Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS;-

News
HS;-(GAROOWE,PUNTLAND, SOMALIYA 2016) MAAMUL GOBOLEDKA PUNTLAND OO MAANTA NOQONAYA MAAMULKII SEDAXAAD EE DOORASHADII KA SOCOTAY MAGAALADA GAROOWE SOO GABO GABEEYA MAADAAMA AY HOREY SI BUUXDA DOORASHADII KA SOCOTAY MAGAALOOYINKA KISMAAYO IYO BAYDHABO SI BUUXDA HALKAAS LOOGU SOO GABO GABEEYEY,DHINACA KALE MAGAALOOYINKA CADAADO IYO JOWHAR AYAA WAXAA WELI KA TAAGAN MURANKA DHAWR XILDHIBAANO OO KU SOO BAXAY QAAB QALDAN, SIDOO KALE MAGAALADA MOGDISHU WAXAA DIB UGA BILAAWDAY DOORASHADII GOBOLADA WAQOOYI IYADOONA AY SAADAASHU TAHAY IN LA SOO GABO GABEEYO DHAWRKA MAALMOOD EE INAGU SOO AADAN, WALOW WARAR XAQIIQADA U DHAW SHEEGAYAAN IN AY GUDOGA DOORASHADA OO AAN QAARKOOD DOONEYN IN HOWSHA BAARLAMAANKA LAGU WAREEJIYO XILDHIBAANADA CUSUB SI 14 BISHAAN LOO FURO KALFADHIGII UGU HOREEYEY EE BAARLAMAANKA AY DOONAYAAN INEY MAALINTII KALIYA HALKAAS LAGU DOORTO WAX AAN KA BADNEYN 3 ILAA 4 XILDHIBAAN IYADOO DEGAANO AY PUNTLAND KA MID TAHAY HAL MAALIN LAGUDOORTAY ILAA 11 XILDHIBAAN, ERGADII GOBOLADA WAQOOYI MOGDISHU AYEY DIYUAAR KU WADA YAHIIN LAAKINSE IN LABO MAALIN DOORASHOODA LAGU SOO GABO GABEEYO LAMA DOONAYO, ARINTAAN WAXAAN KA XAQIIQSANAY DAD AAD UGA AG DHAW QAABKA AY GUDIGA DOORASHADA KUWOODA MOGDISHU KA HOWL GALA HOWSHA U WADAAN.

WARKU WAXUU INTAAS KU DARAYAA MAADAAMA AY MUSHAAR XOOGAN QAATAAN GUDIGA DOORASHADA DADBAN QAARKOODWAXEY DOONAYAAN INEY DOORASHADA ISKA DABA DHEERAATO IYAGOO WELIBA DHINACA KALE QAARKOOD SI HOOSE ULA SHAQEYNAYA MADAXWEYNAHII UU WAQTIGIISU DHAMAADAY XASAN SHEIKH MAXAMUD OO ISAGU SANADKAN DOORASHADA OO DHACDA WAXII KA HOREEYA SANADKA CUSUB AAN KU QANACSANEYN.WARARKII UGU DANBEEYEY EE AANU KA HELEYNO ILO KALA DUWAN AYAA SHEEGAYA HADII AY MAANTADOORASHADA KA SOCOTA MAGAALADA GAROOWE SOO GABO GABEEYAAN MAAMULKA PUNTLAND WAXAA MEESHA KA BAXAYA BAA LA LEEYAHAY IN MAR KALE MIR MIRSIIYO DOORASHADA DIB LOOGU DHIGAYO MAR KALE...LA SOCO WARARKEENA DANBE IYO SOMALIYA.



NEWS NUMBER ONE.


BREAKING NEWS:BAARLAMAANKA FEDERALKA SOMALIYA OO LAGU WADO INUU 14-KA BISHAN SI RASMI AH ULA WAREEGAAN HOWLAHA DOORASHADA HEERKA MADAXWEYNE IYO TAN GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA, KEDIB MARKII CAAWA LAGU DOORTAY MAGAALADA GAROOWE ILAA 11 XILDHIBAAN WAXAANA HARAY KALIYA DHAWR XILDHIBAAN UGU BADNAAN 4 ILAA 5 XILDHIBAAN KUWAASI OO DEGAANADA PUNTLAND LAGU DOORAN DOONO MAALINTA BERITO AH SIDA AY WARAR SUGAN SHEEGAYAAN, DHINACA KALE WAXAA KA SOCDA MAGAALOOYINKA KISMAAYO IYO BAYDHABO QABAN QAABADA LAGU SAKOOTINAYO XILDHIBAANADA CUSUB KUWAASI OO KU SOO WAJAHAN MAGAALADA MOGDISHU,SIDOO KALE INTA BADAN XILDHIBAANADII LAGU DOORTAY JOWHAR IYO CADAADO WAXEY KU SUGAN YAHIIN MAGAALADA MOGDISHU OO XILDHIBAANKASTA MARKA HALKAAS LAGU DOORTO WAXUU SOO GALEY MOGDISHU ISAGOO KALIGIIS AH WAXEYNA BADANKOOD KU WADA SUGAN YAHIIN MOGDOSHU.

DHINACA KALE BEESHA CAALAMKA AYAA SIWEYN UGA SOO HORJEESATAY DOORASHADII KA DHACDAY MAGAALADA JOWHAR EE UU KU SOO BAXAY WASIIRKA DHALINYADA IYO SPORTS-KA MAADAAMA QAAB QALDAN LAGU SOO DOORTAY HOREYNA LOO JOOJIYEY DOORASHADAAS. KULANKA UGU HOREEYA EE BAARLAMANKA AYAA HADA AAD UGA DHAW SIDII LA SAADAALINAYEY TAASI OO KA DHIGAN HADII AY PUNTLAND SOO GABO GABEYSO IN AY DOORASHADU KU DHACEYSO WAQTIGEEDA OO AH KA HOR SANADKA CUSUB AMABA 2016 DHAMAADKIISA.MUSHARAXIINTA U TAAGAN DOORASHADA SANADKAN AYAA LAGU WADAA INEY SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN KUWOODA DALKA KA MAQAN DIB UGU LAABAN DOONAAN SI AY OLOLAHOODA DOORASHO HALKAAS UGA BILAABAAN WALOW UU AMAANKOODA YAHAY MID AAN WELI MEEL LA SAARIN MUSHARAXIINTA.LA SOCO WARARKEENA DANBE IYO HADBA WAXII KU SOO KORDHA SIYAASADA SOMALIYA OO IYADU SAACAD SAACAD ISKU BED BEDESHA.
..

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.99 seconds
14,934,450 unique visits