Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Qaramada midoobay oo doorasho ineyka dhcdo dalka ku baaqay.

Wararka MaantaNew York:-R/wasaaraha Somaliya oo maanta kulan kula yeeshay madaxda qaramada midoobay ee New York ayaa talooyin badan oo uu shirka ka soo jeediyey ku sheegay iney lagama maarmaan tahay in xukumada waqtiga loo kordhiyo maadama ay dagaal gudaha iyo didaba kula jiraan kooxo uu ku sheegay argagixiso.

R/wasaare Farmaajo oo sheegay in uu u saaray xalinta qilaafka masuuliyiinta sare gudi ilaa heer wasiiro ah oo hor fadhiisan doona gudoomiyaha baarlamaanka si loo dhameeyo qilaafka hareeyey hayadaha dowlada.Waxuu si toos ah uga codsaday golaha amaanka ee qaramada midoobay in mudada loo kordhiyo xukumadiisa si ay u dhameyso howlaha horyaala.

Nasiib wanaag sida aad ku aragtaan war murtiyeedka ka soo baxay qaramada midoobay waxaa si deg deg ah loogu baaqay masuuliyiinta dowlada iney si deg deg ah u dhacdo doorashada ka hor bisha 8aad oo ku ek waqtiga TFGda,Madaxweynaha waxuu doonaya waqti kordhin aan doorasho loo marin iyadoo la diiday haba yaraatee in wax waqti ah loogu daro TFGda waxaana war bixinta lagu yiri xukumad aan dorasho marin waqti looma kordhinayo.Waxaana lagu wadaa in masuuliyiinta dowlada looga yeero isbuuca soo socda dalkaasi Kenya.

Bal aanu isku dayno in aanu u jilcino Shacabka qeybta dhaheysa wax dowlad ah kama shaqeyn Somaliya laga soo bilaabo 1991.

Si kastaba waxaa warbixinta lagu yiri Somaliya kama dhalan dowlad dhaqeysa laga soo bilaabo 1991 kedib markii ay dhacday xukumadii Mohamed Siyaad Bare. xukumad rasmi ah kama dhalan ilaa 1991kii waxaa laga wadaa waxii mudadaas iyo kedib dalka soo maray waxey ahaayeen kumeel gaar aduunyada dowlad kumeel gaar ah lama tirsado waana waxa dalkeena dib u dhigay intaas hadey shacabka Somaliyeed fahmaan berito ayey doorasho qaban lahaayeen si ay uga baxaan kumeel gaarka.

Guntii iyo gabo gabdii waxaanu soo galinay qoraalkii R/wasaare Farmaajo oo English ah iyo kii qaramada midoobay ku diiday in TFGda waqtiga loo kordhiyo.

Isha warka Hiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | nike air max on June 02 2011 02:57:00
I also subscribed to your Ross. Continue this very good job. I want quote your threads in my weblog.nike air max 2011 Waiting for your responds.Dont lose wish if not too many folks see your vision, know youve gained a fan proper here who values what youve obtained to say together with the way youve presented oneself nike air max Great on you!
#2 | coach outlet on June 02 2011 03:22:18
Neutral perfume from coach factory outlet rise the gender is no longer absolute dichotomy. Generation Y new new mankind co tance, not when a woman or when a man, and they just want to when from already. Neutral Coach Crossbody Bags perfume under the background of the rise in such. CK aone is a bottle of appeal everyone can use perfume, it no longer to delimit selflimited locking a class, male or Coach Backpacks female; Mature or young; Actually no longer important. It with a completely naked, hoping to open attitude under each person all acquired. CAabercrombie fitchIN KLEIN from American Coach Baby Bags brand of CK, is a bottle of very New York 2, the perfume, which transmits a modern and lively, different from traditional perfume society romantic elegant. It simply Coach Small Bags can't simple fog glass bottles and cans of packaging, to recycle materials, boldly to perfume market rules challenges. Just as in that group of seemingly decadent advertising, a young Coach Purse man, CK the bestselling reflects the aone volatile world and XiaoFeiCeng. CK aone is a simple goods, to know everyone's need and Caabercrombie fitchin

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,613,369 unique visits