Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

War Dehg Deg ah: Sharuudaha looga baahan yahay musharaxiinta oo qeyb ka mid ah soo gaartay shabakada HS.com

Wararka MaantaSomalia:(hiranstate.com)-Baarlamaanka Somaliya ayaa lagu wadaa iney u dareeraan ka hor bisha 8aad iney doortaan madaxweynaha Somaliya, gudoomiyaha baarlamaanka iyo waliba gudoomiye ku xigeeno. warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegayo in musharaxii xilkaani u tartamayo uu fulin doono marka hore sharuudo la hor dhigay oo ay ka mid yahiin.

1- Musharaxa noqonayo madaxweynaha Somaliya waa inuu ahaadaa muwaadin Somaliyeed.

2- Musharaxa u tartamayo inuu noqdo madaxweyanah cusub ee Somaliya waa inuu yahay 40 sano jir iyo waxii ka weyn.

3- Musahrax kasta waxaa looga baahan yahay inuu araajidiisa kusoo gudbiyo laga bilaabo bisha May/1/2011.

4- Musharaxkasta waxaa laga doonayaa inuu bixiyo qidmad yar oo u dhiganta doolar marka loo bedlo 15000 kun.


Sidoo kale waxaa mudanaasha baarlamaanka iyaguna lagu amray iney wadanka gudahiisa ku soo galan ka hor laba bilood inta aan la gaarin waqtiga ay doorashadu dhaceyso. waxaa lala hadlayaa xildhibaanda inta badan dibad jooga ah.

Dalka Somaliya isbedel aan la qiyaasi karin ayaa ka soo socdo waxaana amaanka doorashada iska kaashanayo ciidamo African ah iyo kuwo aan hada la shacin halka ay ka imaan doonaan laakinse dhinaca saguuratiga musharaxiinta si weyn u ilaalin doono.

Goobta uu ay ka dhaceyso doorashada ayaa lagu soo waramayaa in gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya iyo gudiga qaban qaabada doorashada ay si hoose u codsadeen in dhulka iyo hawadaba laga ilaaliyo nabadgalyada.

Waa markii ugu horeysay mudo ku dhaw 50 sano doorasho ay ka dhacdo gudaha wadanka Somaliya iyadoo bilicda magalada Mogdishana ay wax badan iska bedeli doonaan inta ay doorashu socoto halkaasi oo ay iska xaadirin doonaan wafuud ka kala socota beesha caalamka iyo Somalida arimaha Somaliya daneeya ee qurbaha.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | qawq on August 15 2011 09:26:39
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.
#2 | yachi01 on March 09 2015 07:04:15
best fake watches , , <HR>
The month of january ninth, 24 Most on the internet retailers are showing their priceless collections in photographs that it will not be also the particular photograph from the product they're supplying. Nonetheless, our imitatewatches.com have all kinds of replica watch that are in large top quality but at low-cost cost. cheapest replica watches Nowadays, Cartier Replica watch are one of the world's ideal recognized watches The Cartier Replica Watch provide probably the most supreme and complex mechanical watches to all the males and ladies. Are you currently however unclear about picking brand title although obtaining watches ? Unquestionably, the replica Cartier watches are the finest options.You will find a large amount of replica Breitling watches retailers on the web. The standard and cost of the watches varied greatly. It's smart to complete some research prior to you making you buy the car. Although the majority of the Breitling replica watch cost under $2 high quality replica watches

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,585,674 unique visits