SOO XULAY LAGUNA HESHIIYEY INEY ISAGA DOORTAAN.

DABCAN XILDHIBAANADA HADA XASAN SHEIKH CODKA LOOGA RAADINAYO WAA KUWA DIRTA WAQOOYI OO IYAGU AAN HADA QEYB KA AHEYN LOOLANKA SIYAASADEED EE DALKEENA KA JIRA, XITAA IYAGAAS LEYSKUMA HALEYN KARO WAANA MEESHA UGU WEYN EE UU KA JIRO WALWALKA MADAXWEYNAHII UU WAQTIGIISU DHAMAADAY IYO TAAGEERAYAASHIISA TAAS OO SABABTAY IN DOORASHADA DIB LOO DHIGO MUDO 3 JEER AH IYADOONA MARKII AFARAAD HADANE LA DOONAYO IN LAGU DHIIRADO OO DOORASHADA LA GAARSIIYO ILAA 2017 SI XILDHIBANADA HADA LA SOO DOORTAY OO U BADAN QURBAJOOG DALALKII AY KA YIMAADEEN DIB UGU LAABTAAN, KEDIBNA LOO WAAYO MARKII LA GAARO SANADKA DANBE MEEL WAX LAGA BILAABO.

DHINACA KALE WARARKII UGU DANBEEYEY EE AANU KA HELEYNO MAGAALADA ADDIS ABABA OO UU SHIR UGA QEYBGALAYEY MADAXWEYNAHII UU WAQTIGIISU DHAMAADAY MARKA LAGA SOO TAGO ARIMAHA SHIRKA LOOGA HADLAYEY HADANE WAXAA KA FASHILMAY QORSHE UU KU DOONAYEY INUU MADAXDII HALKAAS ISKUGU TAGTAY UGA IIBINAYEY OLOLAHIISA SIYAASADEED, LAAKINSE MA NOQON SIDUU MOODAYEY IYO SI U DHAW.

WAXAA AMAAN MUDAN CIIDAMADA XOOGA DALKA SOMALIYEED IYO KUWA AMISOM OO ILAA HADA KU GUULEYSTAY INEY SUGAAN GOOBAHA DOORASHADA AY KA DHACEYSO IYAGOONA LAGU AAMINI KARO INEY SUGAAN DOORASHADA HEERKA MADAXWEYNE EE LAGU WADO IN AY DALKEENA KA DHACDO KA HOR SANADKA CUSUB.

XILDHIBAANADII BAARLAMAANKA WAA DIYAAR %95 OO WAXAA KALIYA HARAY IN LA XALIYO DHAWR XILDHIBAAN OO UU MURAN KA TAAGAN YAHAY HALKA MAAMULKA PUNTLAND AY IYAKUNA SOO GABO GABEYNAYAAN MAALINTA BERITO AH SIDA WARAR SUGAN LAGU HELAYO, MAXAA SOMALIWEYN KA HORTAAGAN INEY DOORASHADA HEERKA MADAXWEYNE KU DHACDO INTA AAN LA GAARIN DHAMAADKA SANADKAN ?AYUU YIRI MID KA MID AH WAXGARADKA SOMALIYEED OO AAD UGA ARGAGAXAY QARAXII MAANTA KILKILAY MAGAALADA MOGDISHU. ISAGOO SII HADLAYO WAXUU YIRI HADAAN LA HELIN HOGAAN CUSUB KA HOR SANADKA CUSUB INTA UUSAN DHALAN AMABA AYSAN DOORASHO KA DHICN DALKA SOMALIYA, WAXAA IMAAN DOONTA IN LEYSKU DHIIHDIIBO AMAANKA CAASIMADA IYO GOBOLADA KALE EE DALKA SIDAASINA NABADA YAR IYO RAJADA HADA JIRTA AY KU LUMI DOONTO AYUUNA HADALKIISA KU SOO GABO GABEEYEY.

