Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 10

· Members Online: 0

· Total Members: 152,869
· Newest Member: Alwqflxs

Welcome

HS;-

http://hiranstate.com/news.php?readmore=1831 DAGAALKII SOMALIYA IYO ETHIOPIA OO SAACADAHII UGU DANBEEYEY GALAY JIRITAANKEENA IYO QARANIMADEENA WAA NOW OR NEVER.

BREAKING NEWS:- ALLOW DOORASHADAN SHACABKA SOMALIYEED HAKU CEEBEYNIN, 26 SANO OO DAGAALO SOKEEYE KEDIB MA XAMILI KARAAN INEY HOOS TAGAAN DALKA ETHIOPIA, SHACABKA SOMALIYEED OO LAGA YAABO IN FARMAAJO LOO DOORTO. DALKA SOMALIYANA JIRITAANKIISA SIDAAS KU BED BAADO CODADKA FARMAAJO ILAA HADA CODODKA LA TIRIYEY MA XUMA RAJADA SHACABKA SOMALIYEED.NASIIB WANAAG DALKA AY DOORASHADA KA DHACEYSO WAXAA ISKA LEH SOMALI WAASE LAGU HEYSTAA WHAT A BAD HISTORY IYO SIDEY SOMALI AHAAN JIRTAY



HS;- BREAKING NEWS DOORASHADII WAREEEGA 1AAD GUUL BIKAAW AH SIDAAN HOREY U SHEEGNAY WAXAA SOO GANO GABOOBAY WAREEGII 1AAD EE DOORASHADA DOWLADA ETHIOPIA WAXEY HESHAY 87 COD KALIYA AAWAY 220 KII XILDHIBAAN EE SHACABKA SOMALIYEED LOO SHEEGAY INEY TAAGEERAYAAN XASAN SHEIKH SHIR KA DHACAY HOTELKA SYL? GUUL BILAAW AH OO U SOO HOYATAY SHACABKA SOMALIYEED

NEWS NUMBER ONE

BREAKING NEWS FARMAAJO OO KU HOREEYA CODADKA WAXEY U MUUQATAA IN AY SOMALIWEYN MAANTA KA GUULEYSAN DOONAAN MUSHARAXA AY ETHIOPIA KU FAANTAY INEY XOOG KU SOO CELINEYSO XASAN SHEIKH MAXAMUD, SI LOO ILAALIYO KARAAMADA MALAAYIIN UMADA SOMALIYEED AH OO CAAWA DUL FADHIYAAN TELEFISHINADA WAXEY U BADAN TAHAY IN AAN CAAWA LAGA DABAAL DEGI DOONIN ADDIS ABABA MALAAYIIN SOMALIYEED OO DALKOODA LAGU HEYSTONA AYSAN MASKAXIYAN WAALAN DOONIN AMABA CIISHOON DOONIN,DHINACA KALE SIDAN WARAR SUGAN KU HELEYNO WAXAA BEENOOBAY WARARKII SHEEGAYEY IN AY XASAN SHEIKH IYO ETHIOPIA HEYSTAAN XILDHIBAANO GAARAYA 180 XILDHIBAAN.

DOWLADA ETHIOPIA OO 2006 MID KA MID AH BEELAHA SOMALIYEED DHARAAR CAD KU XASUUQEEN CAASIMADA SOMALIYA IYAGOONA XILIGAAS DILEEN NIN DOORKOODA BEESHA HABARGIDIR , AYAA 10 SANO KEDIB WARBIXIN AY SOO SAARTAY WASAARADA ARIMAHA DIBADA ETHIOPIA DHAWAAN KU SHEEGTAY IN XUKUNKA DALKA LAGA ILAALIYO BEESHA DAAROOD IYADOO KA DHIGEYSA BEEL MANORITY KA AH CAASIMADA SOMALIYA EE MOGDISHU, IYADOO ARINTAAN UJEEDADA LAGA LAHAA AY AHEYD IN AY SOMALIDU KU KALA TAGAAN CAASIMADA DOORASHADA HADA LOO FADHIYONA NAGA BAAQATO, HAYEESHEE QALADKII AY SOMALIDU GALEEN 2006 00 HORTOODA LAGU XASUUQAY BEEL SOMALIYEED NATIIJADII KA SOO BAXDAY MAR KALE WAA MIDAAN, HADII CAAWA DOORASHADAN WAX FARXAD GELINAYO DOWLADA ETHIOPIA KA SOO BAXDO THERE WILL BE NO MORE ..WADAN LA YIRAAHDO SOMALIYA OO XOR AH.

