Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 1
Barniqirk

· Total Members: 152,372
· Newest Member: Barniqirk

Welcome

HS;-

http://hiranstate.com/news.php?readmore=1831
HS;-WARARKII UGU DANBEEYEY ARIMAHA SIYAASADA SOMALIYA AMABA DOORASHADA DHACEYSA MAALMAHA INAGU SOO AADAN AANU KA HELEYNO INAGOO WARARKEENA DANBE KU SOO QAADAN DOONA WARBIXIN DHAMEYSTIRAN, HADANE WAXII LEYSKA DABA WAREEGTABA UGU DANBEYN XASAN SHEIKH MA SOO LAABANAYO WAXAANA DOORASHADA KEDIB DEGAAN U NOQON DOONA 3 MAGAALO OO AY MIDU TAHAY ADDIS ABABA MIDOOD, LAAKINSE NEXT 48 HRS AYAA WAX BADAN OO QABYO AHAA SHIRKII ADDIS ABABA KA DHACAY DHAWAAN OO WAQTI LOO WAAYEY AWADOOD LAGA SAXIIXAN DOORAAN, WALOW AYSAN SHARCIYAD KU DHISNAAN DOONIN WAXKASTA OO UU SAXIIXO WAXII KA DANBEEYEY SEPT/10/2016 WEYNA OGYAHIIN SHACABKA SOMALIYEED IYO BAARLAMANKAN CUSUB, HAYEESHEE WELI WEY TAAGAN TAHAY QATARTII KU SOO WAJAHNEYD GOBOLADA WAQOOYI AMABA SOMALILAND INAGOO WARBIXINTA QEYBTEENA LABAAD DOORASHADA KA HOR KAKA HADLI DOONA HALKA AY ETHIOPIA IYO XASAN WAX U MARAYAAN.

DABCAN WAXAA MACQUUL AH INEY DAD BADAN ISWEYDIINAYAAN WAXA INTA XASAN SHEIKH MEDIYAHA SOO ISTAAGO UGA HADLAYO ARIMAHA BADA SOMALIYA XILI UU SOMALIYA OO DHAN WAQOOYI ILAA KOOFUR DOONAYO INUU U HIBEEYO CADOWGA UMADA SOMALIYEED. SIDOO KALE BAL QUDBADIISII UGU DANBEYSAY INUUSAN XASAN SHEIKH WAX SIYAASAD AH MEESHA KU HEYNIN UUNA YAHAY HOGAAMIYE FASHILMAY WAXUU ARINTII BADA KU DHALEECEYNAYAA SHAQSIYAAD UU KU JIRO CUMAR CABDIRASHIID ISAGOO LEH BADA SOMALIYA SI ULA KAC AH AYAA LOO BIXIYEY IYO WAX LA MID AH. BAL SOMALIYEY HADALKAAS DIB UGU LAABTA NUXURKIISA YAA CUMAR CABDIRASHIID KA DHIGAY R/WASAARE INUU U NOQDO XUKUMADII UU HADA WAQTIGEEDU DHAMAADAY?.

SOMALIYEY SHAQSI MAANTA DALKEENA UGA QATAR BADAN INUU BAABIYO JIRITAANKIISA DADKANA LA DULEYSTO XASAN SHEIKH AMABA KOOXDIISA MA JIRO WAXAA KUN JEER DHAAMA INUU DALKEENA HOGAAMIYE KA NOQDO CUMAR CABDIRASHIID OO UGU YARAAN LAGU DOORTO WANAAGII AABAHIIS CABDIRASHIID CALI SHARMARKE OO GEERIYOODAY XILI AY SOMALIDU JECLEYD 1969-KII.LAAKINSE HADAAN NUXURKA QORMADEENA CAAWA DIB UGU LAABANO ETHIOPIA WEY QAADAN LA TAHAY SIDA AY UGU FASHILMEYSO SAACADBA SAACADA KA DANBEYSO INEY AWOOD KU SOO CELISO XASAN SHEIKH MAR KALE XITAA HADII AY CAASIMADA SOMALIYA IYO GOOBTA LA DOONAYO IN LAGU SHIRQOOLO MUSHARAXIINTA XARUNTA GENERAL KAAHIYE AY GEESAY SIRDOON QATAR AH OO ETHIOPIA LAGA SOO DIRAY ,WELIBA DOWLADA ETHIOPIA WAX BADAN AYAA U HAGAAGI LAHAA EE WAXAA CAQABAD KU AH GUDIGA DOORASHADA HEERKA MADAXWEYNE ABAABULAYA OO AY U BADAN YAHIIN DAD WADANIYIIN AH OO AY KA GO'AN TAHAY INEY DOORASHU WAQTIGEDU KU DHACDO MARKASTANA SOO SAARAY QODOBA QODOBKA UU KA KULUL YAHAY AMABA HADII AY WAX YAR DHACAAN ISLA MARKAAS BEDELAAN IYADOO AAN DOORASHADII WAQTIGEEDA MARNABA DIB LOO DHIGIN.WAXAA KALE OO XAALADA SII MURJIYEY IN AAN BADANAA LA OGEYN SHIRARKA HOOSE EE AY YEESHAAN GUDOONKA BAARLAMAANKA IYO GUDIGA QABAN QABADA TAASI OO WAX BADAN KA DUWAN QAABKII HORE EE ARIMAHA SOMALIDA LOO MAQLI JIRAY SI SAHLAN, WAAYO WAXAA MARBA MARKA KA DANBEYSA MEESHA KA SII BAXAYA QORSHAHII ETHIOPIANKA AY KU DONAYEEN IYADOO AYSAN DOORASHO DHICIN INUU XASAN SHEIKH ISKA SII JOOGO OO AY SOMALIDU NOQDAAN DAD ISKA NOOL.