LAAKINSE XOGTA DHABTA AH EE SOMALI BADAN KA QARSOON WAA INUU MADAXWEYNAHII HORE EE SOMALIYA DOONAYO INUU KU DHAWAAQO INUU KA HARAY DOORASHADA GUUD EE DALKA HADII LAGA SOO HORMARIYO SANADKA 2017 INTA AAN LA GAARIN, WELIBA LABO MAALIN AMABA MARKA AY DOORASHADA KA HARSAN TAHAY UGU YARAAN HAL MAALIN.HAYEESHEE DADKA SOMALIYEED AYAA HADA TAAGAN INTERSECTION AMABA WAXA LA YIRAAHDO JUNCTION AMABA AF SOMALIGA LAGU YIRAAHDO ISGEYS AY KU KALA DOORANAYAAN IN AY WADANKOODA KA DHACDO DOORASHO INTA UUSAN DHAMAAN SANADKA 2016 IYO IN AY DIB UGU LAABTAAN FOWDADII RAGAADISAY DALKOODA 26-KA SANO, WAAYO XASAN SHEIKH CARUURTIISA WADANKA WAA KALA BAXAY MAALINTA UU DALKU GALO QALALAASO SIYAASADEEDNA ISAGA IYO XAASASKIISA WAXAA KA GO'AN INEY DALKA UGA CARARAAN SHACABKAN DHIBAN EE AAN AQOON MEEL AY NOLOL U RAADSADAAN, MARKA WALWALKA HADA TAAGAN EE QATARTIISA LEH WAA HADII AY MIRO DHAL NOQOTO AMABA UU HIRGALO HAMIGA XASAN SHEIKH IYO TAAGEERAYAASHIISA OO AH IN DOORASHADA LA CUURIYAAMIYO ILAA SANADKA DANBENA LA GAARSIIYO,HADALADA MEDIYAHA LAGU QUR QURXINAYO ILAA SEPT/10/2016 OO AY HADA KA SOO WAREGATAY DHAWR BILOOD AYAA SHACABKA LOO SHEEGAYEY IN DOORASHO DHACEYSO HADASE WAXAA SOCDA ISKU DAYGII UGU WEYNAA EE MAR KALE DOORASHADA INEY DHACDO LAGU FASHILINAYO, WAAYO WAXAA ISKU DHINAC AH MADAXWEYNAHII UU WAQTIGISA DHAMAADAY IYO GUDOOMIYAHII GUDIGA DOORASHADA DADBAN OO MARNA ISKU QABIIL AH MARNE UU ISAGU KEENSADAY XASAN SHEIKH MANA KALA HARAYAAN OO WAA ISKU SIYAASAD.

HADII AY DAD BADAN XAQIIQADA DOONAYAAN XILDHIBAANADA GOBOLADA WAQOOYI ERGADA DOORANEYSA WAXAA LOO SOO XULAYAA INEY DOORTAAN XASAN SHEIKH HADANE DOORASHO INEY DHACDO LAMA DOONAYO OO LAGUMA KALSOONA INEY DOORAN DOONAAN OO WAXAA HOREY LOOGU FASHILMAY ISKU DAYO LAGU SOO SAARAY XILDHIBAANO LAGU DOORTAY MAGAALOOYINKA CADAADO IYO JOWHAR OO INTA DHAQAALO LAGU BIXIYEY MARKII AY MOGDISHU TAGEEN WAJI KALE LA SOO BAXAY QAARKOODNA AY XAQIIJIYEEN INEYSAN CODKOODA KU QASAARIN DOONIN MADAXWEYNAHA UU WAQTIGIISA DHAMAADAY.

SIDOO KALE DHIBAATADA UGU WEYN EE HEYSATAY MADAXWEYNAHII HORE EE SOMALIYA IYO TAAGEERAYAASHIISA AYAA AH MARBA MARKA KA DANBEYSA MARKII AY DOORASHADA DIB U DHACDO WAXEY LUMINAYEEN SHACAB BADAN WAAYO WAXGARADKA SOMALIYEED WAXEY KA WALWALAYAAN IN UU DALKU SI LAMA FILAAN AH DIB UGU LAABTO DAGAALO AHLI AH OO QABIIL HADII AY LUNTO NIDAAMKA IYO KALA DANBEYNTA DOWLADNIMO EE LA RAADINAYO 2016 IYO WAXII KA DANBEEYA.

MID KA MID AH RAGA AADKA UGU OLOLEEYA MADAXWEYNAHII HORE EE SOMALIYA AYAA XAQIIJIYEY WAXA AY DOORASHO INEY DALKA KA DHACDO UGA WALWALAYAAN INEYSAN HADA DIYAAR AHEYN EE AY HOOSTA KA SOO GASHAY MUDADA DOORASHADA, WAXEY ISKA INDHA TIRAYAAN INEY DALKA MAAMULAYEEN MUDO 4 SANO AH DOORASHONA LA MARI DOONO 4 SANO KEDIB, LAAKINSE MID KALE AYAA RUNTA SHEEGAY WAXUUNA YIRI "ADER BEEN FAKATAY RUNMA GAARTO, DALKAAN IYO DADKAAN MUDO WEY NOO SACBIYEEN INAGAANE KA FAAI'DEYSAN WAAYNEY TAAGEERADOODA" AYHUUNA HADALKIISA SII RAACIYEY TAASI OO MUUJINEYSA INUU CODKIISA QASAARI DOONO XILDHIBAANKASTA OO SANADKAN COD SIIYA XASAN SHEIKH MADAAMA AYBA RAGII UGU FIRFIRCOONAA RAJO BEELKAAN KA MUUJINAYAAN SOO LAABASHADIISA IYO INEY DOORASHO GALAAN SANADKA 2016 INTA UUSAN DHAMAAN.

