Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; South Sudan Music ; ; Ugandan Music ; ; Djabouti Music ; ; ; ; Eriterian Music ; Kenyan Music ; ; ; Sudanes Music ; ; ; Soomaali Music ; ; Ethiopian Music;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 61,192
· Newest Member: Quadirkl

Welcome

HS;-

NewsWARARKA MAANTA OO JIMCO AH.








WARARKA MAANTA OO KHAMIIS AH.





Doha,Qatar 2017:-Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo oo caawa fiidkii gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.madaxweyne Farmaajo oo dhawaan shirkii wadamada Islaamka iyo Mareykanka ay halkaas ku kulmeen Amiirka Qatar ayaa casuumaad rasmi ah ka heley dowlada Qatar.safarkaan ayaa ah mid muhiimad gaar ah u leh dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo ka soo kabsanaya dhibaatdii ay ka dhaxleen dagaaladii ahliga ahaa.Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu amaanay inuu R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre farahA uga qaaday howlaha xukumada iyo qaabka ay u shaqeyneyso, taasi oo keentay in uu R/wasaare Kheyre siyaasadii arimaha gudaha Soomaaliya si hufan u wato isagoona maanta booqasho ugu tagay ciidamada Xooga dalka Somaliya kuwooda ku sugan xerada Bali Doogle ee gobolka Sh/hoose.Via Dowladeena cusub iyo dadaalka wax ku oolka ah ee ay wadaan.la socowararkeena danbe iyo hadba waxii ku soo kordha safarka madaxwyne Farmajo.

Bosaaso,Somaliya 2017:-Quruxda Dalkeena hooyo ee Soomaaliya,maanta waxaan ku soo qadaneynaa magaalada Boosaaso oo ka mid ah magaalooyinka dalkeena kuwooda caanka ku ah ganaccsiga.waxaan dhawaan isku dayi doonaa in aanu bulshadeena u soo bandhigno magaalooyinka waaweyn ee dalkeena insha allaah.Daawasho wacan muuqaalkii ugu danbeeyey.



WARARKA MAANTA OO ARBACO AH.










Booqashadii madaxweynaha Jabouti IOG ee Mogdishu markii la caleema saarayey madaxweynaha Soomaaliya sidii loo soo dhaweeyey mar kale Daawasho wacan.



Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.04 seconds
6,672,565 unique visits