Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS;-

NewsHS;- DAAWASHO WACAN WAX QABADKA DHABTA AH EE DOWLADA TURKIGA ERDOGAN GENERAL HOSPITAL IYO SIDA BUKAANKA U HELAAN BAARITAANO KALA DUWAN, HALKA WAAYADII HORE LOO AADI JIRAY DALKA DIBADIISA,MOGDISHU, SOMALIYA,


;



NEWS NUMBER ONE



WARARKA CAAWA.


HS;- CABDIWELI GAAS IYO LA TALIYAHA WAKIILKA QARAMADA MIDOOBAY MICHEAL KEATING NINKA LAGU MAFACAABO NURADIIN ADEN DIIRIYE OO AY XAALADA KU XUN TAHAY, KEDIB ABAABUL AY MAGAALADA MOGDISHU KA WADEEN SIDII XUKUMADA CUSUB LOO MUCAARADI LAHAA IYADOONA UU DHAWAAN LA TALIYAHA MICHEAL KEATING NURADIIN ADEN DIIRIYE OO AHAA SHAQSIGII MADAXDA MAAMULADA GOBOLADA DHAWAAN ISKUGU KEENAY CAASIMADA SOMALIYA IYADOO AAN XITAA MADAXWEYNAHA SOMALIYA IYO R/WASAARAHA LAGU WARGELIN SI AY ULA KULMAN WASIIRKII ARIMAHA DIBADA INGIRIISKA.

QORSHAHA CABDIWLEI GAAS OO ISAGU U SHAQEYA DOWLADA ETHIOPIA IYO NURADIIN OO ISAGU XOGTA QARAMADA MIDOOBAY OO DHAN LA WADAAGA CABDIWELI GAAS INTA AYSAN SOMALIDA KALE MAQLIN AYAA WAXUU AHAA SIDII RAGAAN LA BAXAY MAAMUL GOBOLEEDYADA LOOGU ADEEGSAN LAHAA BURBURKA XUKUMADAN CUSUB EE CURDUNKA AH EE U DHALATAY BULSHADA SI LOO BAABIYO RAJADA SHACABKA LOONA HIRGALIYO DANAHA ETHIOPIA IYO CABDIWELI GAAS HESHIISKA KU YAHIIN OO AH IN AAN LA HELIN QARAN SOMALIYEED OO JIRA OO SHAQEEYA.

MASHRUUCAAN LAGU MUCAARADAYO XUKUMADA R/WASAARE KHEYRE AYAA WAXAA HAKAD GELIYEY MOOSHINADA KA YAALA SHAQSIYAADKII LA DOONAYEY INEY XUKUMADA MUCAARADAAN SIDA SHRIIF XASAN IYIO CALI CABDULAAHI COSOBLE FIKIRKA WAX LAGU SOCOD SIINAYONA AY LA YIMAADAAN CABDIWELI GAAS IYO NURADIIN DIRIYE OO ISAGU BEESHA CAALAMKA KU DHAX JIRA UNA SHEEGAYA SIDEY WAX U SOCDAAN CABDIWELI GAAS.HAYEESHEE MOOSHINKAAN LAGA KEENAY SHARIIF XASAN WAXUU KU YAHAY DHIBWEYN HADUU MEEL MARO.HAYEESHEE CABDIWELI GAAS ISAGEYBA TIISA HEYSATAAA WAAYO WAXAA DEGAANADA PUNTLADN KA DILAACAY DHALINYARO DEEGAANKAA OO IYAGU MAQLAY IN UU DEKEDA BOOSAASO IIBSANAYO MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO IYAGU MARAAKIIBTA IYO WAXIIBA MARAYA INTA U DHAXEYSA XEEBTA GARACAD ILAA BOOSAASO IYAGU QAFAALANAYA.



WARARKA MAANTA.

IS SOMALIA A SOVEREINGN COUNTRY AND WHAT IS CONNA HAPPEN IF PRESIDENT FARMAJO, PRIME MINITER KHEYRE CAME TO SOMALI NATIONAL TV AND TELL SOMALI PEOPLE THEY AR'E NOT A SOVEREING COUNTRY AND RESSING IN THE FUTURE?,IT COULD BE CATASTROPHE AND REALL CIVIL WAR.Somaliya ma dal xor ah baa, maxaase dhici kara hadii ay madaxweynaha Somaliya iyo R/wasaare Kheyre intey Tv qaranka kala hadlaan shacabka yiraahdaan Somaliya ma ahan dal xor ah isna casilaan? Mudo waa laga sheegeyn sida ay xaaladu isku bedesho, hadaba inagoo ka soo bi;laabeyna shirkii loogu magaca daray Kampala Acord ee madaxdbanaanida Somaliya meel looga dhacay qaabkii uu u shaqeynayey wakiilkii UN-ka ee xiligaas Amb Mahiga iyo sida uu maanta u shaeeqo Micheal Keating oo maanta ka howlgala dalkeena iyo shaqsiga ay wada shaqeystaan Nuuradiin Diiriye oo u ah Micheal Keating turjubaan, halka Nuradina ay wada shaqeystaan madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo ay Ilmo adeero yahiin una shaqeeya dowlada Ethiopia.



