Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 8

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Nolosha hal milyan oo Somali ah oo qarkj u saaran macluul

Wararka MaantaSomalia:(hiranstate.com)- War bixin naxdin leh oo ay maanta qaramada midoobay soo saartay ayaa lagu sheegay in hadaan si deg deg ah loola gaarin gurmad shacabka Somaliyeed in ay halkaasi ka dhici doonto masiibo rabaani ah oo ay qatar ku jirto nolosha hal milyan oo Somalia ah. Inkasta oo waxkasta ay ku xiran yahiin sidii uu alaah u jiheeyo hadane waxaa halkaasi ka soo socda masiibo aan indhaha laga qabsan karin.

Sida lagu xusay warbixin ay si wada jir ah u soo saareen ilaa dhawr Hay’adood oo hoostaga Qaramada Midoobay oo ay ugu horeyso Hay’adda Cuntada iyo beeraha u qaabilsan QM ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano FOA ayaa lagu sheegay in 2.4 Milyan oo dad Somaliyeed ah ay u baahan yihiin gar gaar bini’aadanimo.Warbixinta ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in abaaraha iyo colaadaha ka jira dalka Soomaaliya ay ku barakaceen ku dhawaad 50 kun halka tiro intaasi la egna ay u baxsadeen wadamada deriska la ah Somaliya.

War bixinta ayaa si weyn uga hadashay in xili roobaadkii uusan u da'in sidii la rabay soona daahay. waxaa halkaasi ka soo socda masiibo bini'aadaminimo tii ugu darneyd iyadoo shacabku la ciir ciirayeen is qabqabsi ka dhax taagan kuwii dalka iney horumar gaarsiiyaan laga sugayey. masiibada shacabka soo heysa waa Catastrophe.

Catastrophe is an extremely large-scale disaster,mar hadii qatartaasi ay shacabka soo wajaheyso miyaan loo baahneyn tanaasul iyo gurmad deg deg ah oo lagu bad baadinayo inta nool?

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.24 seconds
14,633,752 unique visits