Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS;-

News
HS;- WARARKII UGU DANBEEYEY EE AANU KA HELEYNO DALKA ETHIOPIA OO UU KU SUGAN YAHAY MADAXWYENAHII UU WAQTIGIISU DHAMAADAY XASAN SHEIKH MAXAMUD, SIDA AANU XOG HORUDHAC AH KU HELEYNO DHAMAANBA ARIMAHII UGU WAAWEYNAA EE UU HALKAAS U TAGAY UMA SOO HAGAAGIN WAXUUNA KU SOO WAJAHAN YAHAY MAGAALADA MOGDISHU.

SAFARKA ETHIOPIA UU KU TAGAY EE DEG DEGTA AHAA AYAA WEJIYO BADNAA WAXAASE UGU WEYNAA MID UU HALKAAS KU DOONAYEY INUU KULA KULMO MADAXWEYNAHA KOOFUR GALBEED SHARIIF XASAN DHAMAANBA QORSHAHII UU WATAY XASAN SHEIKH WAXBO WEY KA SOO NAASO CADAAN WAAYEEN, DHINACA KALE DOWLADA ETHIOPIA OO IYADA QUDHEEDA HADA DAREENTAY RAJADA UU DIB UGU SOO LAABAN KARO XASAN SHEIKH INEYSAN MUUQAN KEDIB MARKII SIRDOONKA ETHIOPIA KA JOOGA GUDAHA SOMALIYA XAQIIJIYEEN INUUSAN HEYSAN XILDHIBAANO KU FILAN OO DOORASHADA INAGU SOO AADAN SOO SAARI KARA INTA BADANA XILDHIBAANADU AY KEENI DOONAAN WAJIYO CUSUB MAADAAMA AYSAN DADKA WAX DOORANO AHEYN ETHIOPIAN EE AY YAHIIN XILDHIBAANO SOMALIYEED XASAN SHEIKH MAXAMUD WAXUU CAASIMADA SOMALIYA EE MOGDISHU KU SOO WAJAHAN YAHAY ISAGOO AAN FARAXSANEYN.

SAFARKAAN KII KA HOREEYEY EE UU DALKA ETHIOPIA KU TAGAY AYAAN SOMALIDA U SHEEGNAY IN AYSAN FURSAD BADAN U HARIN SANADKAN MADAXWEYNAHA UU GABALKIISU DHACAY,MARKA LOO EEGO WACYIGA SIYAASADEED EE MAANTA DALKEENA KA JIRA IYO GUUXA DADWEYNAHA HEERKA UU GAARSIISAN YAHAY, HADANE DHIBATADA UGU WEYN EE HEYSATA MADAXWEYNAHA UU WAQTIGIISU DHAMAADAY MA AHAN IN UUSAN DOONEYN 4 SANO OO KALE EE DHIBAATADA WAXEY KA TAAGAN TAHAY SHACABKII SOMALIYEED OO QAABKIISA HOGAAMINEED NACAY IYO CAALAMKII OO HADII LA SOO CELIYO AAN LA SHAQEYNEYN WAXKASTA OO UU SOO DHISO.

ISLA MAANTA MARKII XARUNTA VILLADA LAGA MAQLAY RAJO BEELKA SIYAASADEED EE UU DALKA KULA SOO LAABANAYO MUDANE XASAN CADE AMABA XASAN SHEIKH MAXAMUD HADBA MIDKII AAD U TAQAANO, WAXAA XARUNTA VILLADA LAGU TOOGTAY TALIYE KU XIGEENKII ILAALADA MADAXTOOYADA IYADOONA ASKARIGA WAX DILAY AY IS XIGAAN AMABA AY QARAABO HOOSAAD YAHIIN..................

XASAN SHEIKH AYAA LAGA SOO XIGTAY INUU KA TANAASULAYO TAAGEERADII SIYAASADEED EE UU SIIN RABAY INUU XILKA GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA KU TAAGEERO SIDII UU UGU SOO BIXI LAHAA PROF MAXAMED SHEIKH CISMAAN JAWAARI KEDIB MARKII..............,
LA SOCO ARIMO BADAN OO XASAASI AH WARARKEENA DANBE

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.52 seconds
14,934,344 unique visits