Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS;-

News

WARARKA MAANTA.

HS;-BREAKING NEWS. MILITERIGA SOMALILAND OO LAGA YAABO INEY AFGAMBIYAAN MAAMULKA SIILAANYO OO AY ISAGU SIYAASADIISU KA BADIN WAAYEY XARIGA SHACABKA SOMALILAND QOFKIIBA BOOQASHO KU TAGO MOGDISHU, HALKA ETHIOPIANKU SIDEY DOONAAN UGU NOOL YAHIIN HARGEYSA IYO BURCO,SIDOO KALE WAXAA SOO BAXAYO WARAR SHEEGAYA IN AY XUUTIYIINTA YEMEN DUQEYN DOONAAN MAGAALOOYINKA WAAWEYN EE SOMALILAND SIIBA HARGEYSA IYO BER BERA IYAGOO ISTICMAALAYA WAA XUUTIYIINTEE DOOMAN DHEEREEYA IYO HUB AY KA HELEEN DOWLADA IRAN.SOMALILAND WAA KU DEYSAY SIYAASAD AHAAN IYO DHAQAALO AHAANBA MUDADA AY SI IJIRI KARTO WEY TIRSANTAA WAXEY DHAXDA U GASHAY LOOLAN SIYAASADEED U DHAXEEYA IRAN IYO UAE.

DAAWASHO WACAN WARIYE CABDIMAALIK COLDOON INTA UU GARTO SIILAANYO IYO FEYSAL CALI WARAABE MA GARTAAN, DHALIYARADII SOMALILAND OO DHAN HADA WAXEY SI AAN CAADI AHEYN U SOO AADAN CAASIMADA SOMALIYA BEENTII AY SHACABKA U SHEEGI JREEN MUDO 26 SANO HADA SHACABKU WEY FAHMEEN IN AYSAN JIRIN WAX SOMALINIMO KA HOOSEYA IN AAN WANAAG LAGU HELEYN.


MARKAAD QORAALKAAN KII KA HOREYEY DIB U EEGTO WAXAAN BULSHADA SI HORU DHAC AH UGU SOO BANDHIGNAY IN UU SI LAMA FILAAN AH U BURBURAY SHIRKII KA SOCDAY JABOUTI EE AY KU WADA KULMEEN CALI KHALIF GALEYR IYO FEYSAL CALI WARAABE WAX YAABAHII KEENAY BURBURKA SHIRKAAS CID RUMEYSANEYSA MA JIRTO WAXAA SABAB U AHAA SIYAASIYIINTA SOMALILAND WAAYO DHINACNA WAXEY KA LAHAAYEEN WAXAANU LA HESHIINEYNAA KHAATUMO DHINACA KALENA INTUU MEDIYAHA YIMAADO FEYSAL CALI WARAABE AYUU LAHAA SIYAAD BARE,DAAROOD IYO FARMAAJO WAA SIDAAS IYO WAX LA MID AH. MARKA NIN DADKOW LA SHIRAYO OO UU HESHIISKA KA DOONAYO OG INEY QABIIL AHAAN YAHIIN AMABA KA SOO JEEDAAN BEESHA DAAROOD HADANE HAWADA FARIIN DAAROOD NACEYB AH BULSHADA U MARSIINAYO IN AYSAN JIRIN XIGMAD KA DANBEYSA QOFKASTA WUU OGYAHAY, LAAKINSE INAGAA WAXII SHIRKAAS FASHILIYEY OO DHAB AH IYADOO AYSANBA AHEYN INTA AANU HALKAAN KU SOO QORNAY BULSHADA U SOO BANDHIGEYNA, HAYEESHEE WAXAA ISA SOO TARAYA IN AY MAAMULKA SOMALILAND TALATIISA DHAWAAN LA WAREEGI DOONAAN CIIDAMADA IYO SARAAKIISHA SOMALILAND OO SIDA AANU XOG HORUDHAC AH KU HELEYNO TAAGEERO XOOGAN KA HELAYA SHACABKA DEGAANKAAS.LA SOCO WAXII ARINTAAN OO AH MID XASAASI AH KUNA CUSUB DEGAANADA SOMALILAND KU SO KORDHA.

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.81 seconds
14,934,269 unique visits