MADAXWEYNAHII HORE EE SOMALIYA XASAN SHEIKH IYO TAAGEERAYAASHIISA AYAA AAD UGA WALWASAN DHAWR MUSHARAX OO UU UGU HOREEYO R/WASAARAHA UU WAQTIGIISA DHAMAADAY CUMAR CABDIRASHIID OO AHDA AH MUSHARAX KAASI OO KA MID AH MUSHARAXIINTA FARA KU TIRISKA AH EE SANADKAN SIDA WEYN LOO SAADAALINAYO INEY DOORASHADAAS KU SOO BAXAAN KURSIGANA KALA WAREEGI DOONAAN XASAN SHEIKH WAA HADII AY DOORASHADU KU DHACDO SIDA HADA LA QORSHEEYEY EE AH DHAMAADKA SANADKAN AYNU KU JIRNO.

ISKU SOO DUUBOO DAD BADANBA HAKU DHINTAANE WAXAA HADANE RAJO XOOGAN LAGA QABAA INEY DOORASHADU KU DHICI DOONTO SIDA HADA QORSHAU YAHAY OO AH DHAMAADKA SANADKAN AMABA 28-KA BISHANI AYNU KU JIRNO EE 2016. LA SOCO WARARKEENA DANBE.


NEWS NUMBER ONE

HS;-CIYAARAHII UGU XIISAHA BADNAA BARCA IYO REAL MADRID LAGA SOO BILAABO 2000 ILAA 2016.DAAWASHO WACAN



WARARKA CAAWA.


HS;-(MOGDISHU, JOWHAR IYO CADAADO 2016) BREAKING NEWS:MADAXWEYNAHII HORE EE SOMALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUD IYO GUDOOMIYAHA GUDIGA DOORASHADA DADBAN EE HEER FEDERAL AVV CUMAR DHAGEY OO SI LA YAAB LEH U FASHILINAYAAN DOORASHADII HEERKA MADAXWEYNE EE LA DOONAYEY INEY DALKA KA DHACDO DHAMAADKA SANADKAN AYNU KU JIRNO KEDIB MARKII..........READ MORE

