Hidaha iyo dhaqanka

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 1
opheliaip2

· Total Members: 152,369
· Newest Member: Barniyuke

Welcome

HS;-

http://hiranstate.com/news.php?readmore=1831Ciidamada Jabouti Hiil Walaal Hiiraan,Somaliya 2017:- Daawo ciyaarta ay uu jecel yahiin ciidamada Hiil Walaal ee Hiiraan Sugan,waa mid ka mid ah ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee ay Somalidu caanka ku tahay Wilisaqo ciyaartaan qeybta ugu danbeysa si degan u Daawo.maadaama ay dowlada Jabouti u dabaal degeyso maalintii la aas aasay ciidanka Qaranka Jabouti waxaan ku soo dhaweyneynaa ciyaartaan Wilisaqada ah ee ay ciyaarayaan Ciidanka Xooga dalka Somaliya kuwooda ku Sugan Hiiraan

Kismaayo,Soomaaliya 2017:- Shacabka Magaalada Kismaayo oo bulshada Soomaaliyeed soo xasuusiyey waayo waayo sidii ay Somalidu aheyd ,kedib markii ay siweyn iskugu soo baxeen aad ayey u adag tahay in qoraal lagu soo koobo sida ay shacuurta reer Kismaayo maanta aheyd,hayeeshee kumanaanka Kun ee bogaan ku tixan waxaan u dulmari doona sidey soo dhaweynta ilaa caawa Amaba ilaa madaxweyne Farmaajo iyo waftigiisa inta ay ku sugan yahiin Kismaayo sidey u dhacday, sida loo kaftamayo amaanka magaalada Kismaayo oo ah mid aysan cabsi ka jirin.ciidamada XDS mark uula kulmay madaxweynaha waxaan wajiyadooda ka muuqday farxad aad u weyn.shacabka Soomaaliyeed waa dad wanaagsan ,hayeeshee 27 kii sano ee colaadaha ayaa aad loo bahdilay marka wey aamini la yahiin inuu dalkooda jiho wanaagsan ku socdo.in uu madaxweynaha meel fagaaro ah kula hadlo shacabka Kismaayo maahane caawa dadka magaalada Kismaayo iyo nawaaxogeeda ku nool hadal heyntooda waxaa ka sheekeyn karo oo kaliya qofkii shacabka dhax gala oo la sheekeysta.sidoo kale dalka Somaliya inuu wado wanaagsan abaaray waxaad ku garaneysaa qof Somali ah oo hada qabiil iyo waxii dalkeena dib u dhigayka hadlayo la waa.hadaba qormo xiiso leh wararkeena danbe la.....

City of Kismaayo 2017:- Madaxweynaha Somaliya oo magaalada Kismaayo siweyn loogu soo dhaweeyey,hadaba inagoo wararkeena danbe warbixin dheer ka soo diyaarin doona xilkasnimada iyo dadaalka ay muujiyeen hogaanka maamulka JL oo kaashanaya qeybaha kala duwan ee bulshada, hayeeshee bal goormee muuqaalka Kismaayo kuugu danbeysay?.Nice City.

BAL AAN DULMARNO WARARKIII UGU DANBEEYEY EE SOMALIYA IYO HEERK AUU GAARAY XIRIIRKA KA DHAXEEYA SHACABKA SOMALIYEED IYO DOWLADAN CURDUNKA AH EE DHAWAAN U DHALATAY DALKA.

Shacabka Soomaaliyeed oo maanta muujiyeen taageerada xoogan ee ay u hayaan Dowladan uu hormuudka u yahay madaxweyne Farmaajo. shacabka oo ku sugnaa garoonka kubada cagta Banaadir Stadium ayaa mar qura indhaha saareen madaxweynahii Somaliya oo soo galaya weyna ku soo kala carareen kedibna madaxweynaha oo aad ugu kalsoon shacabka maadaama ay xukumadan cusub tahay mid ku timid rabitaanka shacabka Soomaaliyeed gees ka gees ayaa ilaaladiisa oo siweyn u tababaran meelkastana uga hormara madaxweynaha waxuu ku wargeliyey in aan shacabka laga xigsan aad ayuuna shacabka u salaamay madaxweynaha iyagoo sida ay inadhaheenu qabteen ay qaarkood ilmeynayeen shacabku sida ay ugu faraxsan yahiin isbedelka ka curtay dalkooda awadeed mudo 27 snao ah kedib oo ay hada dareemeen iney heleen dowladii ay sugayeen mudada fog. waxaa kale oo taasi ka sii daran guulaha waaweyn ee ay ciidamada xooga dalka, kuwa booliska iyo nabadsugida gaareen kaalin muuqato ayey ku lahaayeen waxaana ugu danbeeyey ciidamada ku sugan Sh/hoose oo gebi ahaanba cagta mariyey maanta Isbaaradii ugu dhibta badneyd ee tiilay Tuulada Warmaxan oo ku taala inta u dhaxeysa Afgooye iyo Degmada Waloweyn amaba magaalada Daafeed.

