Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 61,573
· Newest Member: MerdarionOa

Welcome

HS;-

NewsGudoomiye Taabit oo ka qeybqaatay barjaamij LAGU doo celinayo bilicda caasimada Soomaaliya ee Mogdishu nadaafadan oo socon doonta ilaa laga soo celinayo sharaftii caasimadeena SOMALIYA.













WARARKA MAANTA OO ISNIIN AH.





HS:- Riyadh,Saudi,Arabia 2017:- Madaweynaheena Soomaaliya iyo calankii Buuluga ahaa ee wadankeena oo maanta ku sugan magaalada Riyadha ee boqortooyada Sacuudiga halkaasi oo ay ku sugan yahiin in k abadan 50 hogaamiyaal ka socda wadamada Islaamka iyo wafti uu hogaaminayo madaxweynaha Mareykanka. waxaan aad ugu faraxsanahay in ay maanta meelo badan oo lagu hardhay calamada wadamada ay hogaamiyaashooda ka qeybgalayan shirkaan muhiimka u ah Mareykanka iyo dowladaha ISlaamka in uu calankeenii wanaagsanaa ee u midabka ekaa cirka oo kale uu siweyn uga dhaxmuuqday,inkasta oo aad loo adkeeyey amaanka madaxda shirka ka qeybgaleysa hadane waxaa shirkaan goob joog ku ah in k badan 500 oo rag iyo dumar ka socda saxaafada caalamka.




Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,948,456 unique visits