Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Garoomada ku yaala dalka Somaliya oo ay si weyn uga dhoofayaan ajaanibta wadanka ka dagaalanta xaasaskooda.

Wararka MaantaSomaliya:-Warbixino lesyku haleyn karo ayaa naga soo gaaraya dalka Somaliya kuwaasi oo sheegaya in hogaamiyaasha kooxaha ka dagaalama dalka Somaliya xaasaskooda ay si weyn uga dhoofayaan garoomada diyaaradaha siiba garoonka Mogdisho iyo No 50.

Dumarkani ayaa intooda badan ah Somali u dhaxay amaba ay qabaan ajaanibta ka dagaalanta dalka Somaliya. waxey dalka uga dhoofaan siyaabo kala duwan iyagoo qaarkood iska dhiga ganacsato wajigoodana aan la arkeyn iyagoo xiran indhashareer. sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in ay arintaani ka danbeysay kedib markii ay sirtii Alqacida iyo kaartatii ay ku dagaalami jireen ay heleen dowlada Mareykanka oo in ka badan 100 qalabka loo yaqaano Flashka oo lagu shubto macluumaadka kala baxeen goobtii lagu dilay hogaamiyahii Alqacida Osaama , taasi oo jahwarer ku riday dagaalyahanada Alqacidada Somaliya iyo Shabaab oo hada xaalkoodu marayo neef gowracan geed kama waabto.

Sidoo kale garoonka macmalka ah ee No 50 oo gacanta ugu jira kooxaha dalka ka dagalama ahna garoonka kaliya ee ay dowlda Eriteriya waxii hub ah kooxahaan u soo marsiiso ayaa ah mid aad mashquul u ahaa maalmahii ugu danbeyey. sidoo kale haweenkaan hada iskaka tagayo wadanka intooda badan ragii qabay waxaa lagu dilay magaalada Mogdisho waxey wataan macluumaad qoraal ah oo ay ragii ka geeriyooday iyo kuwa hada nool ka heystaan si ay wadamadii ay ka yimaadeen u aadan oo ay caruurta ay u dhaleen ugu geeyaan waalidiinta ragaasi dhalay.

Mid ka mid ah dumark ay ragaasi qabaan ayaa laga soo xigtay iney baxeen dumar badan oo ay saaxiibo ahaayeen laakinse aysan iyadu garaneyn meel ay qabato maadama aysan aqoonba ninkii qabay wadanka uu ka soo jeedo ragii Somaliyeed ee isaga barayna ay ku shahiideen dagaalada lagula jiro murtadiinta oo ay u taqaano ciidamda Dowlada ayey tiri.
Warku waxuuintaasi ku darayaa in degaanada ay nabadu ka jirto ay ka dhoogaan sida Somaliland iyo Puntland arintaasi oo ay fududeeyaan sida lagu soo waramayo qaar ka mid ah ganacsatada Somaliyeed oo kooxahan si hoose ugu xiran iyo xaasaskooda oo dhinaca basaboorada ka caawinaya.

Si kastaba dalka Somaliya waxaa lagu wadaa iney ka dhacdo doorasho uu wadanku yeelanayo hogaan cusub, halka kooxahii qaska waday siweyn looga dareemayo gudaha Somaliya in la wiiqay.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | ADAD on August 12 2011 01:41:26
It is such a trustable provider which has been selling wow gold for more than 6 years. I know lots of my common interest players have bought wow gold before, but got several problems with their account. That's because they didn't choose the right site to buy wow gold. It is a great site to buy cheap wow gold. Iíve used them to buy wow gold a number of times for myself and for friends over the last year. They always have ample supply for US server, and their prices are always very low. There's never any problem happen to my account since I started buy wow gold from them. Whatís more, they always have plenty of wow gold in stock on US servers. So I can get wow gold from them within 15mins every time I placed the order. I'm lucky that have met with such a good site. If you want to be the lucky guy as well as me, at the time you beware of cheat while choosing wow gold supplier, come to www.wowbenz.com to buy wow gold, your world of warcraft journey will be wonderful with the services from them.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.06 seconds
14,667,399 unique visits