Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi Heer Qaran ah oo loo dirayo ehelada Ugaas Cuamr Ugaas Xirsi

Wararka MaantaMuqdisho:(HS) Dowladda Federalka KMG ah ee Somalia waxey tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u direysaa dhammaan shacabka soomaaliyeed, eheladii iyo reerkii uu ka geeriyooday Ugas Cumar Ugas Hirsi Ugas Maxamed oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi oo uu in muddo ahba ku jirey isbitaal.

Geeridu waa xaq, qof walbana waqtigiisa EEBBE baa qoray. Sidaas daraaddeed, waxaan dhammaan reerkii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumka u direynaa tacsi qaran in Ugas Cumar uu EEBBE janadii ka waraabiyo, dowladda, dhammaan shacabka soomaaliyeed, iyo gaar ahaan reerkii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan uu EEBBE naga wada siiyo. AAMIIN.

Ugas Cumar waxuu ifka uga tagey 22 wiil iyo 20 gabdhood oo uu dhalay. Inta uu dhalay iyo inta ay sii dhaleen waa 91 qof.

Ugas Cumar Ugas Hirsi waxuu ahaa oday Soomaaliyeed oo muujiyey hoggaan dhab ah, isla markaana lahaa karti iyo waayo aragnimo, oo uu waqtigiisa inta badan ku bixiyey maslaxad, dib-u-heshiisiin iyo sulux uu dhex dhigo ummadda Soomaaliyeed. Ugas Cumar waxuu ka tagey taariikh wanaagsan oo u baahan in la sii joogteeyo.

Ugu danbeyntii, waxaan ka codsaneynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay u soo wada duceeyaan Ugas Cumar inuu EEBBE ka waraabiyo Janadii fardowsa, annagana uusan EEBBE na fidneynin gadaashiis. AAMIIN.

Sidoo kale bahda Hiiraanstate.com waxey tacsi u dirayaan guud ahaan shacabka Somaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu Ugaasku ka baxay amaba ka geeriyooday.


Comments

#1 | nike air max on August 09 2011 07:19:42
Hi there, I just discovered your internet website listed on bang, and I need to tell which you express awesomely nicely on your internet site.nike air max 90 In any case preserve up the superb function. Thanks a fantastic deal. nike air max 24 7 Given that the community, soon after revision,
#2 | aqQW on August 15 2011 09:05:13
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,605,852 unique visits