Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS;-

News
INKASTA OO AYSAN HADA KEDIB DALKA SOMALIYA JIRI DOONIN XUKUMAD DANBE OO U AFDUUBNAAN DOONTA SHAQSIYAAD HADANE WAXAAN QORMO XIISO BADAN KA SOO DIYAARIN DOONAA SHIRAR HOOSE OO U SOCDA INTA BADAN XILDHIBAANADA KU CUSUB BAARLAMAANKA EE LOOGU YEERO ISBEDEL DOONKA AMABA KUWOODA DHALINAYARADAA AMABA HADAAN SI KALE U DHIGNO AQLABIYADA UGU BADAN XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA SIDA AY UGU BALAMEEN IN DALKEENA LA BAD BAADIYO OO AAN CAQABAD LAGU NOQON MADAXWEYNE FARMAAJO IYO R/WASAARE KHEYRE XUKUMADA CUSUB EE AY SOO DHISEEN IYAGOO DHAWAAN ISKU DHAARSANAYA INEY WAXKASTA KA HORMARIN DOONAAN MASLAXADA DALKOODA.QAARKOODNA WAXAA KA GO'AN IN AY MADAXDA MAAMULADA GOBOLADA DALKA KU GACAN SEYRAAN IYAGOO MAALINBA DAL KA SOO MUUQANAYAAN SAWIRADOODA INEY HADANE DOWLADII CURDUNKA AHEYD EE BULSHADA U DHALATAY DANO SHISHEEYE AWADOOD U BURBURIYAAN KANA YEELI DOONIN.

WAXAAD MOODAA WAX YAABAHA DHACAYA OO DHAN WAA MAQAADIIR ALLE OO IN DALKAAN MADAXWEYNE KA NOQDO FARMAAJO ISAGUNA KEENO R/WASAARE KHEYRE,GUDOONKA BAARLAMAANKANA AY NOQDAAN DAD WAAYA ARAG AH HADEYSAN MUSTAQBALKA ISBEDELI DOONIN INTA AAN HADA KA ARAGNO,XIDLHIBAANADA DHALINYARADAA EE BAARLAMAANKA CUSUB KU BIIRAY OO AAD U DHIIFOON WAXAASI OO DHAN, WAXEY SOO DEDEJINEYSAA FASHILKA SIYAASADAHII DANEYSIGA KU DHISNAA EE DALKEENA LAGU BURBURIYEY.

INKASTA OO SIDAAN HOREY U SHEEGNAY AANU ARIMAHA QAARKOOD KU SOO QAADAN DOONO QEYBTEENA LABAAD RAGAAN MAAMULADA GOBOLADA LA BAXAY WEY ISCEEBEYNAYAAN MAAHAME XUKUMADAAN SI WELIBA AQLABIYAD LEH AYAA LAGU ANSIXINAYAA DHAWAAN, LAAKINSE WAXAA GUUL AH SIDA AY XILDHIBAANADA FEDERALKA BADANKOOD DAREEN XOOGAN UGA MUUJINAYAAN SIYAASADAHA QALAFSAN EE AY DOONAYAAN INEY DOWLADA FEDERALKA KULA DHAQMAAN MADAXDA MAAMULADA GOBOLADA DALKA OO IYAGU BADANAA DANAHODA SHAQSIGAA IYO MIDA QABIILADOODA HOOSE KALIYA EEGTAAN IYAGOO AAN MARNABA ISWEYDIIN MAAMULKA AY KU MAGACAABAN YAHIIN INEY QEYB KA YAHIIN BEELO KALA DUWAN OO AHDII AAD DIIDO JIRITAANKA XUKUAMD QARAN AY IYAGUNA DIIDAYAAN MIDA AAD ADIGA HOGAAMINEYSO EE HEERKA GOBOL..

TUSAALE.

