Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Waxaa durbaba bilaawday ololahii musharxiinta ay kula kulmayen jaliyadaha Somaliyeed waxana maanta shirweyn ku qabtay magaalada London musharxa al fanaan Cali Cabdulle Guure

Wararka MaantaLondon:- Jaaliyada Samlyed ee dalkaasi UKoo kala kala yimid gobolda u ka koobn yaha wadakasi ayaa maanta seyn uga soo qeyb galayshi uu maanta ku qabta halkaasi usharaxa Ali Abdulle Guureoo agu soo bandhigaymowqifkiisa siyaasdeed iyo isbedelada uu la damacsan yahay wadanka hadii uu ku guuleysto doorashda lagu wado iney wadanka ka dhacdo ka hor bisha 8aad.

Waxaa siweyn loogu soo dhaeyey halkasi inuu ka hadlo fananka wen ee Somaliyeed ahna abwaan Ahmed Naaji Sacad oo isagu ku dheeraaday taariikhdii ay isla soo mareen musharaxa igoo yiri waxaan fanka wada galnay aniga iyo Ali Abdulle Gure hal Maalin waxana ka mi aheyn fanaaniintii heesaha u qaadijiray dhalinyaradii SYL 1957dii. kedibna waxaanu ku wareegnay idcadii Rdio Mogdisho.

Intaasi kedib waxaa hadalka qaatay mid ka mid ah gudiga jaaliayd Somaliyeed ee London ni magaciis lagu segay Hasan Cilmi Qarshe oo isagu yiri waxaan soo dhaweynayaa Musharaxa taas oo dhiiragalineysa dadka iyagu cryaamiinta ah si ay u usiyaanumada Somaliyeed in aan qyb kasta ka qadaan kaaraa irimaha Somaliya.Intaasi kedib waxaa hadalka qaatay musharaxa Ali Abdulle Gure oo sheegay inuu wax ka qabandoono arimaha ay kamid yahiin Siyaasada,caafimadka dhaqanka iyo Spotiga halka uu sheegay dhinaca naaglyadqofkiku xad kudba sharciga uusan bulhada nadiifka ah kusii dhax jiridooniin.
Ali Cabdulle ure waa muwaadin Somaliyeed waana ni ugu horeeyey oowarshad qalimanta samesa k hirgaliy Mogdsho kedibna wxa u yeeray madaxwenahii wadanka ka talye oo weydiiye waxa uu u furtay shirkadan kedibna ku yiri ma aigan ku tuugsan laha sidai daraadeedna madaxweynahii Somaliyaoo wadaniaa axuu am ku bixiyey in loofududeeyo howlahiisa Shaqo maadma uu jeclaa cidii wax soo saarysa.

Sidaan horeyba indiin ku sheegnay isbuucyada oo socda muharaxiinta dooneysa xilkan waeoolahooda ugu bdan k bilaabi doonaan jaliaydaha dibada kedibna wxyku qasbanan doonan sidii ay ula xarii ahayee mdaasha baarlamaanka Somaliya oo ah kwa sida rasmiga ah wax u dooran doona.




La soco swirada soon

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hranstate.net

Comments

#1 | Juicy Couture handbags on June 24 2011 14:18:48
Need a tiny and trendy handbag for an evening out at the coffee shop then make it look like an exclusive piece from the Guess fraternity.juicy couture handbags Single straps that have a silver tone, lots of studs on elegant faux patent leather can take you places!juicy couture wallets Look out for embellishments and rhinestones that add a designer element to your piece.
#2 | nike air max 2011 on August 08 2011 00:30:19
nike air max This is a great post and may be one that ought to be followed up to see what happens. This blog has definitely changed my perspective on this subject. Good post!
I agree with your conclusions and will eagerly look forward to your next updates.nike air max 2011 Saying thanks will not just be sufficient, for the wonderful clarity in your writing.
#3 | wqws on August 15 2011 08:57:41
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,568,654 unique visits