Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Xildhibaan Xaabsade: "Doorasho dhicimeyso anigu waxaan u arkaa inay tahay xukun jacaylkii Somalida biday dhibaatada maanta dalka iyo dadka heysta"

Wararka MaantaMogdisho: Mudanayasha baarlamaanka Somaliya oo qaarkood xilal kala duwan ka soo qabtay dalka Somaliya ayaa hada aad ula yaaban madaxweynaha iyo xukumada maanta jirta heerka ay xukun jacel ka gaareen. Xildhibaan Xaabsade oo ka mid ah mudanayasha baarlamanka Somaliya ayaa ku tilmaamay talaabada ay ku diidan yahiin madaxweynaha iyo xukumada Farmaajo in ay wadanka doorasho ka dhacdo mid ka turjumeysa heerka ay xukun jaceyl ka gaareen.

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa ka hadlay khilaafka xukuumada iyo Baarlamaanka u dhaxeeya, wuxuuna sheegay in isaga aragtidiisa ay la tahay iyadoo la eegayo xaaladda wadanka uu marayo hadana inaan loo hakan sidii ay u dhici lahayd doorasho xor ah waa hadii dadka iyo dalka loo naxayo ayuu yiri. isagoo hadalkiisa sii wata waxuu yiri

"Doorasho dhicimeyso anigu waxaan u arkaa inay tahay xukun jacayl" ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ah mudane ka tirsan baarlamaanka Somaliya isla markaana Wasiir ka soo noqday xukuumadihii dalka soo maray wixii ka dambeeyay dowladii Carta ee lagu soo dhisay dalkaasi Jabouti.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net










Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.20 seconds
14,605,824 unique visits