Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 2
ernestom60, Mihaelnwm

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Gudiga doorasha madaxtinimada soamliya howlaheena meel fiican ayey marayaan

Wararka MaantaMogdisho:-Mudane ka tirsan gudiga qaban qaabinaya doorashada lagu wado iney dhacdo ka hor bisha 8aad laguna magacaabo C/kariin ayaa waxaa uu ka warbixiyay qaabka ay u socdaan howlaha doorashooyinka Madaxtinimo ee Soomaaliya isagoo rajo ka muujiyey.

Mudanaha ayaa waxaa uu sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan shaqadoodii, isagoo ka dhawaajiyey in qaar ka mid ah dad horey ugu soo horjeeday guddiga doorashada Madaxtinimada ay hada dib ugu laabteen go’aanadoodii hore isla markana ay taageersan yihiin howlaha ay wadaan guddiga doorashada.

Mudane A/kariin Faarax ayaa waxaa uu ka warbixiyay rajada ay ka qabaan in ay ka hor bisha 8aad ay dhacdo doorashada Madaxtinimo ee Somaliya. waxaana uu tilmaamay in hogaanka sare ay ku yimaadeen doorasho islamarkaana xiligaani looga baahan yahay inay ogalaadaan in la qabto doorasho Madaxtinimo ee ka dhacda dalka Soomaaliya.

Guddiga doorashooyinka barlamaanka Soomaaliya ayaa shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kedib markii ay dhawaantan howlo shaqo ku tageen dalkaasi Kenya si ay uga soo faa'ideystaan siminaar lagu baranayey habka ay u dhaceyso doorashada.

Dhinaca kale waxaa yaraanaya iney doorashada ka dhacdo caasimada Somaliya kedib markii wafti heer caalami ah oo ka socda QM ay gaareen dalkaasi KEnya iyagoo sida la sheegay uga sii gudbi doona African UNionka iyo Jaamacada Carabta ujeedaduna waa arimaha cakiranee Somaliya sidii loo kala fur furi lahaa oo ay doorasho u dhici laheyd ka hor bisha 8aad iyadoo ay hada muuqaneyso olole ay dowlada Kenya ugu jirto sidii wadankeeda looguqaban lahaa shirkaasi.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net




Comments

#1 | phone screen on June 24 2011 06:15:35
#2 | cheap Christian Louboutin shoe on June 24 2011 07:51:30
The temperatures may be rising, but cheap Christian Louboutin shoes has the colder season in mind. Get your mouses and touch pads ready because today the famously red-soled brand made their Fall/Winter 2011 pre-collection available for viewing online with several styles that you can purchase now or pre-order. The temperatures may be rising, but Christian Louboutin shoes has the colder season in mind. Get your mouses and touch pads ready because today the famously red-soled brand made their Fall/Winter 2011 pre-collection available for viewing online with several styles that you can purchase now or pre-order.
#3 | gucci outlet on August 12 2011 01:29:28
#4 | Coach Outlet on September 01 2011 18:27:44
What would Britney Spears coach outlet be doing today if coach handbags she weren't a pop star?coach handbags outlet Teaching!coach online In an interview coach handbags sale the 29-year-old mother Coach HobosCoach Totes of two opens Coach Shoulder Bags up about Coach Cross Body Bags the career Coach Poppy Bags choices she might've made if Coach Leather Handbags she hWhat would Britney Spears coach outlet be doing today if coach handbags she weren't a pop star?coach handbags outlet Teaching!coach online In an interview coach handbags sale the 29-year-old mother Coach HobosCoach Totes of two opens Coach Shoulder Bags up about Coach Cross Body Bags the career Coach Poppy Bags choices she might've made if Coach Leather Handbags she hadn't reached international stardom at a young age.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,599,958 unique visits