Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 1
marvinau11

· Total Members: 152,372
· Newest Member: Barniqirk

Welcome

HS:-

News


WARARKA MAANTA OO ARBACO AH.



Siyaasada Dalka Masar waxaa asal u ah ma jirto wadan gooyni ah oo ay u afduuban yahiin dhamaan dowladaha caalamka waxey u soo dhaweeyaan si isku mid ah qaasatan kuwii ay u arkaan iney ku jirto maslaxadooda oo kaliya.tanina waxey keentay in dowladkasta oo Masar ka dhalata ay kaliya isbedelaan hogaamiyaasha laakinse siyaasada dalka lagu maamulayo aysan waxbo iska bedelin.hadaba halkaan kuma soo koobi karno awooda qarsoon ee dalka Masar hadey noqon laheyd horumarka muuqda ee dhinaca beeraha iyo xoolaha.muuqaalka aan idiin soo wadno waa mid muujinaya inta wadan ee caalamka ku yaala ee uu dalka Masar gaancsi kala dhaxeeyo.

;


;


Mogdishu,Somaliya 2017:-Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta Ubax dhigay taalada geesiyaashii Somaliyeed ee SYL iyadoona guud ahaan maanta dalka Somaliya oo dhan siweyn looga dabaaldegay, hadaba Daawasho Wacan sida weyne ee maanta loga xusay caasimada Soomaaliya maalintaan qaaliga ku ah bulshada Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa hambalyo ku aadan maalintaan qiimaha badan shacbaka Soomaaliyeed u diray R/wasaare Kheyre.la soco wararkeena danbe oo anu siweyn uga hadli doono xafladaha kas socda guud ahaan dalka ee lagu weyneynayo halgankii dhalintii SYL.


WARARKA MAANTA OO ISNIIN AH.

Cairo,Egypt:- Inta aanan war bixin dheer ka soo diyaarin sida ay dowlada Masar ugu diyaar garoobeyso soo dhaweynta booqashada uu madaxweynaha Soomaaliya dhawaan ku tagi doona dalkaas.

hadane Sidaan horey shacabka Soomaliyeed uga balan qaadnay in aanu tusi doono muuqaalo ka hadlaya wax soo saarka dhinaca beeraha ee wadanka Masar, Bal waxaad is barbar dhigtaa dhulka ay wax ka soo saareen aqoonyahanada reer Masar ee ay hadane dalka dibadiisa uga dhoofinayaan sida uu u yahay saxaro , xili dalka Soomaaliiya uu leeyahay dhul ku wanaagsan wax soo saarka beeraha ayna maraan labo wabi oo waaweyn hadane caalamkii la yaaban yahay gaajada dadkooda heysata mudada fog.Bal daawo muuqaalkaan kedibna hadii aad tahay muwaadin Somaliyeed waxaad isweydiisaa kaliya maxaad u maleyn laheyd hadii ay dalkeena maanta lahaan lahaayeen shacabka Masar?jawaabta wey gaaban tahay iyagaa loo soo shaqo tagi lahaa.





Comments

#1 | myy on March 10 2018 08:26:47
http://www.raybansbocco.it/, http://www.puma-shoes.com.de/, http://www.fidgetspinner.com.co/, http://www.rolexwatchesforsale.us.com/, http://www.tommyhilfigers.co.nl/, http://www.coach-outlets.net.co/, http://www.salvatoreferragamo.us.com/, http://www.belstaff-outlet.com/, http://www.michael-korsbags.com.co/, http://www.nhl-jerseys.com/, http://www.jordan.com.de/, http://www.juicy-coutureoutlet.com/, http://www.prada-shoes.us.org/, http://www.oakleysoutlet.com.co/, http://www.cheap-omegaswatches.com/, http://www.coachsoutletonline.in.net/, http://www.christian-louboutin.jp.net/,

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.13 seconds
11,852,055 unique visits