Since 1990 Somalia's sovereignty never be the same. when Prime Miniter Farmaajo leave the office in 2011 What they called Kampala Acord, Thousands of civilians, many government soldiers, and some legislators marched throuth the street of Mogdishu.Then what happened after that when Farmaajo leave the office?
Laga soo bilaabo 1990-kii iyo waxii ka danbeeyey Somaliya ma aheyn dal u madaxbanaanaa sidii hore, hayeeshee markii uu r/wasaarahii waqtigaas Farmaajo shaqadii xafiiskiisa uga tagay 2011 wax ay ugu yeereen is afgaradkii Kampala oo ahaa isku day siweyn meel uga dhacayey madaxbanaanideena,waxaa wadooyinka Mogdishu iskugu soo abxay kuamaan shacabka ah, madax xiligaas ka tirsaneyd xukumadii uu xiligaas,ciidamdii dowlada iyo qaar ka mid ahaa golahii sharci dejinta kuwaasi oo dhamaantood iskugu soo abxay wadoyinka caasimada Somaliya ee Mogdishu.R/wasaare FArmaajona sidaas ayuu ku baxay, kedibna maxaa dhacay?

The same day, news reports surfaced indicating that UN Secretary General Ban Ki-Moon would sack Special Envoy Augustine Mahiga on account of a lack of tangible progress made and public confidence in Mahiga's work in Somalia. UN sources also stated that, due to prevalent allegations of graft, the Secretary General would fire half of the senior staff in various UN bureaus, including the UNPOS, UNDP, UNICEF, WHO and OCHA.


Wax badanba kama soo wareegine xogyahii qaramada Midoobay ee xiligaasi jiray Ban Ki-Moon markii uu warkii gaarayna wakiilkiisii Somaliya u joogay kaasi oo lagu magacaabi jiray Mahiga waxuu noqday shaqsi laga aaminbaxay, waxii markaAsi ka danbeeyeyna iskaba daa Mahigee waxey arintii saameyn ku yeelatay in ka badan kala bar laamahii kale amaba shaqaalahii hayadahii kale ee hoos tagayey Qaramada Midoobay sida xafiiskii Mahiga ee UNPOS,UNDP,UNICEF, WHO iyo OCHA.

Today in 2017 Farmaajo is a President of Somaliya from inside and outside Somali People like him,because he is honest for his country and his people, for sure no mather how long it takes,he will tell the truth for his people next few months if he reallize There is a Two Govenment running the country one is Internaional Commurity and the other is the Somali Government.
Hadaba maanta Farmaajo waxuu dalka Somaliya ka noqday madaxweynaha Somaliya sanadkan 2017-ka wana madaxweyne dal iyo dibad ay jecel yahiin shacabka Soomaaliyeed, maxaa yeelay waa hogaamiye daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa, xaqiiqadii waqtigey doontaba ha qaatatee shacabka Somaliyeed aaqirka runta ayuu u sheegi doonaa hadiiuuu dareemo in dalka lala maamulayo amaba hadaan si kale u dhigno hadii uu arko in ay talada dalka ku heystaan qolooyinkaan la baxay beesha caalamka.

Let's be realistic today the UN Special Envoy for Somalia is a Micheal Keating First of all where Micheal Keating get news from Somalia every morning? Simply the Answer is Nuradin Diriye Somali Translator for the UN Special Envoy for Somalia and where Nuradin Diriye get the Information? President of Puntland Abdiweli Gaas which is his Cousin and working with Ethiopian government.The some thing Amb Mahiga got Information in 2011 his Somali girl friend and that is how Mahiga was working in Somalia after one corruption to onather........To know More about how they working our country most of the International Communities wait for Part Two.
Waa in xaqiiqada laga abaaro meeshey naga jirto, waayo maanta waxaa qaraamada Midoobay u fadhiya Somaliya amaba wakiil uga ah ninka lagu magacaabo Micheal Keating.horta waa kuma Micheal Keating? Micheal Keating waa nin Britisha ah kuna dhashay qaarada Africa gaar ahaan wadanka Ugandha sanadkii 1959. horta intaadan wax kale naftaada weydiin wakiilka qaramada Midoobay u fadhiya Somaliya Micheal Keating xaguu ka helaa wararka Somaliya amaba hadaan si kale u dhigno yaasiiya?Wey sahlan tahay jawaabtu waa ninka isaga u ah turjubaanka oo lagu magacaabo Muradiin Aden Diiriye.Xaguu isaguna Nuradiin macluumaadka ka helaa?. waxuu ka helaa madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo ay Nuradiin ilmo adeero yahiin kaasi oo u shaqeeya waa Cabdiweli Gaase dowlada Ethiopia.

