Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

War deg deg ah:Madaxweynaha Somaliya oo caawa u duulay Ethiopia

Wararka MaantaMogdisho:(hiranstate.com)- Warar aanu ka helnay magaalada Mogdisho ayaa sheegayo in caawa madaxweynaha Somaliya u dhoofay dalkaasi Ethiopia si uu kulmo ula yeesho madax sare oo ka tirsan dalka Ethiopia. wararku waxey intaasi ku dayaan in madaxweyne Shariif uu isla berito dib ugu soo laaban doono magaalda Mogdisho.

Sida muuqata masuuliyiinta TFGda ayaa hada bilaabay daadaalo siyaasadeed kedib markii shirkii Kenya ay caawa ka soo baxday qodobo ay ka mid yahiin in ay dhaceyso doorashada madaxweynaha Somaliya iyo gudoomiyaha baarlamanka isla bishan 8aad ee sanadkani.sidoo kale R/wasaare Farmaajo ayaa isaguna safar aan hada la shaacin dhawaantan dibada u aadi doona.

Madaxweynaha Somaliya iyo xukumada Farmaajo oo maanta siyaabo kala duwan ula kulmay mudanayaal ka tirsan baarlamanka Somaliya ayaa olole ugu jira sidii mudanayaasha baarlamaanka looga dhaadhicin lahaa sidii ay u dooran lahayeen gudoomiye cusub.

La soco warakena danbe

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.25 seconds
14,614,231 unique visits