Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Baarlamaanka Somaliya oo ka heshiisyey mugdigii ay ka muujiyeen shirkii Kenya.

Wararka MaantaMogdisho:(hiranstate.com)- Shirar maalmahani ugu socday magaalda Mogdisho xildhibaanada baarlamaanka Somaliya oo iyagu fikir ahaan ku kala tagay shirkii Kenya ayaa ugu danbeyn qilaafkii dhinaca fikirka ahaa xaliyey.

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa inta badan iyagu qeyliya marka uu wadanka ka maqan yahay gudoomiyaha baarlamaanka kedibna marka uu soo laabto u hogaansama waxkasta oo uu u keeno qeyr iyo qasaaraba, iyagoo maanta ka heshiiyey fikir kala duwanaantii iyo mad madowkii shirkii Kenya.

Dhinaca kale gudiyadii dhawaantan loo xilsaaray iney soo diyaariyaan amaba qaban qaabiyaan doorashada soo socota ee lagu dooranayo madaxweyne Somaliyeed iyo gudoomiye barlamaan ayaa ugu danbeyn lagu wadaa iney howlahooda shaqo u gutaan sidii la rabay iyagoo ilaalinayo waqtiga loogu talo galay howshooda.

Dalka Somaliya oo ay colaado ragaadiyeen ayna isku dagalayaan quwado aan Somali aheyn ayaa lagu wadaa inuu ka baxo xiliga kumeel gaarka, si ay shacabku u helaan dowlad rasmi ah bisha Ausugt ee inagu soo aadan waa sida la qorsheynayo.

La soco wararkeena danbe

isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.18 seconds
14,666,162 unique visits