Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 2
dixieym11, virginiard4

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Xildhibaanada baarlamaanka oo madaxweynaha Somaliya talo wax ku ool ah siiyey.

Wararka MaantaXildhibaanadii ugu badnaa ee kulan ku yeesha magaalada Mogdisho ayaa madaxweynaha Somaliya Shiikh Shariif si toos ah ula hadlay iyagoo kula taliyey inuu ka soo qeyb galo doorashada soo socota.

Mudanayaashan oo u hadlayey si asluubeysan sharciga dalka u degsana cuskanaya ayaa madaxweynaha Somaliya kula taliyey inuu sharciga ilaaliyo oo uu isku soo taago doorashada soo socota hadii uu damac ku jiro uu mar labaad ku hogaaminayo shacabka Somaliyeed, hadii kalena ay kalsoonida kala noqon doonaan.

Mudanayaasha ayaa u muuqaal ekaa ineysan iyagu waqti badan ku lumin doonin xukumada Farmaajo iyo hadalada ay isaga iyo wasiiradiisu ay idaacadaha ka sheeg sheegaan oo iyagu waxey si toos ah u abaarayaan madaxweynaha oo ah shaqsiga keenay Farmaajo.

Marka laga soo tago go,aanka baarlamaanka oo ah iney doorashadu dhaceyso waqtigii loogu talo galay hadane warar lagu kalsoonaan karo ayaa inaga soo gaarayo dhinaca Farmaajo iyo qaar ka tirsan golahisa wasiirada oo iyagu wada olole leys kaka hor keenayo madaxweynaha Somaliya iyo mudanayaasha baarlamaanka kedibna markey isku dhacaan oo ay arintooda meel xun gaarto uu Farmaajo ogolaan doono in ay doorasho ka dhacdo dalka laakinse inta uu arkayo in madaxweynaha Somaliya uu kasban karo mudanayasha baarlamaanka waxuu ku adkeysanayaa inuu diidmadan ku adgeysto.

Maradweynaha Somaliya ayaa hadii uu xili hore ogolaado doorashada soo socta ayey dad badan sheegeen in doorashada soo socota uu heer wanaagsan ka gaari doono laakinse waxey rajo xumo iyo inuu madaxweyne dalka ka noqdo laga deyriyey hadii uu ku fikir noqdo xukumada Farmaajo oo iyagu mustaqbalka fog rajo ka qaba siyaasada Somaliya iney mar uun soo noqon doonaan.

Madaxweynaha Somaliya ayaa la xaqiijiyey in uu saaxiibo badan ku leeyahay mudanayaasha baarlamaanka uuna kasban karo waqi xaadirkan oo uu ololahiisa iyo siyaasadiisa ka gadi karo mudanayasha baarlamaanka oo ah kuwa kaliya ee ku hadla codka shacabka oo iyagu dooran doona hogaamiyahii dalka hogaamin lahaa.

Hadii ay u dhacdo doorashada soo socota sidii la rabay iyo waqtigii loogu talo galay kana dhacdo magaalada Mogdisho hadane waxey noqon doontaa markii ugu horeysay ee gudaha wadanka lagu doorto dowlad Somaliyeed mudo ka badan 40 sano. inkasta oo ay shaqsiyaad aan xal doon aheyd dagaal kula jiraan ineysan doorashadaasi ka dhicin caasimada Somalya oo laga weeciyo hadane waxkasta waxey ku xiran yahiin halka ay u codeeyan mudanayaasha ama maba loo baahan doono in codba la galiyo iney doorashu ka dhacdo caasimada iyo in kale.


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | nike air max on June 02 2011 03:19:02
Thank you for sharing. Great day nicely carried out blogging.nike air max Desire to get cash for blogging? Nice to see you blogging about this very good topic.Did you generate this yourself or did you outsource it? Imp looking for a blog design thats comparable so thats the only reason Im asking.nike air max 2009 Either way maintain up the nice work I was impressed with your content truly...
#2 | coach outlet on June 02 2011 03:47:42
That night in the coach outlet train platform of the form of assessing to present guest visual, lenovo and space to think and derivative points. Guests from crossing the venue, just walk in the beauty of the Coach sandals natural environmental protection for design inspiration cotton that building treelined paths, be fanpuguizhen the natural breath by the infection. Then, when they set Coach platforms foot on platform, sit on abercrombie fitchconnecting world abercrombie fitch tour train, the audience will be in light through train window between the Natural scenery, appreciate good Coach wedges abercrombie fitchmeaning type style silhouette, original ecological aesthetics instantly, abercrombie fitchbrandnew blue Natural blue humor charm. Scene from everywhere to Coach flats interact area signed, every design details are fully reflected the original ecological aesthetics abercrombie fitchtheme. More from another side to guests feel attracted people Coach sneakers abercrombie fitch and is not only to express, more is the trend of the connecting the world behind culture.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.13 seconds
14,569,567 unique visits