Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Puntland oo buundo jabtay ku dhistay mudo gaaban.

Wararka MaantaHay’adda wadooyinka Puntland ee Nesha ayaa sheegtay in dib loo furay wadooyinka isku xira magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho ee gobolada Bari iyo Karkaar ee maamulka Puntland, kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay xireen roobabkii guga ee ka curtay gobolada Puntland.

Agaasimaha hay’adda wadooyinka Puntland ee Nesha Injineer Xasan Cismaan Cali oo waraysi siinayay Horseed Media ayaa sheegay in hay’adda Nesha oo kaashanaysa masuuliyiinta dowladda Puntland ay ku guulaysatay inay dib u howlgaliso wadooyinka Sheerbi iyo Ceel Doofaar ee duleedka koonfureed ee magaalada Boosaaso oo dhowaan ay buuxdhaafiyeen biyaha roobabkii guga ee ku da’ay qaybo ka tirsan wadooyinkaasi iyo biyaha toga wayn ee Durdur ee koonfurta magaalada Boosaaso

Waxaa uu sheegay agaasimaha hay’adda Nesha in hay’adda ay ku rajo wayntahay inay dib u howlgaliso qaar ka tirsan wadooyinka kale duwan ee gobolada Puntland ay roobabka ka da’ayeen maalmihii la soo dhaafay, kuwaasi oo qaarkood aysan yeelan saameyn aad u xoogan,wxaana dhinaca kale uu sheegay agaasimaha inay jirto dhaqaalo yari baahsan oo haysa hay’adda Nesha taasi oo uu sheegay inaysan suurtagalin karin inay hay’adda ay sii wado howlaha lagu hagaajinayo wadooyinka Puntland.

Si kastaba,dhowaan ayay mararkii roobab lixaad leh oo ka da’ay gobolada Bari iyo Karkaar ee Puntland ay xireen qaar ka tirsan wadooyinka isku xira Boosaaso iyo Qardho taasi oo saamayn xoogan ku yeelatay gaadiidka ka shaqeeya gobolada kale duwan ee Puntland.







Sha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | nike air max on August 09 2011 07:26:48
Hi there, I just discovered your internet website listed on bang, and I need to tell which you express awesomely nicely on your internet site.nike air max 90 In any case preserve up the superb function. Thanks a fantastic deal. nike air max 24 7 Given that the community, soon after revision,
#2 | ck underwear on August 10 2011 07:54:20
#3 | trabajo on August 12 2011 06:24:05
Cuando en esta Ciudad de Chilpancingo, empecé a escuchar los términos Educación Holista, lo primero que me interesó fue el de boxer calvin klein baratos buscar en el diccionario de la lengua espa?ola el término holista, busqué en uno y no Calvin klein 365 encontré la definición, vaya ni siquiera el término, busqué en otro, y nada, y en otro más y nada; y así sucesivamente en muchos más y nada, obviamente de editoriales diferentes; BOXERS CK MODAL 99 del Nivel Medio Superior por el H. Consejo Universitario de la Universidad Autónoma de Guerrero; por esos días escuchaba también a compa?eros de trabajo

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.19 seconds
14,612,177 unique visits