Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Shir looga hadlayey wadamada bariga Africa si gaar ahne loga hadlay dalka Somaliya oo ka dhacay Washington.

Wararka MaantaWashington:-Shir ka dhacey caasimada dalka Mareykanka Washington, shirkaas oo ay soo qaban qaabisey Hey'dda caalamiga ee lagu magacaabo Atlantic Council, African Center shirkaas oo looga hadlayey Arimaha geeska Afirca, iyo Gaar ahaan Dalka Soomaaliya , waxaana kasoo qeybgalay ooshirkaasi lagu casuumay hey'ddo ka kala socdo dalka Mareykanka, sida US Department of State, Africa Center of Strategic Studies, Foreign Policy, Congressional Research Service, Constituency of Africa , US African Command, Center for Security Policy ,Global Companies iyo Diplomasiin kale, Waxaa shirkaas si gaar ahaaneed loogu cusumey aqoonyahano Soomaliyeed, xubnahaas oo aanu ka xusi karno Dr. Farah Hassan Abdi Chairman of Somali American Peace Development Reconciliation, Engineer. AbdiAziz Amalo Preident of Uniteks , iyo Dr. Osman M. Mohamed (Osman Shiino ) Washington Area Representative of Hiran State of Somalia.



Shika oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay diiradane lagu saarayey arimaha bariga Africa oo ay Somaliya ugu horeyso ayaa waxa ka hadlay madaxdii kala duwaneyd ee halkaasi iskugu timid iyadoo qudbado wax ku ool ah ay halkaasi ka jediyeen aqoonyahanadii Somaliyeed ee iyagu shirka ka qeyb galay.



Intaasi kedib Waxaa shirkaas ka hadley Dr. Gerard Prunier and Dr. J. Peter Pham ,,Shirkaas ayaa waxyaabahii ugu muhiimsanaa ee looga hadlay waxaa ka mid ahaa sidii loo qaban lahaa doorashada Madexweynaha Somalia ee la qabandoono bisha August 2011 iyadoo la dhawrayo in doorashadaas ay si caadalad ku dhacdo. Doorashadas oo lagu qaban doono Caasimada Somaaliya, ee Muqdishu. Waxaa kaloo xubnahaas aad usoo dhaweeyeen in Rajada kaliya ee Somali ay ku heli karto midnimo iyo wada jir ay tahay Maamul goboleed, Gobolkastaana ama State kasta uu u madaxbaan yahay inuu dhisto maamul goboleed, kaasoo ah mida keliya oo Somalia ku gaari karto nabad iyo horumar.


Mahadsanid
Somali American Peace Development
The mission of the Somali American Peace Development Reconciliation Association (SAPDRA) is to promote peace & reconciliation within the Somali people to assist the Somali American communities of the United States and Somalia in response to the devastation that affected their homeland for over 20 years hurting the Somali families, society, and culture. SAPDRA recognizes and appreciates the shared vision & common humanity of the people of Somalia and the people of the United States.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net




Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.54 seconds
14,568,256 unique visits