Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-






























ISBEDELKA CIMILADA IYO ROOBKII DAYRTA EE KA CURTAY SOMALIYA
Xili ay Soomaalidu weli la daalaa dhacayaan qasaarahii ka dhashay Roobabkii dhawaan ka curtay qeybo badan oo ka mida ah dalka amaba gobolo badan ayey Roobabkii ugudanbeeyey oo ka da'ay degaanada Puntland halka saacadahi ugu danbeeyeyna ay ka da'een caasimada Soomaaliya ee Mogdi shu,hadaba wararkii ugu danbeeyey arimaha Roobabka iyo saameynta uu geeska Africa ku yeeshay isbedelka cimilada oo hada sanadkii marna ay shacabku la kulmaan abaaro,halka xiliga roobkana dhibaato lagu qabo biy aha faraha badan ee ka dhasha Roobabkaas. hada ba su'aasha in ay isweydiiyaan u baahan malaayinta Soom aalida ah ee ku nool guudaha dalka iyo dibadiisaba sida ugu haboon ee looga gashaaman karo amaba loogu d iyaar garoobi karo xiliyada Abaaraha iyo Daadadka ka dhash a Roobka.arintaan maahan wax ay masuuliyadiisa iyo xal u raadintiisa ka bixi karaan shaqsi,koox amaba degaan gooyni ah,waa isbedel guud oo ku yimid cimilada , hayeeshee waxaan shacabka horey ula wadaagnay sida ugu hab oon ee looga faa'ideysan karo biyaha ka yim aada amaba ay soo rogaan dhulka buuraleyda ah,hada arintu wey ka baaxad weyn tahay biyo laga faa'ideysto oo kaliya arintaan waxey u baahan yahay daraasaad qoto dheer iyo u diya ar garoow dhab ah oo ah mid noqon kara amaba laga daayey waxyaabahii ay Soomaalidu siyaasadeyn jireen. had aba waxaan hadii Alle idmo dhaw aan bulshada xili weliba munaasib ah la wadaagi doonaa sida ay wadamo badan ugu diyaar garoobeen amaba ugu yaraan ugu dadaaleen in la yareeyo qasaaraha ka dhasha Roobabka,Abaaraha iyo Dabeylaha.Ogow nolosh a dhabta ah ee bini'aadamku ma ahan wax la cuno oo kaliya.dadka Soomaaliyeed waa la ogyahay dalkooda um a roona badankood oo waxaa qeyrkood ka reebay tafaraaruq iyo fikir kala duwanaan hor umarkii guud ee dalke ena ka reebay caalamka intiisa kale.

Laakinse marka loo eego Soomaalidu 70 sano ka hor sidii ay ahaayeen maanta ayey ka aqoon badan yahiin marka laga hadlayo aqoonta Diinigaa iyo mida maadigaa,walow Soomaalidii hore wax badan ka qalbi amaba niyad wana agsanaayeen kuwa maanta jira,hadane qorshe ugu yaraan looga gaashaaman karo qatarta ka dhalata isbedelka ci milada waa mid aan la dheyelsan karin una baahan in ay Soomaalidu iskugu geeyaan maskaxdooda,aqligooda iyo taladooda.la soco wararkeena danbe iyo qatarta ka dhan karta isbedelka cimilada oo aan leyska wareysan amaba ug u yaraan daraasaad iyo qorshe dhab ah loo helin.




























;


















































Comments

#1 | DanielLauby on February 09 2020 15:42:58
Amazing stuff, Kudos. aciclovir
#2 | JimHet on April 15 2020 11:10:36
#3 | JimHet on April 19 2020 09:08:47
#4 | JimHet on April 21 2020 02:32:02
#5 | JimHet on April 25 2020 09:50:58
#6 | JimHet on May 30 2020 09:30:16
#7 | JimHet on May 31 2020 09:17:51
#8 | JimHet on June 03 2020 20:52:37
#9 | JimHet on June 09 2020 15:16:40
#10 | JimHet on June 15 2020 11:51:42

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.11 seconds
14,913,845 unique visits