Comments

#1 | Williamfig on January 08 2017 05:30:37
Ни в коем случае не осуждайте его! Прежде чем начать использовать телефон,необходимо правильно настроить его. Часто такие как "Лучший сотрудник года", "Открытие века", а также немало шуточных: "Фраза года", "Недоразумение века" и прочие. Опишем все плюсы и минусы: Плюсы: удобство при загрузке, машина будет предоставлена к Вашему дому, стоимость по отношению к варианту отправки контейнером составляет 2. Рекультивация земель Рекультивация земли: Специфичные расходыСовременное законодательство содержит довольно жесткие требования к недропользователям в части бережного отношения к земле. Однако при строительстве высотных зданий использование лесов затруднительно, а иногда и в принципе невозможно. Пусть как весенние воды Быстро проходят года, Город родной и любимый Нам не забыть никогда. Мы с моей супругой давно уже нашли ответ на этот вопрос. Это взаимодействие может происходить либо путем непосредственного контакта тел (удар, трени&#1077Wink, либо посредством создания(? Также необходимо тщательно проследить, чтобы в тексте информации на визитке не было ошибок, т. Добавить комментарий У вас нет полномочий комментировать. И это наша самая больная и важная проблема, которая мало кого волнует. Современные технологии позволяют изготовить самые разнообразные виды переплетных материалов по фактуре, цвету, формату и стилю. С точки зрения науки эфирные масла — это многокомпонентные органические соединения терпенов, спиртов и альдегидов, кетонов и других углеводородов, вырабатываемые эфиромасличными растениями. Используйте их у себя. Отказ в подтверждении диплома может быть вызван разницей в преподаваемой программе вашего учебного заведения с чешским учебным заведением. Стрижка — весьма важный производственный процесс в овцеводстве всех направлений продуктивности, особенно в тонкорунном и полутонкорунном, где шерсть служит основным видом продукции. Хотите экскурсии, пожалуйста, прямо в центре сидят представители турфирм, оплатите, и вперед. Концентрация холестерина у опытных цыплят была незначительно выше, чем у контрольных. Иначе в скором времени корпуса начнут рассыхаться и деформироваться. Они собирались начать новую жизнь, а главное воплотить мечту — основать собственное дело по выделке шкур. От рационального состава подразделений органов управления, их связи между собой и взаимодействия с производственными подразделениями в значительной степени зависит эффективность работы предприятия в целом. Помогаем в вопросах учебы в Испании Комментарии к статье Нет комментариев. Нужно поддерживать непрерывную линию желания, а не уставать от него. Он настолько самоуверен, что не считает нужным куда-то стремится. Практически все общественные феномены он объясняет через зависть, например вандализм, наведение порчи. Ресурс будет профессионально, забавно, глупо, или информативно? Безопасность в 1С Предприятие 8 В данной статье будут рассмотрены вопросы безопасности информационных систем, работающих под управлением 1С:Предприятия 8. Итак, общая схема очистки лимфы выглядит следующим образом... Высказывания предсказателя Эдгара Кейси о правильной пище Высказывания известного американского ясновидящего Эдгара Кейси о питании.
<a href=http://9058735.ru/%D1%80%D0%B5%D0%BC%D0%BD%D0%B8-%D0%BD%D0%B0-%D0%B4%D0%B2%D0%B8%D0%B3%D0%B0%D1%82%D0%B5%D0%BB%D1%8C-%D0%B2%D0%B0%D0%B7-2170-%D0%BF%D1%80%D0%B8%D0%BE%D1%80%D0%B0>&#1088;&#1077;&#1084;&#1085;&#1080; &#1085;&#1072; &#1076;&#1074;&#1080;&#1075;&#1072;&#1090;&#1077;&#1083;&#1100; &#1074;&#1072;&#1079; 2170 &#1087;&#1088;&#1080;&#1086;&#1088;&#1072;</a>
<a href=http://31a12l.ru/%D0%BA%D0%BE%D1%80%D0%BC-%D0%B4%D0%BB%D1%8F-%D1%81%D0%BE%D0%B1%D0%B0%D0%BA-gina-3-%D0%BA%D0%B3-%D0%B2-%D0%BC%D0%BE%D1%81%D0%BA%D0%B2%D0%B5>&#1082;&#1086;&#1088;&#1084; &#1076;&#1083;&#1103; &#1089;&#1086;&#1073;&#1072;&#1082; gina 3 &#1082;&#1075; &#1074; &#1084;&#1086;&#1089;&#1082;&#1074;&#1077;</a>
<a href=http://9058735.ru/%D1%81%D0%BC%D0%B5%D1%81%D0%B8%D1%82%D0%B5%D0%BB%D1%8C-%D0%B4%D0%BB%D1%8F-%D1%80%D0%B0%D0%BA%D0%BE%D0%B2%D0%B8%D0%BD%D1%8B-%D0%B2-%D0%BA%D1%80%D0%B0%D1%81%D0%BD%D0%BE%D1%8F%D1%80%D1%81%D0%BA%D0%B5>&#1089;&#1084;&#1077;&#1089;&#1080;&#1090;&#1077;&#1083;&#1100; &#1076;&#1083;&#1103; &#1088;&#1072;&#1082;&#1086;&#1074;&#1080;&#1085;&#1099; &#1074; &#1082;&#1088;&#1072;&#1089;&#1085;&#1086;&#1103;&#1088;&#1089;&#1082;&#1077;</a>
<a href=http://2k-sibir.ru/%D0%BF%D1%80%D0%BE%D1%81%D1%82%D0%B0%D0%B2%D0%BA%D0%B8-%D1%82%D0%BE%D0%B9%D0%BE%D1%82%D0%B0-%D1%8D%D1%81%D1%82%D0%B8%D0%BC%D0%B0-acr30>&#1087;&#1088;&#1086;&#1089;&#1090;&#1072;&#1074;&#1082;&#1080; &#1090;&#1086;&#1081;&#1086;&#1090;&#1072; &#1101;&#1089;&#1090;&#1080;&#1084;&#1072; acr30</a>
<a href=http://air-protection.ru/%D0%B2-%D1%81%D0%BF%D0%B1-%D0%BD%D0%BE%D0%B6-srk>&#1074; &#1089;&#1087;&#1073; &#1085;&#1086;&#1078; srk</a>

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.08 seconds
6,948,457 unique visits