Ma ahan oo kaliya magaalada Mogdishu halka ay taageerada shacab ka heleyaan ciidamada Xooga dalka Somaliya waa taageero shacab oo siweyn xitaa looga dareemayo magaalooyinka waaweyn ee gobolada oo dhan.mid ka mid ah saraakiishii ciidanka Xooga dalka Soomaaliya oo hada noqday howlgab ayaa inoo xaqiijiyey in uu muraalka ciidanka labadii bilood ee ugu danbeysay kor u kacay maadaama ay heleen dowlad xanaanadooda u istaagtay oo mushaarkooda ugu yaraan qiimo ugu fadhiyo masuuliyadna ay dowlada oo hada u muuqta mid ka dhisan dhinaca wasaarada maaliyada u istaagtay sidii uu askariga Somaligaa ku heli lahaa xaquuqdiisa intaanba wax kale waqti la gelin maadaama uu difaaca iyo sharafta dalkiisa u taagan yahay.

Isku soo duuboo caasimada Soomaaliya ee Mogdishu ayaa lagu wadaa bilaha inagu soo aadan mid caalamka ka yaabin doonta dhinaca nabadgalyada,ganacsiga iyo horumarka intaba iyadoo ay hada muuqaneyso kalsoonida ay shacabku ku qabaan xukumadan cusub mid aan marnaba la dafari karin aad ayey shacabku ugu kalsoon yahiin madaxweyne Farmaajo markii aanu weydiinay jaceylka iyo taageerada ay u muujiyaan madaxweyne Farmaajona waxey inoo sheegeen in waxa uu dhamaan afkiisa ka sheegayo oo dhan ay dhab ka tahay oo uu yahay hogaamiye qalbigiisa iyo afkiisa isku mid yahiin dalkeena Soomaaliyana horumar la jecel shacabkuna uu ilaah u fududeynayo iney rumeystaan waxii uu sheego.

Sikasta oo ay ahaataba Dalka Soomaaliya qofkii hada ka hor waashay amaba qof dhiig muslin inta galay oo naf bini'aadam gooyey oo nolosha aduunyada ku cadaaban markastana fowdo u joog ah waa gooynidiisa, hayeeshee dalka Soomaaliya waa dhaqaaqay weliba dhinaca wanaagsan ayuu u dhaqaaqay weyna adag tahay in shacabka dib loo celiyo weliba hadii sida madaxweynaha Soomaaliya qudbadiisii laga dhabeeyo sidii dadka Somaliyeed cadaaladu u wada gaari laheyd Somaliya wax ka yar 1 sano iyo bar ayaa laga dareemi doonaa horumarka ay ku talaabsato sidaasina waxaa yiri aqoonyahan ku nool magaalada Mogdishu oo siweyn ula yaaban xiriirka ka dhaxeeya dowladan cusub iyo shacabka Somaliyeed sida uu u xoogan yahay shacabkuna ay dowlada ula shaqeynayaan.

Mogdishu,Somaliya 2017:-R/wasaare Kheyre oo qudbad aan caadi aheyn maanta u jeediyey Malaayiin Soomaaliyeed oo gudaha dalka iyo dibadiisa ka daawaneysay halka ay kumanaan kun iskugu soo baxeen garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium.

WARARKA MAANTA OO SABTI AH.

Qoryooleey,Somaliya 2017:-Goormee kuugu danbeysay muuqaalka magaaladii caanka ku aheyd xoolaha,beeraha iyo ciyaarahii hidaha iyo dhaqan Soomaaliyeed ee Qoryooleey?Daawasho Wacan.

