Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 113,509
· Newest Member: Terridot

Welcome

Ayaanle Hussen Abdi oo ka mid noqday shaqsiyaadkii sanadka 2010 ugu wanaagsanaa umada Somaliyeed(Amin Arts)

Wararka Maanta
Abaal marita sanadka 2010 ayuu barta internetka ee Aminarts.com soo dhigay 4 qofood oo uu ka mid yahay Ayaanle Hussen Abdi oo ah wariye aad u da yar mustaqbal fiicana ku leh saxaafada Somalida iyo waliba caalamka. Ayaanle waxuu ka mid ahaa wariyaashii BBCda laanta Afka Somaliga. waxuuna ka mid noqday madaxda radiyaha ay maaligaliso UN-ka ee Barkulan. waa tafatiraha webka caanka ah ee Buloshada.com waa aabe xaas iyo caruur leh. Ayaanle Hussein Abdi waa nin dhaliyaro ah oo aad u degan.

dadka ay markasi howsha kala dhaxeysa amaba ay saaxiibada yahiina ixtiraama. Ayaanle Hussein Abdi waa nin muuqaal ahaan dhaliyaro ah oo midab furan.sida ay sheegaan dadka isaga yaqaana waa nin ka weyn dadiisa oo balantana ku wanaagsan. waa aqoon yahan ku hadla dhawr luqadood oo aanu ka xusi karno English, Arabi iyo luqada Somaliga oo ah muqadas.
Waxuu tacliintiisa inta ugu badan ku soo qaatay caasimada Hiiraan State ee Belet weyne.


Ayaanle Hussein Abdi wariyaha Sanadka

Ayaanle waxaa lagu xasuustaa wararka sugan xiligiii uu wararka uga soo tabin jiray BBC xiligaas oo uu ku sugnaa Hiiraan.


Ibraahim Cumar Baafo

Waa wariye da yar sida Ayaanle oo kale waxuuna markasta muujiyaa dulqaad. waana wariye soo tabiya wararka iyo shirarka ay sameystaanSomalida amaba shararka ay qabtaan madaxda dowlada amaba dowlad goboleedyada marka ay yimaadaan wadamada Yurub. Waa wariye u shaqeeya Universal TV.

Xaawo Abdi
Xaawo Abdi waa Dhaqtar Somaliyeed marna ah hooyo Somaliyeed . waana aaas aasahii xarunta caafimaadka Xaawo Abdi ee magaalada Mogdisho. waxeyna ka shaqeyn jirtay xili aad u xun oo ay nafteeda qatar galisay iyadoo mudadii ay ku hawlaneed u gar gaarka shacabka Somaliyeed kala kulantay dhibaatooyin dhinac kasta leh dagaalada ka socda Mogdisho.


Abdi Muuse Maaxaay

Waxuu caawiyey caruur badan oo Somaliyeed isagoo dibada u soo qaaday caruur iyo dumar badan oo ay dhibaatooyin ka soo gaareen dagaalada sokeeye.
Hadaba bahda Hiranstate.com waxey u hambalyeynayaan dhamaanba shaqsiyadka sanadka,

Hoyga wararka sugan
Hiranstateonline
webmaster@hiranstate.com

Comments

#1 | ralph lauren sale on May 21 2012 14:14:38
ralph lauren outlet are definitely the sign of fashion together with adorn.Perhaps you believe this polo ralph lauren men
tend to be simply with respect to adolescent not to mention enthusiastic persons,not exactly.People today spanning various ages will dress in the following type of polobecause it gives stamina and then dynamism to your own method cheap ralph lauren.Good old young people need to further improve hawaii from spirit just by attire even more!To be able to purchase the leading discount ralph lauren women
,you should get most of these tops internet based instead of within area departmental stores, franchisedretail outlets along with department shops et cetera ralph lauren polo shirts
.You can't state that these are associated with inferior due to the fact they are simply low priced things.Quite a few web site can grant traditional polo top just as the genuine a particular ralph lauren sale.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.10 seconds
9,376,056 unique visits