Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

wararkii ugu danbeyey qaabkii R/wasaare Farmaajo u qiyaaneen qaar ka tirsan golahiisa wasiirada.

Wararka MaantaMogdisho:- R/wasaaraha Somaliya oo xukumadii uu soo dhisay lagu xaman jiray iney ka buuxeen wasiiro dantooda u carara oo aan war iyo wacaal uheyn arimaha Somaliya ayey hada arintaasi rumeeyeen 4 ka mid ah golahiisa wasiirada ee qurbaha kla tagay isaga, kedib markii ay kala safteen labada Shariif.

Wasiiradan oo kala ahaa wasiirka Maaliyada, wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, wasiirka Arimaha dibada iyo wasiirka waxbarashada ayaa afka ciida u daray R/wasaarahii aaminay ee u dirsaday dalka Ugandha kedib markii ay si toos ah ula safteen labada Shariif si R/wasaarahii iyaga xilkaan u dhiibay meesha looga saaro.

Wasiirada kala ah maaliyada iyo kan Arimaha dibada weyba jirtay mugdi iyaga iyo R/asaaraha ka dhaxeysay oo aan banaanka u soo shaac bixin sida laga soo xigtay qaar golaha wasiirada ka tirsan, laakinse wasiirka Boostada iyo kan waxbarashada ayaa iyagu hal mar isbedel ku yimid kedib markii ay iska dhaadhiciyeen amaba meesha laga saaro Farmaajo iyagoo arintaas ku raacay labada Shariif iyagoo ujeedadoodu tahay dib ayaad u soo laaban doontaan oo dowlada R/wasaare Farmaajo ka danbeysa ayaad kamid noqon doontaan iyo wax la mid ah.

Dhinaca kale Labada Shariif ayaa walito ku jiro wax u muuqaal eg riyo iyagoo u heysta iney wax badan ka danbeyn doonaan Farmaajo oo hada mudo 30 cisho ah laga warsugayo inuu istiqaaladiisa dhiibo xaqiiqadii R/wasaare Farmaajo dowlad ka danbeysa oo kumeel gaar ah wadanka kama shaqeyn doonto wadankana 120 maalmood gudahood ayey doorasho ka dhaceysaa hadii ay labada Shariif siyaasada maanta aduunyada ka jirto iyo xaqiiqada taalo ay la socdaane doorasho ayey gali doonaan hadii kalena shacabka Somaliyeed ayaa indhahooda ku arki doona isbedelka guud ee dalka ka dhacayo iyo sida ay hal mar 120 maalmood gudahood wax walba isku bedeli doonaan.

Farmaajo maadama ay wasiiadiisii garabka iney u noqdaan la rabay ay sidan u dhaqmeen waxeysan dantu hureyn in uu shacabka u tanaasulo oo si sharaf leh xukunka iskaka tago maadama uu ogyahay amaba ogaan doono ineysan labada Shariif wax badan ka danbeyn doonin. sidoo kale Madaxweynaha Somaliya iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo u heysta iney xukumad cusub soo dhisi karaan Farmaajo kedib iyadoo aysan wadanku ka dhicin doorasho si looga baxo xiligan kumeel gaarka ah ,dhawr dowladood oo iska warqaba ayaa u keeni doona dhawr qofood oo Somali ah iyadoo ay dowlad kasta ku adkeysan doonto shaqsiga ay watato in wasiirka 1aad looga dhigo hadii kalena aan la aqoonsan doonin dowladkasta oo ay labada Sharif isku raacaan.

Ujeedada ka danbeyso arintaani waxaanu shacabka si rasmi ah ugu soo bandhigi doonaa marka R/wasaare Farmaajo xukunka ka dego xiligaasi oo aanu shacabka u soo bandhigi doono qaabka looga taqalusinayo labada Shariif oo hada u heysta iney aduunyadu iyaga dhageysaneyso oo tooda loo yeelayo.

Waliba siyaasda Somaliya Farmaajo iyo labada Sahriif waxaa ku danbeyn doono Farmaajo oo marka ay Somaliya ka dhalato dowlad aan kumeel gaar aheyn oo rasmi ah kasii dhex muuqan doona halka labada Shariif iyo wasiiradii R/wasaarahooda afka ciida u daray oo fikirkii madaxweynaha Ugandha oo isagaba ah nin ay beesha caalamka xakumaan qaateen ay bulshadu waqti dheer xasuusan doonaan.

War bixin dheer oo ka hadleysa qaabka ay shacabka Somaliyeed nidaamkan qaldan ee kumeel gaarka uga baxayaan oo ay wadanku doorasho min baarlamaan ilaa madaxweyne uga dhaceyso wararkii ugu danbeyey iyo Plan B ay QM u diyaarisay Somaliya goor dhaw filo. sidoo kale maalinta uu shaqada ka tago R/wasaarahii la qiyaanay maalinta ku xigta filo qaabka siyaasada Somaliya looga fadhiisinayo labada Shariif iyo waliba meesha ay ka soo muuqan doonaan iney tahay meel ay nooluhu ku nolaan karaan iyo in ay tahay meel ay malab ka dhergi doonaan.



R/wasaare Farmaajo kedib qofka isagoo muwaaadin Somaliyeed ah oo dalka hogaamin karo iyadoo ay Somaliya ka baxday kumeel gaarka amba nidamkan TFGda oo ah midka keenaya in masuuliyiiinta Somaliyeed maalinkasta madaxweyne African ah ceyriyo isagoo Somali kale isticmaalayo iska dhaadhiciyo inuu wasiirka 1aad ka noqdo siyaasada labada Shariif oo iyaguba meeshii la geyn lahaa diyariskeeda lagu guda jiro shaqsiga karaamada ay kaka lumi doonto oo amaba Punland ka soo jeedi doona amaba beeshii xilka Farmaajo laga qaday noqon doona taariikhda uu kala tagi doono Somaliya dib ayaanu hadaanu noolnahay u soo qori doonaa.

La soco marka Farmaajo meesha baneeyo kedib labada Shariif siyaasadooda halka ay ku dhamaantoonto.laakinse inta uu Farmaajo joogo dib ayaanu u dhigan doonaa waayo bixitaanka Farmaajo iyo marka ay siyaasada labada Shariif ay beesha caalamka soo afjarayaan ayaa isku mar noqoneysa oo wey isku xiran yahiin.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net



Comments

#1 | asaq on August 15 2011 09:29:34
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.07 seconds
14,667,486 unique visits