SARAJEVO,BOSNIA 2017:- Dalka Bosnia waxuu ka mid yahay wadamada ka soo kabsaday dagaalada ka dhacay wadankii horey loo dhihi jiray Yoguslavia, waxaana ka dhacay dagaalkii ugu xumaa ee qarniyaal soo mara shacabka Yurub,maanta aduunyada waxey u daawasho iyo dalxiis tagaan caasimada wadanka Bosnia ee Sarajevo.dalkeena hooyo ee Soomaaliya oo hada k aso okabsanayo dagaaldii sokeeyana waxaa lagu wadaa inuu sidan u hormari doono sanadaha inagu soo aadan.Daawasho Wacan muuqaalkaan cajiibka ah ee laga duubay dalkaan aad quruxdiisa aragtaan ee Bosnia,waxaa la joogaa xiligii uu aqligu shaqeyn lahaa Soomaaliyey meelkasta oo aad dunida ka joogtaan.

WARARKA MAANTA OO KHAMIIS AH.

Kenya,East Africa 2017:- Kedib markii Train casri ah oo isku xira magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi lagu guuleystay in la howlgaliyo hadaba daawo muuqaalka ay noqon doonto magaalada Mombasa 18 sano oo hada kedib ah, iyadoo mar kale dib loo naqshadeyn doono magaalada, waayo wadamada Bariga Africa waxey hada kedib ku tartamayaan dhaqaalo iyo ganacsi dalka Soomaaliyana waxaa siweyn loo saadaalinayaa 18 sano oo hada kedib ah inuu dhaqaalaha bariga Africa uu kala wareegi doono wadamada Kenya iyo Ethiopia waayo baa la leeyahay waxaa saacidayo Soomaalida tirada dadka oo aad u yar iyo wadankooda oo ah mid si aan caadi aheyn qani uga ah Oil, Xoolaha nool, Beeraha iyo waxeyna Somalidu aad uga macaashi doonaan ganacsiga xorta ah ee dhaxmari doona wadamada leysku yiraahdo bariga Africa.weliba Somalida oo aad uga aqoon iyo hanti badan sidii ay ahaayeen boqol sano ka hor wax badana ka siyaadsaday dhibaatadii iyo dib u dhacii ay kala kulmeen dagaaladii sokeeye oo ay hada siweyn uga soo kabmayaan, waxaana daraasaad qabyo ah lagu ogaaday 18 sano oo hada kedib ah amaba marka la gaaro 2035 in uu qoys kasta oo Soomaali ah helayo nolol aad uga macquulsan mida ay hada badankood ku jiraan.Hadaba Daawasho Wacan nooca ay noqon donto magaalada Mombasa oo ah magaalda Labaad ee ugu weyn dalka Kenya.

Comments

#1 | myy on March 10 2018 08:19:55
http://www.raybansbocco.it/, http://www.puma-shoes.com.de/, http://www.fidgetspinner.com.co/, http://www.rolexwatchesforsale.us.com/, http://www.tommyhilfigers.co.nl/, http://www.coach-outlets.net.co/, http://www.salvatoreferragamo.us.com/, http://www.belstaff-outlet.com/, http://www.michael-korsbags.com.co/, http://www.nhl-jerseys.com/, http://www.jordan.com.de/, http://www.juicy-coutureoutlet.com/, http://www.prada-shoes.us.org/, http://www.oakleysoutlet.com.co/, http://www.cheap-omegaswatches.com/, http://www.coachsoutletonline.in.net/, http://www.christian-louboutin.jp.net/,
#2 | Loans For Bad Credit on March 20 2018 11:59:26
bad credit no money down small loans without credit checks money mutual loan lenders
#3 | Quick Loans on March 21 2018 04:52:54
money lender payday lenders lenders online loans instant approval
#4 | Writing Essay Online on March 21 2018 12:17:41
writing a short research paper writing a prospectus for a research paper college research paper good research paper
#5 | Loan Cash on March 22 2018 05:23:19
advance cash payday advances loans in ontario advance cash
#6 | Loans Online on March 22 2018 12:01:34
need cash now wells fargo loan get cash now cash now
#7 | Speedycash on March 23 2018 01:35:53
getting a loan with bad credit payday advances loans online instant approval debt consolidation bad credit
#8 | Quick Loans on March 23 2018 21:21:33
check advance online credit loans guaranteed approval bad credit loans direct lenders usda loans
#9 | Loan Cash on March 23 2018 21:22:56
loans 1000 get a loan apply for loan debt relief companies
#10 | Online Lenders on March 24 2018 15:02:55
www loan quick money making cash now cash now

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.15 seconds
11,851,915 unique visits