Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Banaanbaxyo gilgilay caasimada Somaliya, yaase guulsyan dona madaxweynah Ugandha iyo shacbaka Soamliyeed o difaacay R/wasaarahooda.

Wararka MaantaMogdisho:- Shacabka Somaliyeed ayaa kumidoobay sidii ay u difaacan lahaayeen dalkooda iyo dadkooda iyago siweyn ula saftay R/wasaaraha Somaliya kedib markii madaxweynaha Ugandha ku amray inuu shaqadiisa ka tago hadii kale usan Mogdisaho ku waardiyeyn doonin,Farmaajo wa muwaadin Soamliyeed oo dalkiisa loogu hanjabayo kedibna shacabkiii ayaa ka dhiidhiyey.



Mudanayaasha baarlamaanka ayaa hadii ay arintan ka dhiidhin waayaan waxey taariikhda Somaliyed ka galayaan mael aad u xun oo ay waliba caruutooda ka shalaayi doonaan.
Magaalada Mogdisho waxa ka socda wax aysan inta aan koob jooga ka aheyn qiyaasi karin iyagoo shacabku hada bilaabay iney ugaarsadaan mudanayaasha baarlamanka oo iyagu u af duuban gudoomiyaha baarlamanka.



Dagaalkan siyaasadeeed ee hada socda ayaa waxuu xitaa kala saari doonaa mediyaha Somaliya hadey ka dhidhin waayaan fikirkan qaldan ee R/wasaraha Somaliya shaqadiisa uu uga ceyrinayo madaxwynaha Ugandha oo maslaxadiisa ilashanaya tan Somaliyana inuu ku tunto doonayo ayuu yiri Qadar oo ka mid ahaa dadkii maanta gudaha u galay Hotel Madina laakinse aan bililaqeysan
QM ayaa kulan deg deg ah iskugu imaneysa malmaha soosocda hadii banaan baxyadani ay ku fidaan dalka intisa kale iyadoo ay wararka qaarkood shegayaan in gobolada qaarkood laga banaan baxayo maalinta berito ah.



R/wasaaraha Somaliya ayaa hada heysta shacbiyadii ugu badnayd ebed uu helo qof muwaadin Somaliyeed ah waxaana laga yaabaa hadii shacabku laba jibaraan kacdoonkan inuu noqon doono Farmaajo Masuulkii ugu damnbeyey ee shaqadiisa ay ka ceyriyaan madaxwynayaal African ah.


Al soco warakeena danbe


Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,579,481 unique visits