XILDHIBAANADA KA MID NOQDAY GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA WAXEY LEEYAHIIN, HADII CABDIWELI GAAS WASIIRKII UU DOONAYEY IN QABIILKIISA LOO MAGACAABO UU NOQON WAAYEY QOLADA UU KA DHASHAY EE CUMAR MAXAMUD NINKA HADA LAGA DHIGAY WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA MA DALKA SHIINAHA AYUU KA YIMID OO XILDHIBAANADA KA SOO JEEDA DEGAANKA GALDOGOB SIDA CABDIRAXMAN XOOSH OO WASIIRADA KA MID AH AWADEED HADIIBA QARANIMADII SOMALIYA MEEL LEYSKA DHIGAY MAAMULKA PUNTLAND HAMBALYO MA DHAHAYAAN MIYAA GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA IYAGOO AFKA MAAMULKA KU HADLAYA? AYUU YIRI YACNI WAXAA LAGU TUSAYAA IN AYSAN MAAMULADA GOBOALDA DALKA MEESHA WAX SIYAASAD AH KU HEYN OO AY TAHAY GOOB MARKII HAMBALYO LA DIRAYANE LAGU DIRAYO DOWLADAAS WAXAA KA MID AH INA ADEEGGEY IYO WAX LA MID AH.

YACNI DHAWR BILOOD KA HOR DALKA SOMALIYA KAMA JIRIN XILDHIBAANO SIDAN UGU YARAAN U FIKIRAYA WAXAA KA JIRAY KALIYA XILDHIBAANO INTUU CABDIWELI GAAS GAROOWE KA SOO WACO YIRAAHDO DOWLADA WAXAAS IYO WAXAAS KU MUCAARADA IYO WAX LA MID AH IYAGUNA AY ISKA YEELI JIREEN LAAKISNE HADA XAALKU SIDAAS MAAHAN TIRO YAR OO XILDHIBAANADII HORE EE MAR KALE SOO LAABTAY IYO QAAR KA MID AH WASIIRADII XUKUAMDII HORE KA TIRSANAA OO XILDHIBAANO NOQDAY OO IS OG INEY HOREY SIYAASADA UGU SOO FASHILMEEN IYO SHAQSIYAAD QABIIL HOOSE LA AH MADAXDAAN MAAMUALDA GOBOLADA MAAHANE DHAWAAN UGU AYRAAN 250 XILDHIBAAN WAXAA KA GO'AN INEY KA SHAQEEYAAN MASLAXDA DALKEENA, TIRADAAS YAR EE BAARLAMAANKA KA TIRSANA IYAGAAS AYAA ISKU XISHOON DOONA.

ARINTA KALE EE XIISAHA LEH WAA IN 19 KA XILDHIBAAN EE LAGU SOO DARAY XUKUMADAN CUSUB AU SAAXIIBO BADAN KU LEEYAHIIN GOLAHA SHACABKA OO ASYAN DHIB IYO WAX WALWAL AH KU HEYN XUKUMAD LEYS HOR ISTAAGO IYADOO WADANKU KU SUGAN YAHAY MARXALAD AY XOOLAHII IYO DADKII CUNAYAAN QASHINKA ABAARTA JIRTA AWADEED.

AAWAY CALI CABDULLAAHI COSOBLE OO ISAGU SHEEGTA INUU MADAX U YAHAY SHACABKA SHABELAHA DHEXE IYO HIIRAAN MARKII LA DOORTAY FARMAAJO DAQIIQAD KEDIB AYUU U HAMBALYEEYEY, SIDOO KALE MARKII LA DOORTAY R/WASAARE KHEYRE ISLA MARKII AYUU U HAMBALYEEYEY, MAXUU UGU HAMBALYEYN WAAYEY GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA?ANAGAA IDIIN SHEEGEYNO WAA MARKA KOOWAADE WAXUU SUGAYEY IN UU GOLAHA WASIIRADA KU SOO BAXO NIN ISAGA KU JUFO AH SIDOO KALE WAXUU MOODAYEY MARKII UU FARMAAJO YIMID IN ISAGA LA LEEYAHAY II SOO QOR DADKA WASIIRADA NOQONAYO OO MASHRUUC AYUU DOONAYEY INUU KA DHIGTO MAADAAMA AY WADANKA YIMAADEEN MADAX LAALUUSHKA IYO WAX IS DABA MARINTA KA SOO HORJEEDA OO DOWLADNIMADA U DIYAAR AH.