MARKA SOMALIDII HORE QAB WEYN AYAA KU JRIAY ARIMAHAN OO KALENA WEY KA DHIIDHIN JIREEN, MAADAAMA FARMAAJO DAL IYO DIBAD LAGA JECEL YAHAY NINKAAS CAAWA SOMALIDU HA DOORATO SI UGU YARAAN SHACABKEENU DAL IYO DIBAD U FARXAAN DHAWR MAALMOOD, ETHIOPIAYAN HALA TUSO IN DAAROOD YAHIIN DAD SOMALIYEED OO MUDAN HOGAANKA DALKA MAADAAMA AY BERITONA DHIHI DOONAAN DIR-,BEESHA 5AAD,JAREERWEYNE IYO DIGIL IYO MIRIFLENA MA QABAN KARTAAN XUKUNKA DALKA,QORAALKAAN WAA HADAL HEYNTA UGU BADAN SOMALIDA OO MARKASTA ITAGU AAMINSAN IN AYSAN TALADA DALKOODA XOR U AHEYN WAXII KA DANBEEYEY BURBURKII DOWLADII DHEXE EE SOMALIYA
LA SOCO WARARKEENA DANBE.IYO MARKA AY SOO GABO GABOOWDO TIRINTA CODADKA WAREEGA LABAAD OO HADA SOCOTA

WARARKA KALE

WAR DEG DEG AH:-FARMAAJO OO XILDHIBAANO HOR LEH AY KU BIIREEN KEDIB MARKII HOOLKA DOORASHADA LA GALAY DAQIIQADO KA HOR.DALKA SOMALIYA OO WAX YAR KEDIB YEELANAYA MADAXWEYNE CUSUB,KAASI OO DALKA HOGAAMIN DOONA ILAA 2020


