Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS;-

NewsHS;- SHACABKA SOMALIYA WAXAA KA MAQAN KALIYA HOGAAN CAADIL AH IYAGAA NOLOSHOODA MAAREYN KARA HADII AY HELAAN NABAD IYO DOWLAD CAADIL AH OO KA HOR TAGTA MUSUQ MAASUQA, MARKII AY FASHILANTONA BULSHADA KA HOR LEEXATA.DAAWASHO WACAN BARNAAMIJKA SUUQA KALUUNKA MOGDISHU MA DADKAAN AYAAN LA XAKUMI KARIN HADII AY HELAAN MADAXWEYNE AMABA HOGAAN DAACAD AH?.


NEWS NUMBER TWO

HS;-DALKA SOMALIYA DOWLADII AY SOMALIWEYN SUGEYSAY INEY HELAAN 2016 ILAA 2020 WAXEY KU SOO ARUURTAY BAARLAMAAN MUSUQ MAASUQ LAGU SOO XULAY TIRA BADAN OO KA MID AH,DURBABA BILAAWKII AYEY KA QALOOCTAY RAJO DOWLADNIMO WEY DHIMATAY SIDAASI DARAADEED WAXAAN SHACABKA SOMALIYEED IYO DALKII QURUXDA BADNAA EE AANU LAHAAN JIRNAY EE SOMALIYA RAJEYNEYNAA IN UU QATARTAAN KA BAD BAADI DOONO. WAX KASTA OO SUMCAD DARADO AHNE WAXAA DUSHA U DHIGAN DOONO MADAXWEYNAHII HORE EE SOMALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUD IYO MAXAMED SHEIKH CISMAAN JAWAARI OO DALKA SOMALIYA MADAXWEYNE IYO GUDOOMIYE BAARLAMAAN KA SOO AHAAYEEN 4-TII SANO EE UGU DANBEYSAY LAGA SOO BILAABO 2012 ILAA 2016 OO SIDII SHARAFTA LAHEYD EE MASUULIYADAAS LOOGU DHIIBAY UGU SII DHIIBI WAAYEEN AMABA DADKII SOMALIYEED DIB UGU CELIN WAAYEEN MARKII AY ARKEEN IN SIYAASADA GUUD EE DALKA KU FASHILMEEN, IYAGOO MAANTA DALKII KA HOOS MARIYEY XITAA WAQTIGII KUMEEL GAARKA OO AY ADUUNYADII QUUS KA JOOGAAN SIYAASADA SOMALIYA SIIBA KUWA MAANTA SHEEGTAAN MASUULIYADA UU WAQTIGEEDII DHAMAADAY MAR HORE, CAALAMKIINA SIDII WAXEY CARUUR YAHIIN MAALINKASTA XILDHIBAANO MUSUQ MAASUQ LAGU SOO DOORTAY QARANIMADII IYO RAJADII YAREYDNA AY LUMIYEEN LABADAAS MASUUL EE AANU KOR KU SOO SHEEGNAY, WAXEYSA SU'AAL KA TAAGAN TAHAY SOMALI WAABA KALA TAGEYSAA DHAWAAN EE IMISA DOWLADOOD OO SIDA SOMALILAND ICTIRAAF RAADINAA AYEY NOQON DOONAAN KUWA KU NOOL KOOFURTA SOMALIYA?.