Dhacdadaan amaba qaabkaan uu hada ku shaqeeyo wakiilka Qaramada Midobay Micheal Keating waxey la mid tahay isla qaabkii uu wakiilkii qaramada midoobay ee Somaliya joogay 2011 Mahiga uga heli jiraay amcluumaadka geber Somali ah oo ay wada noolaayeen amaba saaxiibo ahaayeen,waxuuna Mahiga dalka Somaliya uga shaqeysan jiray qaab musuq maasuq ah oo uu midba midka kale uga sii gudbayey..... hadii aad dooneyso in aad wax badan ka ogaato qaabka ay kooxdaan la baxday beesha caalamka uga howlgalaan dalkeena si degan ula soco qeybteena labaad.
Soon or Later President Farmajo will tell the Truth his own people then let's wait and see how Somalia became a nation of war. because International Communities since we the Somali's adupted federal System they don't believe to deal directly Somali Government, they like to deal regional leaders, because there is no transparency, that is why most International Communities they don't care our sovereing, because they're making million of dollars while Somali Civilan safer more then 26 years.

Ugu danbeyn ha dheeraato amaba ha dhawaato madaxweyne Farmaajo shacabka runta ayuu u sheegi doonaa, kedibna waaxaad sugtaan marxada uu dalkeena lugaha la geli doono ee fowdada ah isagoona isku bedeli doono dal colaadeed.waayo tan iyo markii ay Somalidu qaateen nidaamkaan loogu magac daray federalka kooxdaan la baxday beesha caalamka ma dooneyaan iney toos ula macaamilaan dowlada federalka, bedelkeedii waxey ka door bidsyaan la kulanka hogamiyaasha maamulada gobolada dalka qaarkood, maxaa yeelay ma jirto isla xisaabtan iyaga waa beesha caalamkee iyo hogaamiyaasha maamulada gobolada dalka ka dhaxeeya.sidoo kale kalama jecla madaxbanaanida iyo xornimada dalkeena oo nooma arkaan in aanu nahay dal xor ah.maxaa yeelay sidan ayey ku sameeyaan malaayiin dolar, halka shacabkeenu dhiban yahiin mudo ka badan 26 sano.


Watch This Video Internaional Communities Life style In Mogdishu,Somalia in 2017 and see the reall life of Somali People.Bal daawo muuqaalkan sida ay beesha caalamku ugu nool yahiin casimada Somaliya 2017-ka kedibna is barbar dhig nolosha dhabta ee ay shacabkeenu ku nool yahiin.

IS SOMALIA A SOVEREINGN COUNTRY? NO MATTER WHAT SOON THE REALL ANSWER IS COMING FROM THE PRESIDENT AND THE PRIME MINISTER OF SOMALIA TO TELL THE TRUTH MILLIONS OF SOMALI'S,THEN WORLD WILL BE SHOCK IT.waxaas oo dhan oo is biirsaday awadeed Somaliya ma dal xor ah baa?Jawaabta saxda ah dhawaan waxaan ka sugeynaa madaxweynaha iyo R/wasaaraha si ay shacabka ugu sheegaan runta iyo xaqiiqada ka jirta dalkooda, kedibna caalamka waxaa ku dhici doona amakaak.

WARARKA KALE

HS;-YOU BETTER WATCH THIS VIDEO FROM CITY OF JIGJIGA: BELIEVE IT OR NOT,WHERE EVER YOU GO IN EAST AFRICA SOMALI PRESIDENT WELCOMED, THEY CALL HIM CHARISMATIC LEADER OR MAN OF DIGNITY. ALSO SOMALI DIASPORA SAID " FARMAAJO IS THE LEADER OF THE PEOPLE". FARMAAJOW CEEBTA NAGA FOGEE, YAA SALAAM DHAANTADII UGU DANBEYSAY EE LOO QAADO MADAXWEYNAHA SOMALIYA MAXAMED CABDULAHI FARMAJO.DAWASHO WACAN


webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.com


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,948,474 unique visits