URURADA SIYAASADA IYO INTA BADAN MADAXWEYNAYAASHA MAAMULADA GOBOLADA DALKA OO TAAGEERAYA FARMAAJO IYO ISBEDEL DOONKA

URURKA DALJIR PARTY OO AH URUR AY KU JIRAAN DHALINAYRO SOMALIYEED OO ACTIVE AH OO SAACAD KA HOR KU BIIRAY OLOLAHA DOORASHADA FARMAAJO, URURKAN AYAA XILDHIBAANO KU LEH GOLAHA SHACABKA IYO AQALKA SARE.SIDOO KALE INTA BADAN MADAXWEYNAYAASHA MAAMUL GOBOLEEDYADA OO KA CABSI QABA INEY KU DHACDO WAXII SIYAASADA SOMALIYA KA RAACAY SHARIIF XASAN SHEIKH ADEN OO AY HALMAR XILDHIBAANDII DIGIL IYO MIRIF-LE KA TAGEEN AYAA HADA QEYB KA AH OLOLAHA FARMAAJO MANA DOONAYAAN IN AY QEYB KA NOQDAAN TAARIIKHDAAN MUGDIGA AH EE DALKA SOMALIYA LOOGU GACAN GELINAYO ETHIOPIA AMABA IN MUSTAQBALKA LA YIRAAHDO WAA KUWII DALKA SOMALIYA HIBEEYEY WAAYO DOORASHADA DHACEYSO WAXEY HADA U DHAXEYSAA SOMALI IYO ETHIOPIA INKASTA OO AY WADANKA AY KA DHACEYSO LEEYAHIIN SOMALIDU, WALOW AYSAN DOONEYN IN LAGA DAREEMO OLOLAHA AY HADA KA WADAAN MADAXWEYNEYAASHA MAAMUL GOVOLEEDYADA CAASIMADA MOGDISHU QOFKASTA OO SOMALI AH WAXUU DOONAYAA INUU KA FOGAADO MAALINTA BERITO AH INEY DOORASHADA KA RAACDO TAARIIKH XUN OON KA HARI DOONIN WELIGII TAASI OO GALAAFAN DOONTA MUSTAQBALKA IN KA BADAN 12 MILLION OO SOMALI AH OO DALKOODA LA DOONAYO IN GUMEYSTAAN DOWLADA ETHIOPIA. WALOW UGU DANBEYN HABEEN DANBE SOMALIWEYN FARXI DOONAAN HALKA ADDIS ABABA IYO XASAN SHEIKH MURUGADA KU HARI DOONTO KALIGOOD DALKA SOMALIYANA YEELAN DOONO MADAXWEYNE CUSUB IANGOO KA DUULEYNO SIDEY HADA WAX U SOCDAAN IYO WAAYA ARAGTINIMADA AANU U LEENAHAY GUDOONKA CUSUB EE LABADA AQAL OO AAN MARNABA LAGA FILANEYN INEY DOORASHADA KA SOO BAXDO WAX FARXAD GELIYA DOWLADA ETHIOPIA IYO KUWA KU FAANAYO INEY IYADU XOOGA XUKUNKA UGU SOO CELIN DOONTO.

DHINACA KALE XILDHIBAANADA IYO MUSHARAXIINTA BEESHA MUDULOOD AYAA IYAGUNA CAAWA SIWEYN U TAAGEERAYA SIYAASADA SHEIKH SHARIIF IYO TARZAN OO ISKU DHINAC KA AH SIYAASADA LAGU DOONAYO IN UU DALKEENU ISBEDEL LA TAABAN KARO GALO DHAWR SAAC KEDIB OO AY NAGA XIGTO DOORASHADA,


WARARKII UGU DANBEEYEY SAACAD KA HOR .



WARARKII UGU DANBEEYEY IYODOORASHADA SOMALIYA. DALKA SOMALIYA OO MAALINTA BERITO AH YEELANAYA HOGAAN AMABA MADAXWEYNE CUSUB KEDIB MARKII LEYSKU RAACAY ISBEDEL DHAB AH OO DHIANCA HOGAANKA AH INUU DALKEENU YEESHO, WAXEYNA WARARKII UGU DANBEEYEY MUUJINAYAAN IN AY UGU CAD CAD YAHIIN FARMAAJO OO KAALINTA KOOWAAD KU JIRA, SHIIKH SHARIIF IYO CUMAR CABDIRASHIID OO KU SOO XIGA. SHACABKA SOMALIYEED YEYSAN KU JAHWARERIN MEDIYAHA SOMALIDA QAARKOOD OO DHAQAALO LAGU SIIYO XAYEYSIINTA DANAHA ETHIOPIA, HALKA QAARKOODNA WARARKA IYO SAADAASHA U BIXIYAANAMABA TABIYAAN HADBA SIDA AY LA JECEL YAHIIN MUSHARAXA KU QABIILKA AH, LAAKINSE S9DA AANU XOG XAQIIQADA KA TURJUMEYSA KU HELEYNO DALKA SOMALIYA WAXAA KA DHICI DOONA ISBEDEL DHINACA HOGAANKA AMABA MADAXWEYNAHA AH, XITAA ARINTAAS SAACADAHII UGU DANBEEYEY WADAMADII SOMALIYA DERISKA LAHAA EE DOORASHADA KU HAYEY FARO GELINTA WAXEY OGAADEEN IN DALKA SOMALIYA DAGAAL SOKEEYE KA DHICI DOONO HADAAN LA HELIN ISBEDEL DHINACA HOGAANKA AMABA MADAXWEYNAHA AH, ILAA CAAWA WAXAAD ARKI DOONTAAN IYAGOO MUSHARAXIINTA KALE QAARKOOD U OLOLEYN DOONO OO AY SAACADAHA UGU DANBEEYA WAX BADAN ISBEDELI DOONAAN.WELIBA GUDOONKA BAARLAMAANKA WEY OGYAHIIN IYAGOO KA TGURJUMAYA RABITAANKA DADKA SOMALIYEED IN DALKU U BAAHAN YAHAY ISBEDEL MAALINTA BERITO AH LAMA DOORAN DOONO XASAN SHEIKH LAALUUSH KASTA OO UU DOORASHADAN KU BIXIYO.HOGAANKA DALKA WAXAA KU GUULEYSAN DOONO MID KA MID AH MUSHARAXIINTA ISBEDEL DOONKA MIDKOOD.