SOMALIDII HORE EE XIGMADA LAHEYD EE IFKAAN KA TAGAY WAXEY DHIHI JIREEN QOFKII AAN FAHMIN WAXA MARKAAS TAAGAN BERITO MA ODOROSO, QOFKASTA OO SOMALI AH MAANTA DALKA SOMALIYA MARXALADA UU KU JIRO SIYAABO KALA DUWAN AYEY U ARKAAN LAAKINSE HADEY QATARTA KU SOO FOOL LEH OGAAN LAHAAYEEN DAL AAN LAHEYN WAX DOWLAD SHARCI AH OO CIIDAMADII DOWLADANA AY QEYBO DALKA KA MID AH AY HADA BILAABEEN INEY HUBKA LA GOOSTAAN RAJO BEELKA DOWLADEED IYO DIB U DHACYADAN FARAHA BADAN EE DOORASHADA IYO XILDHIBAANADAN MUSUQ MAASUQA BADANKOOD LAGU SOO DOORTAY MADAXWEYNAHA AYBA DOORAN KARAAN MIDABKA UU YEELAN DOONO WEYBA ISKA CATAHAY TIIYOO XILIGII LA YIRI GUDOOMIYE BAARLAMAAN AYAA LA DOORANAYAA 22-KA BISHA 12-AAD AY KALIYA KA HARSAN TAHAY MAALMO KOOBAN....................WAXAA TAASI KA SII DARAN XILDHIBAANADAN MUSUQ MAASUQA KU YIMID SANADKAN MUDANKOODA AYAA LA MARSIINAYAA OO LACAG DOLAR FALSE AH AYAA LAGU SOO WARAMAYAA IN VILLADA LAGU DIYAARIYEY SI AY MADAXWEYNE LAALUUSH KU YIMID IYO MUSUQ MAASUQ U DOORTAAN. WAAN KA XUNAHAY IN UU DALKEENII SIDAN KU DANBEEYO QARNIGA 21-AAD................WELIBA LABO MAR AYEY QASAARI DOONAAN OO WAA MARKA 1-AADE SHACABKOODA WEY RAJO TIREEN OO HADA SIDII HORE DOWLADII LA SUGAYEY LOOGUMA XIISO QABO BIL XAQIIQO. 2-IYAGOO QAARKOOD KU YIMID MUSUQ MAASUQ AYEY HADANE WAXAA LOO DIYAARIYEY IN LAGU LAALUUSHO DOLAR AAN JIRIN OO AAN SAX AHEYN. MARKA MA U MALEYNEYSAA IN SOMALIWEYN DOWLAD NOOCAAS AH U SACBIN DOONAAN?.SIDAAS IYADOO AY TAHAY HADII DOORASHADA GAARTO 2017 WADANKANA UU SIDAN DOWLAD LA;AAN U AHAADO BOOBKA QANTIDA QARANKANA SIDIISA U SII SOCDO MARKA DANBE IYADAABA WADANKA KA CURAN DOONAAN DHAWR DOWLADOOD OO AAN SHAQO ISKU LAHEYN.HADII AY FOWDADAAN SII SOCOTO XASAN SHEIKH IYO JAWAARI WAA LOO YAABAA MUSTAQBALKA TAARIIKHDA DALKANA WAXEY KA GELI DOONAAN BAAL MUGDI AH WADANKA IN AY DIIRASHADIISA WAQTIGII LOOGU TALO GALAY DHAWR BILOOD KA HOR IN AY SIDAN KU DANBEYSO WEY UGU TALO GALEEN OO SOMALIWEYN WAXEY MARQAATI KA AHAAYEEN XILIGII LA GUDA GELI LAHAA DHAWR BILOOD KA HOR ARIMAHA DOORASHADA IYO WAQTIGA KALA GUURKA WAAKII PROF JAWAARI ISAGOO XASAN SHEIKH SIYAASADIISA FULINAYO U DHOOFAY DALKA KANADA AY KU NOOSHAHAY GEBER UU DHALAY ILAA FARSHAXANIISTAHA WEYN EE SOMALIYEED AMIIN CAAMIR SAWIR GACMEED KA SAMEEYO JAWAARI XILIGAAS ISAGOO ISKA DALXIISAYO.

ISKU SOO DUUBOO TAARIIKHDA IYO DHIBAATADA SOMALIYA MAALINBA MEEL AYEY SOO JOOGTAY MEESHEY HADA WAX MARAYAAN IYO LUGOOYADA DHAN EE DALKA LAGU HAYO WAXAA SABAB U AH JAWAARI IYO XASAN SHEIKH HADII MUSTAQBALKA HOGAAMIYAHA IMAAN DOONO WAABA HADII LA HELEE AY RAGAAS SI DHAB AH ULA XISAABTAMI WAAYAAN IYAGAABA KA LIITA.

WAAYO IN MAALINKASTA SHACBAKA KU DHAMAADAAN QARAXYO OO HOOYOOYINKA WAAWEELKAA EE SOMALIYEED GAWAARIDA AMISOM KU JIIRAAN BARTAMAHA MAGAALADA MOGDISHU OO HADANE SHACABKII INTII DARUUFAHA NOLOLEED EE HEYSTA DHINACA SHAQO LA'AANTA, CAAFIMAAD DARODA, AMAAN LA'AANTA IN HADANE RAJADII YAREYD EE AY QABEEN EE AHEYD ARMAA SANADKAAN MASUULIYII N JAWAARI IYO XASAN SHEIKH DHAANTO LA HELAA IN DOORASHADA LOOGA CIYAARO SIDAASNE LAGU DAAWADO AMABA LOOGA AAMUSO RAGAAN WAXEY DAMIR XUMO KU TAHAY INTA UU WELI KU DANBEEYO DAMIIRKA SOMALINIMO TIRADUBA HA YAREETEE INEY KA DHIIDHIYAAN OO DALKA LA BAD BAADIYO QIIMO KASTA OO KU KACA...................

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.32 seconds
14,905,978 unique visits