LAAKINSE ISBEDELO MUUQDA OO DHACAY SAACADAHII UGU DANBEEYEY EE DHINACA XILDHIBAANADA AH AWADOOD INAGOO AANAN KA HORDHACEYN ARIMO BADAN OO XASAASI AH OO ISKU XIRAN KOOFUR ILAA WAQOOYI OO CAAWA SOCDA, WAXAANSE SOMALI BADAN U XAQIIJINEYNAA TII ILAAHEY WAA GOOYNI LAAKINSE XOGTA AANU HEYNO %100 XASAN SHEIKH MA SOO LAABANAYO,INAGU MA SHEEGIN HADII HAL MAR SI KUTALO GAL AH LOO XASUUQAYO 329-KA XILDHIBAAN EE LABADA AQAL,HAYEESHEE WAXAA UGU DANBEYN LA KALA DOORAN DOONAA MUSHARAXIINTA KALE EE SOMALIYEED MIDKOOD DHAWR MAALMOOD KEDIB.HADII AANU BULSHADA XOGHTAAN OO AH MID UGUB AH AMABA CUSUB U SOO BANDHIGNO WUU OGAANA XASAN SHEIKH HALKA AANU KA HELNAY XOGTA OO BADANKEED XASAASI AH.ONE WAY OR THE OTHER, JIRITAANKA SOMALIYA BULSHO AHAAN IYO DAL AHAAN WAA NOW OR NEVER AMABA SI KALE HADAAN U DHIGNO DO OR DIE, WAAYO DOWLADO DERIS LA AH SOMALIYA OO AAN WAXBO ISDHAAMIN MIDKASTANA DANAHEEDA EEGANEYSA AYAA IYAGOO HOREY UGU GULEYSTAY INEY BURBURIYAAN DAD AHAAN IYO DAL AHAAN KOOFURTA SOMALIYA AYAA WAXEY UGU DANEYN KU FIKIREEN INEY GOBOLADA WAQOOYI SI AY NABADA YAR EE KA JIRTO UGU BURBURIYAAN XASAN SHEIKH INEY XOOG KU SOO SAARAAN IYAGOO ARINTAAD WAA DOWLADAAS DERISKAA U XIL SAARTAY ETHIOPIA, WALOW AY HADA WAX BADAN KA DUWAN TAHAY SIDEY MOODAYEEN MARKA LOO EEGO SHACUURTA SOMALIDA BADANKEED.

KOOR SII HOREYSAY OO MAANTA AH AYEY AHEYD MARKII UU MID KA MID AH CULIMADA SOMALIYEED KUWOODA UGU CAANSAN SHEIKH MAXAMED IDIRS KULA TALIYEY XILDHIBAANADA CUSUB INEYSAN DOORAN MADAXWEYNE DALKA HALAAGI DOONA, WAAYO SHACABKA WAXAA U MUUQDA QATARTA HADA TAAGAN. SIDOO KALE WAXAA MAANTA SIYAABO KALA DUWAN UGA HADLAY ARINTA DOWLADAHA DERISKA INEY FARAHA KALA BAXAAN ARIMAHA SOMALIYA MID KA MID AH MUSAHRAXIINTA U TAAGAN QABASHADA HOGAANKA DALKA HOREYNA U AHAA MADAXWEYNAHII PUNTLAND CABDIRAXMAAN FAROOLE,WAXAA ISAGUNA KA HADLAY ARIMAHA DOORASAHDA ENG FEYSAL CALI WARAABE, SIDOO KALE WAXAA KA HADLAY ARINTA WADAMADA DERISKA OO SHEEGAY INEY SOMALIYA TAHAY DAL XOR AH GENERAL YUSUF INDHACADE, MARKA WAXAAD KA GARAN KARTAA SOMALIDU INEY HADA QATARTA KA SOO MUUQATA WADAMADA DERISKA SI ISKU MID AH U TAABANEYSO WAAYO HEERKA BULSHADA LA GAARSIIYEY IYO XUMAANTA LAGU HAYO AYAA SABAB U AH. DABCAN IN ILAA XADKAAN SHARAFKOODA MEEL LOOGA DHACO OO DALKOODA LAGU MAAMULO WAXAA SABAB U AHAA HOGAAN XUMIDA XASAN SHEIKH, WALOW AY ISAGA IYO ETHIOPIA SIDA AAN CAAWA XOG HORUDHAC AH KU HELEYNO DOORASHADA SOMALIYA QUUS KA TAAGAN YAHIIN.

WARARKA CAAWA.


HS;- XILI MAALINTA BERITO AH LA SOO GABO GABEYNAYO QUDBADAHII AY MUSHARAXIINTA KA HOR JEEDINAYEEN XILDHIBAANADA AADNA LOO SUGAYO GROUPKII UGU DANBEEYEY OO UU KA MID YAHAY MUSHARAX FARMAAJO AYAA HADANE MAANTA WAXAA QUDBADO JEEDIYEY MUSHARAXIIN DHAWR AH OO AANU SIYAABI KALA DUWAN UGA HADLI DOONO, AYAA HADANE WAXAAN KU BILAABEYNAA MUSHARAX CABDINAASIR MOHAMED OO QUDBAD SI WANAAGSAN LOO SOO DIRAY KA JEEDIYEY BAARLAMAANKA HORTIISA.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.11 seconds
11,852,038 unique visits