Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 9

· Members Online: 0

· Total Members: 152,822
· Newest Member: Adorpjwo

Welcome

HS

http://hiranstate.com/news.php?readmore=1831
NEWS NUMBER ONE.


BREAKING NEWS:- MUSHARAXIINTA ISBEDEL DOONKA OO TAAGEERO XOOGAN KA HELAYA TIRADA UGU BADAN EE XILDHIBAANADA BAARLAMANKA CUSUB EE DOONAYA IYAGA QUDHOODA INUU DALKEENU YEESHO AMABA KA DHACDO ISBEDEL DHAB AH OO DHINACA HOGAANKA AH OO CAAWA SOO SAARAY WAR MURTIYEED 4 QODOB KA KOOBAN OO UU HALKAAS KA AQRIYEY R/WASAARE KU XIGEENKII HORE MUDANE RIDWAAN OO AH AFHAYEENKA MUSAHRAXIINTA ISBEDEL DOONKA.DAAWASHO WACAN MUSHARAXIIN MIISAN CULUS KU LEH DOORASHADA.




WARARKII UGU DANBEEYEY XAALADA DOORASHADA SOMALIYA BAARLAMAANKA CUSUB SANADKAN SHACBAKA SOMALIYEED MA BAHDILI DOONAAN MISE DALKA ISBEDEL DHAB AH AYEY GELIN DOONAAN INTII AY SOMALIWEYN KALA TAGI LAHEYD CADOWGA SOO JIREENKAANE DABAAL DEGYO WAAWEYN SAMEYSAN LAHAA HADII SIDA UU DOONAYO LOO YEELO? LACAGO DOLAR FALSE AH AYAA MOGDISHU KU SOO QUL QULAYO 2017 2020 MARKA LA GAARO XAALKA SOMALIYA YAA SAADALIN KARA HADAAN MUSHKILADA MAANTA HALKAAN LAGU HAKININ? WAR HELAA TALO HELA


HS;- MOGDISHU,SOMALIYA :-PROF JAWAARI OO SHEEGAY IN XILDHIBAANKII AMABA MUSHARAXII LAGU HELO LAALUUSH ISAGOO QAADANAYO AMABA BIXINAYO IN KAN BIXINAYO IYO KAN QAADANAYO LABADABA LAGA QAADI DOONO AMABA WAAYI DOONO XILKA UU MARKAASI HAYO UUSANA KA MID NOQON DOONIN XUKUMADA CUSUB, XILI BEESHA CAALAMKA GOOB JOOG KA TAHAY DOORASHADA GUDIYO KALA DUWAN OO UU GUDOONKA BAARLAMAANKA DIYAARIYEYNA AY KU SUGAN YAHIIN GOOBTA AY DOORASHADU KA DHACEYSO, SIDOO KALE DAD AYAA LAGU DHAXDARSADAY MUSHARAXIINTA IYO XILDHIBAANADA WAXAANA ARINTA LAALUUSHKA KU FADEEXOOBI DOONA KUWII HOREY U CAADEYSTAY 4-TII SANO EE INADHAAFTAY OO UU DALKEENU WAX ISKA CAADI AH KA NOQDAY MUSUQ MAASUQA. DHINACA KALE GUDOOMIYAHA GUDIGA DOORASHADA HEERKA MADAXWEYNE DR CABDIRAXMAAN BEYLE OO AY WARBAAHINTA CAALAMKU SI WEYN U SOO XIGANAYEEN MAANTA WAXUU SHEEGAY IN GABI AHAANBA GOOBTII DOORASHADA DIYAAR TAHAY, HOOS KA DAAWO MUUQAALKA GOOBTA AY DOORASHADA KA DHACEYSO..

WARARKA CAAWA

HS:-LUCK OF LEADERSHIP:-FOR HOW LONG THE NAME OF SOMALIA EXIST IN EAST AFRICA,WHILE SINCE MENELIK II BECAMES EMPEROR IN 1889 TILL TODAY ETHIOPIAN'S BELIEVED THAT SOMALIA IS A PART OF ETHIOPIA?MUDO INTEE LA EG AYUU MAGACA SOMALIYA KA SII JIRI DOONAA BARIGA AFRICA,MAR HADII LAGA SOO BILAABO 1889 OO AH WAQTIGII MILILIKH 2 ILAA MAANTA AY ETHIOPIAN-KU AAMINSAN YAHIIN IN SOMALIYA TAHAY QEYB KA MID AH ETHIOPIA?ALLA HOGAAN XUMO MA SIDAN AYEY U TAALAA.........

HS:-MOGDISHU,SOMALIA 2017"ETHIOPIA NAMA GUMEYSAN KARTO" SIDAANA WAXAA YIRI.....KACDOON LOOGA SOO HORJEEDO ETHIOPIA OO KA BILAAWDAY SOMALIYA,XILI LEYSKU DIYAARINAYO DOORASHADII GUUD EE HEERKA MADAXWEYNE.DAAWASHO WACAN WAX GARADKA SOMALIYEED EE MOGDISHU,WELIBA QUDBADAHOODA WAX BADAN AYAA LAGA JARJARAY MAAHANE SIDEY U HADLEEN WAX GARADKA HADII BULSHADA LOO SOO DEYN LAHAA QUDBADAHA QAARKOOD.....



WARARKA CAAWA
.



HS;- (FANAANKA WEYN CAWAALE ADEN OO FARMAAJO KU TILMAAMAY GEESI AY SOMALIDU DOONEYSO HEESNA KA SAMEEYEY SIDA UU FARMAAJO CIIDANKA XOOGA DALKA U XANAANEYEY AMABA U DOONAYO INUU XANAANEEYO) DHINACA KALE FANAANIINTA IYO ABWAANIINTA SOMALIYEED OO KU MASHQUULSAN HEESO IYO GABAYO LAGU TAAGEERAYO MUSHARAX FARMAAJO OO AY DOONAYAAN SHACABKA SOMALIYEED,XILI AY DAGAAL SIYAASADEED AAN CADI AHEYN KULA JIRAAN DOWLADAHA DERISKA MAADAAMA UU QORSHEYNAYO DHISAMAHA CIIDAN QARAN IYO ARINTA GOBOLADA WAQOOYI DOONAYO INUU SOO AF JARO WAANA ARINTA AY DOWLADAHA DERISKA UGA SOO HORJEEDAAN MUDANE FARMAAJO OO AY SHACABKA SOMALIYEED AAMINSAN YAHIIN INUU YAHAY RAJADA KALIYA EE U HARTAY IN ISAGA LOO DOORTO SANADKAN.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.09 seconds
11,861,390 unique visits