SHARIIF XASAN ISAGA WAXUU HOREY U SOO NOQDAY GUDOOMIYE BAARLAMAAN ISAGA IYO CABDIWELI GAAS HADA KA HOR AYEY MADAXWEYNE FARMAAJO ISAGOO R/WASAARE KA AHAA DALKA U SUURO GASHAY INEY KURSIGII INTEY SIYAASADA LA GEDIYEEN KEDIBNA CABDIWLEI GAAS SIDAAS UGU FADHIISTAY, WAATII AY SOMALIDU HOREY U TIRI DAWACO MEESHII AY MACMACAAN UGU BARATO AYEY MACALUUL UGU DHIMAYAATE TIIYOO KALE AYAA CABDIWELI GAAS U MUUQATA WAANA MIDA KEENTAY INUU MAALINA ADDIS ABABA U CARARO ISAGOO MUCAARADAYO XUKUMADA R/WASAARE KHEYRE, MAALINA YIRAAHDO SHACABKA MAGAALDA GAROOWE LALAMA NOOLAAN KARO WAA CAWAAN OO UU MAGAALADA BOOSAASO KA DHIGTO XARUN KA DHIGTO.LAAKINSE MARKA LAGA SOO TAGO ARIMAHAS OO DHAN WAXAAN QODOBKEENA LABAAD KU SOO QAADANEYNAA.


HS;-(MOGDUISHU, SOMALIA 2017) SHACABKA SOMALIYEED OO SOO DHAWEEYEY GOLAHA CUSUB EE WASIIRADA.SOMALI'S WELCOMED THE NEW CABINET
;




HS:-SIYAASIGA WEYN FARAX MACALIN DAWAARI "INTA AY DALKA SOMALIYA JOOGAAN CIIDAMO KENYA IYO ETHIOPIA KA SOCDA OO KA MID AH HOWLGALKA AMISOM SOMALIYA NABAD KAMA DHALAN DOONTO"HADABA DALKA SOMALIYA MA YAHAY WADAN AMABA DAL XOR AH MARKA HORE MISE JIRAAN XILDHIBAANO QARAN OO SOMALI AH OO GARTA INTA UU KA HADLAYO SIYAASIGA FARAX MACALIN?.


WARARKA CAAWA.



WATCH THIS VIDEO IF YOUR'E A SOMALI CITIZEN TO KNOW MORE ABOUT KENYA AND ETHIOPIA'S LONG TERM GOAL IN SOMALIA,THEN YOU MUST ASKED FOR YOUR'E SELF WHY THE WEST AR'E SUPPORTING KENYAN AND ETHIOPIAN TROOPS IN SOMALIA?.HADII AAD TAHAY MUWAADIN SOMALIYEED DAAWO MUUQAALKAN INTA AANAN KUU SOO BANDHIGIN WARBIXIN AANU KA DIYAARINAY DOWLADAHA ETHIOPIA IYO KENYA KUWAASI OO AY DOWLADAHA REER GALBEEDKA MALAAYIIN DOLAR KU SIIYAAN CIIDAMDOODA JOOGA SOMALIYA, XILI AY LABADAASI DOWLADOOD AYSAN AAMINSANYEN IN AY SOMALIYA TAHAY DOWLAD AMABA DAL XOR AH OO LEH CALAN, GOLE BARLAMAAN OO KA KOOBAN LABO AQAL, MADAXWEYNE,R/WASAARE IYO GOLE WASIIRO OO DHAWAAN LAGU DHAWAAQI DOONO. WARBIXINTAAN HOOSE EE ANU KU QORNAY LUQADA INGIRIISKA IYADOO KU QORAN AF SOMALI DHAWAAN NAGA FILO, HAYEESHEE BAL MUUQAALKA VIDIYOWGAAN DAAWO.KEDIBNA WAXAAD ISWEYDIISAA SIYAASADAHA AY DOWLADA ETHIOPIA KULA DHAQAMEYSAY 26 KII SANO EE LA SOO DHAAFAY DALKA IYO DADKA SOMALIYEED IYO WAXA MADAXWEYNAHA KENYA U SUUROGELIYEY INUU DALKA SOMALIYA ISKA SOO GALO ISAGOO AAN LA SOCODSIIN AMABA KU WARGELIN MADAXDA DOWLADA CUSUB EE U DHALATAY DALKA IYO DADKA SOMALIYEED,

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,948,473 unique visits