Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

War deg deg ah: QM oo diiday dhalalahii ku bixi laha shirka Muqdiso iyo shirkii oo baaqday.

Wararka MaantaMogdisho:- QM ayaa si waadax ah ugu diiday Farmaajo in loo gacan galiyo dhaqaalo ay dooneysay iney shirka Mogdisho ku qabato si ay tikidho ugu dirto qurbo joog iyaga taageersan ayaa meel mar noqon waayey.

Sharuudo adag ayaa lagu xiray xukumada Farmaajo ayna ka mid yahiin iney ogolaadaan marka hore in wadanka doorasho ka dhacdo ka hor inta aan la siinin dhaqaalo shirkaasi ku baxayo.

Arimahan ayaa maanta soo gaaray xukumada Farmaajo wararkii oo dhameystiran filo mar dhaw.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiransatte.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,589,125 unique visits