Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 1
brandieer69

· Total Members: 59,825
· Newest Member: bvwfyhmd90

Welcome

HS;-

News

HS:-After long absent world Arena,finally SOMALIA is Back.Kedib mudo fog oo ay masraxa CAALAMKA ka maqneyd,ugu Danbeyn Soomaaliya waa soo laabatay..



WARARKA MAANTA OO AXAD AH.

Cairo,Egypt 2017:- Dowlada Masar oo si aan horey loo arag ugu dhiiregelinaya in ay tujaarta wadankaas kuwooda ugu caansan dalka Soomaaliya maalgashtaan kedib markii ay soo baxeen warar sheegaya in uu dalka Soomaliya 10-ka sano ee inagu soo aadan noqon doono dal ay maalgashan doonaan amaba daneynayaan in ka badan 20 dowladood oo caalamkaa ganacsatadooda.


Dalka Masar amaba Egypt waxuu ka mid yahay wadamada heerka ka gaaray saraca beeraha amaba wax soo saarka beeraha kedib markii ay jaamacadaha dalkaas soo saareen boqolaal Engineero ku taqasusay cilmiga beeraha iyo horumarinta xoolaha oo ay weliba Masaaridu heer ka gaareen inagoona dhawaan bulshada u soo bandhigeyna muuqaalo ka hadlaya beeraha wadankaas iyo wax soo saarkooda heerka uu gaarsiisan yahay iyagoo weliba hada ay shacabkoodu ku dhaw yahiin 95 Million.Dalka Masar waxuu ka mid yahay wadamada sida weyn ula jaanqaada hadba isbedelada siyaasadeed ee caalamka ka curta waxeyna dowlada Masar hada xaqiijiyeen inuu caalamku hada u soo jeestay wax ka qabashada mushkilada Soomaaliya arintaan oo fursad xoogan u ah ganacsatada caalamka
.la soco wararkeena danbe


Sh/Hoose 2017:- Gobolka Sh/hoose oo 48-dii saac ee ugu danbeysay cabsi awadeed loo qaaday in ka badan ilaa 4 Isbaaro yiilay inta u dhaxeysa Mogdishu ilaa No 50,kedib markii ay howlgalo qorsheysan ay gobolkaas siweyn ugu bilaabeen ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo garab xoogan ka helaya shacabka Soomaaliyeed ee ay ku weyn tahay nabada si ay u helaan nolol iyo amaan.





WARARKA MAANTA OO JIMCO AH.


Umadkasta waxey heybad iyo karaamad u leetahay dalkooda hooyo Somaliduna waa iney fahmaan intaas dalkoodana nabad iyo xasilooni ku soo dabaalaan.Heestaan ayaan caawa madaxweynaha Somaliya iyo waftigiisa ku macasalaameyneynaa, maadama shirkii London la soo gabo gabeeyey.Viva Somaliya 2017


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.05 seconds
6,222,805 unique visits