WARARKA MAANTA.



WARARKA CAAWA
HS:-DAAWO XILDHIBAANKAN OO KA MID AH XILDHIBAANADA ISBEDEL DOONKA IYO SIDA AY DOORASHADA SANADKAN XILDHIBAANADA U BADAN DHALINYARADA KU CUSUB BAARLAMAANKA OO IYAGU KOR U DHAAFAYA TIRO AHAAN.....AMABA LA DHIHI KARO WAA TIRADA UGU BADAN HALKA AY U CODEYN DOONAAN,WAA XILDHIBAANO AAD UGA DUWAN KUWII KA HOREEYEY IYAGA.MA DOONEYNO IN AANU SHEEGNO MAGACA MUSHARAXA AY U CODEYNAYAAN IYAGOO FULINAYA RABITAANKA SHACABKA,LAAKINSE DHAGEYSO AMA DAAWO KEDIBNA IS BAR BAR DHIG WAR MURTIYEEDKII AY SOO SAAREEN MUSHARAXIINTA ISBEDEL DOONKA OO AAD KA DAAWAN KARTO QEYBTA HOOSE LĀBADA MUUQAALBA.WARAR SUGAN OO AANU DAQIIQADO KA HOR HELNAYNA WAXEEY SHEEGAYAAN IN AY TIRO HOR LEH OO XILDHIBAANO AH AY KU BIIREEN MAANTA XILDHIBAANADA IYO MUSHARAXIINTA ISBEDEL DOONKA AH KUWAASI OO NAGA CODSADAY IN AANU MEDIYAHA KA SIi DEYNO MAGACYADOODA WAXEYNA U BADAN YAHIIN WELIBA DUMAR.SIDA MUUTAQA DALKA SOMALIYA WAXUU YEELAN DOONAA MADAXWEYNE CUSUB OO AAN AHEYN XASAN SHEIKH WAXUUNA XASAN SHEIKH AMABA MADAXWEYNAHII WAQTIGIISU DHAMAADAY MARAYAA WADADII AY XILDHIBAANADA BAARLAMAANKU MARSIIYEEN C/RASHIID XIDIG IYO FARAX CABDULQADIR QOF AAN ISBEDELADII DHACAY SAACADAHII UGU DANBEYEY XOG OGAAL U AHEYN QORAALKAAN OO KALE MA AQBALAYO,HAYEESHEE SI AAD XOG OGAAL U NOQOTO IYADOO AANU WELIBA KA ILAALIN DOONO BROBAGAANDO AMABA SAACAD SAACAD ULA SOCO ARIMAHA DOORASHADA,WELIBA HADII UU KUGU JIRO DAMAC SIYAASADEED AMABA AAD KU CUSUB TAHAY SIYAASADA HADII AAD TAHAY SMART AMABA QOF U SAAXIIB AH AQLIGA SIYAASADA SOMALIYA 4-TA SANO EE INAGU SOO AADAN WAXEY U MUUQATAA IN AY JIRTO DHINACA ISBEDEL DOONKA.UGU DANBEYN SOMALI HA NOOLAATO AYEY XAALADU MAREYSAA.


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.13 seconds
11,862,116 unique visits