Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 1
judywf18

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Madaxweynaha mustaqbalka Prof Warfaa oo ku sugan Seattle Washington.

Wararka MaantaSeattle:-Madaxweynaha mustaqbalka Somaliya ahna musharaxa u taagan jagada madaxwenimada Somaliya ee lagu wado iney dhacdo ka hor bisha 8aad ayaa maanta gaaray magaalda Seattle washington oo uu kula kulmi doono jaaliyada Somaliyeed ee degan halkaas iyadoona siweyn halkaasi loogu soo dhaweyey.

Prof Warfaa oo dhawaantan siweyn loogu soo dhaweyey dalkaasi Canada ayaa maanta lagu soo dhaweyey halkaas iyadoo la dejiyey Hotelka caanka ah ee Hilton. Prof Warfaa ilaa hada waa musharaxa ugu cad cad maadama uu ololahiisa uusan joogsan mudo dhawr bilood taasi oo uu kula kulmayo jaaliyadaha Somaliyeed ee qurbaha oo iyagu lagu wado iney qeyb weyn ka qaadan doonaan dib u dhiska iyo dib u dejinta mustaqbalka Somaliya.

Hadaba sidii caadada aheyd hadii aad ku nooshahay meel ka baxsan amaba aadan soo gaari karin madasha shirka waxaad kala xariiri kartaan
Tel:1646-2067864

La soco wararkeena danbe iyo arimaha musharaxa.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,569,385 unique visits